Sign in to follow this  
General Duke

Garowe: Gen Abdullahi Jama Ilka Jiir welcomed in capital:PICS

Recommended Posts

RedSea   

Originally posted by Poker:

:D:D:D

 

Waar adiga waan garanayaa inaad meat ugu yeedho JIIDH laakiin bari waxaa looga yaqaan JIIR...markaa according to their dialog which one is it?

Oh my bad. Oh for that, I will agree with JB. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saraakiisha Amaanka Degaanada Puntland ayaa si wayn u soo dhoweeyey Murashaxnimada General Cabdilaahi Axmed Jaamac ilkajiir oo ka mid ah Murashaxiinta ugu Cadcad Xilka madaxnimada DGPL

Garoowe:-Saraakiishii Hore ee Ciidamada Qaranka somaliyeed ee ka soo jeeda Degaanada Puntland ayaa si wayn ula dhacsan is sharaxaada xilka madaxnimada General cabdilaahi Axmed Jaamac ilka jiir oo ay si wayn shacabka Reer Puntland ugu mashquleen ka dib markii ay soo yaraatay tirada murashaxiinta doonaysa ay inay safka hore ka fariistaan xilka madaxnimada Puntland iyo Doorka Murahax ilkajiir oo Noqonaya mid aan laga maarmikarin maka la arko wacyiga iyo xiliga ay ku guda jirto xukuumada Puntland,Maxamed Tafa dheere waxa uu ka mid yahay Sarkiisha Ciidanka Daraawiishta Puntland waxaana uu sheegay isaga iyo Sarkiil kale oo si wayn xilal ugu soo qabtay Dowladihii hore ee Somaliya inay ka go,antahay in inay Danaynayaan in la Doorto Generalka si loo helo difaac iyo kala damayn buuxda oo lugu xasiliyo Xukuumada Puntland.

 

Sarkiisha Ciidankii hore ee dalka somaliya oo qaarkood aysan wax shaqo ah haynin ayaa waxaa ay shegeen in Puntland ay u baahantahay maanta nin qibrad u leh awooda militeriga iyo hagitaanka Ciidanka sidaasi daraadeed ay lagama maarmaan u tahay in loo doorto xukuumada Puntland nin General cabdilaahi Axmed jaamac ilkajiir oo ka mid ah dadka lugu tiriyo mayal adaga iyo ku dhaqanka Shuruucda Caalamiga ah ee u degan mileteriga Caalamka.

 

Murashax Cabdilaahi Axmed jaamac ilkajiir oo ka mid ah Murashaxiinta ka timid Dalka debediisa horena Kaalin Ciidan iyo door tariikhi ah ugu soo cayaaray Difaaca dalka ayaa waxaa Sheegay in isu soo sharixidiisu ay timid ka dib markii uu arkay faquuqa iyo Nidaamka xukuumada Puntland oo noqday mid liicliicaya isla markaasina loo baahanyahay badbaado iyo dib u soo noolayn dhinaca Ciidamada Amaanka ah taasi oo uu qibrad iyo waayo aragnimo u leeyahay General cabdilaahi Axmed jaamac ilakjiir.

 

Murasha ilkajiir ayaa ah Murashaxa ugu degan murashiixnta Puntland isla markaasina ku dhaqma Nidaamka iyo kala damaynta Maamulka iyo weliba shacabka waxaana Xusid mudan oo doorka Madaxwayne nimada Generalku ay qayb ka tahay Dedaalo badan oo dhowaanihii ugu dameeyey lugu xusuusto ka dib markii uu guulo la taaban karo ka soo hayey Khilaaf yar oo ka dhacay Magaalada Laag ee Gobolka Bari ,Iyo arin uu in badan ku mashquulsanaa oo uu ka qabtay Guud ahaan Gobolka sanaag taasi uu kula dagaalamay Gubida dhuxusha iyo cowska laga shidijirey degaankaasi.

 

 

Maxamed Axmed Ciise

 

 

Radio dhahar

 

 

Garoowe

 

 

Waxaa xusud naga Mudan inaan soo bandhigidoono Muqaalo maqal iyo muqaal ah oo ku aadan General cabdilaahi Axmed jaamac ilkajiir iyo waxqabakiisii tan iyo markii uu yimid Dalka somaliya ee degaanada Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I would like to thank the secessionists for showing their fear of the man and the more reason he should become President of Puntland.

 

Anyhow he has done a great deal to integrate the SANAAG base to the rest of the state.

 

Good on Gen Abdullahi.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by dhulQarnayn:

^^^

 

Saaxiib ma ogtahay, dadka dagan gobolada Sanaag, Sool, Cayn, Bari, Nugaal, Mudug iyo Karkaar iney yihiin dad wada isir wadaag ah oo dhalasha ka dhaxayso-- Dhulka ay leeyihiinah waa loo dhashaa ey inta la marqaamo la iskama sheegto.
:D
Nin cadaan ah baa waa xuduud beeneed ah ii sameeyey, walaal kaa saarimeyso ee runta wa inaad fahantaa oo marqaankaan ku waalay aad marfishkaaga aad kula ekaatid!
smile.gif

 

Doorashada Puntland, waxaan soomaliweyn-nimada aaminsanayn oo keli-goosad ah looma ogala iney ka qeyb galaan.

 

Wibilahi Tawfiiq!

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

sxb adigu ma garanaysa dadka daggan gobolka maroodii jeex gabilay awdal iyo jabuuti inay isir iyo dhiig iyo waxkasta wadaagaan laaakin hase yeeshe xuduud ba kala dhex yaal. Isirka iyo siyaasada kala saarr wiilka harta sheikha ku dhashay iyo willka hargeysa ku dhashay wa ilmadeer. ka burco ku dhashay iyo ka gaashamo ku dhashay siido kale.

Soomaliweyn maxaad oo taqaan ma wadada garowe iyo bossaso oo dhexeysa bal ka jawaab

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer none of us divided the people you are talking about, and you have no power to divide the people of Bossaso, Las Qoray, Erigavo and so on. Thats the fact here. If you want to secede by all means take your villages, but dont try to force others who do not want you, are not related to you and who have welcomed your chief Riyaale with bullets. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland is NW Somalia just like Puntland is NE Somalia saxib.

 

Its unrecognised, and little Djibouti has 50% Afar population which makes it a little bit different to our republics states.

 

Anyhow your argument holds no water, oops I forgot you are a secessionist its all fantasy for ya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Djbouti is over 60% Somali ama Beelaha kaala duwan eeh meesha ku dhaqan anaga na weydii anaga ka nimi eeh. Affar laftigoodu wa somali. Haday reer baydhabo ba Somali yihin Canfarta maxaad ugu diiday wabaanu is guursanaye. Somaliland is not nw Its Somaliland 1884 set borders. And u are from italian somalia wa siiday tahay.sxb.

Djbouti is part of the so called Somaliweyn you promote maha U have to be fair here duke.

Somali 5 bay ahayeeen .Labbo 1960 is raacay miid 1977 dantiisa gartay. Labbo qeyb oo Ethiopia iyo keniya kala haystaan Labaddi 1960 israacay, na way kala goosteen. Deal with it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Xaji Xundjuf is right; Isirnimo waxba laguma qaybin karo. Hadii ay saas noqoto meela badan ayaa sheekada soo galaya oo waxay noqonaysaa double standard.

 

Duke,

 

How does Ceerigabo fit in with your kinsmenship bull?

 

In addition, I would think you would hope Puntland would be changed for the better in terms of improving the lives of the people of the state. Instead you are upping your war rhetorics. Do tell how a soldier coming to power would help Puntland's dire need for better leadership?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta do u know dadkan aad la hadlaysaan redka and xaajiyow ?? ,,, they only know beelo and isir ,,, the other NATION or STATE language is not in their dictionery ,, until they learn, ha isku daalinina ,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^Somalidu qabiilo bey ukala baxday qabiil kasta gobolkiisa buu heystaa idinku kiina hadaad heshaan baad nasiib leedihiin ee dadka goboladooda faraha uga qaada.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this