Sign in to follow this  
General Duke

Kismayu latest..

Recommended Posts

Emperor   

Adeer yaa loosoo diray oo dhexgalay? Kuwa magaalada ku adkaaday yaa madax u ah? Wadaadada ma ogol yihiin nimanku?

Ilaa iyo hada waxaa waan-waanta soo bandhigay hal dhinac oo ah qoladii magaalaka ku adkaatay oo maanta Shir Jaraa'id kuqabtay Magaalada arintaanna kusheegay, dhankii kale ee looga adkaaday magaalada wali wax war ah kama soo bixin dhankooda, Dowlada iyo Madaxwayhana arintan wali war rasmi ah kama aysan soo saarin apart from Geedi's gafe...

 

Markaa waa suurtagal wax walba iyo isku dhac hor leh iyo dhiig badan inuu daato sida website-kan uu qoray, waxaanse rajaynayaa inay Banaanka iskula baxaan oo maatada aysan layn markaa cidii roon reerka ha u harto...

 

 

------------------------------------------------------------------------------------------------------

Kismaayo :-KP)Taliyaha Guutada koowaad ee ciimada DFKMG ah Col Afuduud oo sheegay in kismaayo gacnata dawlada ku soo laaban doonto .(24-04-2007)

 

Taliyaha Guutada Koobaad Cabdirasaaq afgaduud oo waraysi siiyay saxaafada gudaha ayaa sheegay in ciidamada dawlada ay maleeshiyo beeleed kala wareegeen magaalada isagoo ku tilmaamay in maleeshiyadu ka faa'iidaysteen ciidamada dawlada oo hawlgalo ugu maqnaa magaalooyinka Muqdisho iyo Kudhaa .

 

 

Dagaalkii shalay gaadmada ahaana uu noqon doono mid laga shalaayo, Afgaduud oo xiliga uu waraysiga bixinayay ku sugnaa Magaalada kismaayo gudeheeda ayaa yiri majiri toonto wada hadal aan furno jeeraan duurka usaarno kooxahaas.

 

 

Taliyaha guutadda koobaad wuxuu sheegay in ciidamada dawladu ay xiligan ku sugan yihiin magaalada meelo kamida sida Airport,Dekedda,Madaxtooyada iyagoo sugaya inta ay soo galayaan ciidamo Dawladu leedahay oo ku soo foole magaalada kismaayo saacada soo socda isagoo intaasi raaciyay inaysan muuqan qaab wada hadal loola furo kooxaha sida gardarada ah u laayay ciidamadii dawlada.

 

Hadalka Afgaduud ayaa ku soo aadaya xili ay waanwaan balaaran wadaan odayaasha beeshii shalay la wareegtay inta badan magaalada kismaayo iyagoo qaylo dhaan u diray Dawlada federaalka dalbadayna in xiisada la qaboojiyo waxwalbana wada hadal lagu dhameeyo.

 

Odayasha beesha shalay dagaalka la gashay dawlada ayaa kulan ugu baaqay inay la qaataan beesha ***** oo iyadu ugu badan deegaanka Jubbada hoose si loo xaliyo xaalada si aysan faraha uga bixin iyadoo arintaas aan wali si cad loo aqbalin loona diidin.

 

Dhanka kale waxaa ka soconaya magaalada kismaayo qaban qaabo dagaal iyadoo ay muuqanayso inay lamahuraan tahay dagaal kale oo dhaca maadaama ay ciidamadii shalay dagaalay wali is horfadhiyaan kuwo kalana lasugayo inay magaalada soo galaan.

 

 

Xafiska warak www.kismaayopost.com ee magaalada (Kismaayo) Xafiska waraka www.kismaayopost.com ee Dibada (Scandinavia)

 

 

Xafiska waraka www.kismaayopost.com ee Dibada (Nairobi Kenya)

 

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Kismaayo Post and Puntlandpost are owned by the same people. Anything written Kismaayo written by them is absolutely rubbish.

 

Also that is the story they had on yesterday as the events were unfolding.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Saxiixa Gedonet is much more convincing to some I suppose! :D

 

Xiinow, the second the Hiiraale, the place holder and his nomadic unprincipled militia are on the headlines, Horn conveniently comes out of nowhere.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khalaf   

Emperor sxb, care to translate what's the lastest in Kismaayo?

 

Mida Kale meshaan government ma jiro somali na ah ma jirto walle...while Xamar is being shelled, ethiopians are in somalia by the thousands, these jahils say kismaayo baan qabsaaney wa yaab......to speak on the issue in kismaayo knowning the cities tentions between the sub-clans, Afgaduud shouldnt be there has no business to be there, and the city face "leadershiP" ect if u can call it that should been given to someone else who is not from these sub-clans. That's smart politcs if u ask me.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

N/AA sxb you may have an issue with one website or two, they are all the same to me, sometime they tell the truth sometime they don't, it's hard to prove any of their stories but only to digest as it is... typical Somali style...

 

A for the waan-waanta, this is my qoute which holds true:

Ilaa iyo hada waxaa waan-waanta soo bandhigay hal dhinac oo ah qoladii magaalaka ku adkaatay oo maanta Shir Jaraa'id kuqabtay Magaalada arintaanna kusheegay, dhankii kale ee looga adkaaday magaalada wali wax war ah kama soo bixin dhankooda

The BBC Somali section reported this as well, but kuwii looga adkaaday Magaalada have yet to release any public statement so far ragarding the peace initiated by kuwa ku adkaaday Magaalada...

 

I hope im not wrong...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Emporer it is better if you sort out your argument. Despite what Paragon and Xiin were saying I wrote this in this very thread:

 

This is not a clan fight nor are Hiiraale's clan at war with people with Puntland origins, but I do not see the feasibility of Afgaduud continuing to live in Kismaayo along with Hiiraale's clan.

Balse waxaa iswaydiin mudan, miyay arrintu tahay dagaal qabaa'ileyd cad mise dagaal ka dhan ah kuwii ku heshiiyey inay damcaan inay beesha Gedood ugaarsadaan?

 

Taana waxaan kuugu dari lahaa, wa kuwaa cararay Afgaduud iyo Ilyaas Badal ee maxuu u carari waayey ninkii dhan ee gudoomiyaha Degmada Kismaayo loo magacaabay, Timajilic haday xaajadu tahay qaab qabaa'iileyd ee gobalada Jubooyinka ku caan baxeen?

I said that because I knew what was going on and it has been shown to be the truth. You, however, cannot differentiate between the TFG and the supporters of Afgaduud. The elders have spoken out and said they are not against the TFG and are infact turning over their weapons over to the Defense Ministry. AllPuntland wrote today:

 

Wafdi ka socda wasaaradda gaashaan dhigga dawladda Soomaaliya ayaa la filayaa inay tagaan magaalada Kismaayo.

AllPuntland

 

There is no need of a response from "kuwii laga adkaaday" because nothing the elders offered was directed towards Afgaduud or his supporters..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

This matter is not any more between one man (Afgaduud) against another as you want us believe, the case may have been that few days ago, but recently there has been a bloody war between the two groups in which many have died and led one group vacate the city, this group is claiming that the incident was organised calculated and deliberately excuted... Given all these, I hope you are not telling me that everything will be lovely rosy should Afgadud leave... Are you?

 

As for Afgaduud hitting the road, Sxb I didn't know Hiiraale's clan had the power and the priviledge to install or indeed oust any one man they so wish, then my question comes here what sort of priviledge would Morgan's clan have in that city, perhaps inay Isbaarro iska dhigan karaan meeshay rabaan? Is that possiple?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^Very interesting stuff…

 

Jimcaalow, I don’t know what Hiiraale told these folks to believe that they somehow own the city and can have the final say in its affairs. If you remember right after the good wadaads ousted this purchased man from the city, his militias started burning tires and protesting to exact an impression of being the majority of the city and to somehow send a message that Barre was liked. The qad merchants wanted us to believe then that somehow the people of Kismayo wanted the placeholder to stay and rule them! Come today and you hear them cry out loud about personalities while reading their pledge of allegiances to the old man! What does that say about these militias and their spokespersons? Confused, no?

 

I remember Hiiraale’s cyber goons complaining when certain militia leader wanted to oust old man’s police chief from Baydhabo, and reasoning, the goons were, that those locals have no right to tell the tfg who to crown as a police chief. Come today, and you see them reduce the whole argument to their grievances with certain tfg stooges in the city, and calling his head. What does that tell you adeer? Confused, no?

 

One can’t wish problems away. Kismayo is going to be subjected to a tragic civil war again. It will be too late, but someday people will understand and appreciate that icu was a bliss from heaven.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abaadir   

Xiin adeer Dagaalka kismaayo maad iska daysid. Malaay dabashada baad ku fiican tihiine.

Marna wadaad baan ahay dheh... marna Afgudud iyo ina YEY u durbaantun.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Reading comperhension, if you allow me to go NGONGEsh on you, failed you her! It's not about where i stand on the old man and his junior lieutenants. Rather it's how certain militias behave...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^I like Abaadir very much. Keep it real like a man. Classic case of Ninkii doon ku yimi bey dhimashadu dhibeysaa. Xiinoow, dee inanka wuu kuu digey.

 

I think he once wrote guryihii aan ka dhistay magaalada in JVA rule of course under Indhacade security umbrella puts us in a higher percentile of the ownership column. Another classic case of the return of the looted properties. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abaadir   

Rather it's how certain militias behave...

Aren't all the miliatias behave the same? Ibaaro, qax and unnecessary war are what all the somali militias good at? What is now happening Kismaayo is unfortunate. If Amxaaro comes in the picture, Hiiraale's group will loose. if not they will be fine.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abaadir   

Jimcaale, You said "Looted property" xaraam calayk adeer. I have property in Kismaayo that I have purchased my hard earned Dollars. What is going on in somalia and Kismaayo in particular is unfortunate. I think Reconciliation converence for Kismaayo in needed, otherwise the circle of violance will continue.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Jimcaale ninyaho isku xishood. Morgan oo hal juffo kamid ahi beesha la sheegahayo cayrstay yaad wali Indhacade iyo hebel noogu tagay ku haysaa kuwii shalay Kismaayo inay boobaan usoo qoryo qaatay, magac dawlad huwanaa, oo ka awood roonaane laba saac baa lagu ceyriye. Tallaw maxaad oran doontaa mar dhawi, Kibaki iyo policia militaara Kenyaatti ah yaa noogu tagay baa? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this