Sign in to follow this  
General Duke

Garowe: Gen Abdullahi Jama Ilka Jiir welcomed in capital:PICS

Recommended Posts

DSCN7303.JPG

MADAXWAYNAHA MUSTAQBALKA PUNTLAND MUSHARAX GENERAL C/LAAHI AXMED JAAMAC ILKA JIIR AYAA MAANTA MAGAALADA GAROOWE SI AAD AH LOOGU SOO DHAWEEYAY[+SAWIRO]

 

Garoowe:- General Ilka Jiir iyo wafti balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa Maanta si Qaranimo ah Loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe, Gen-ka ayaa soo dhawayntiisa waxa ka qayb qaatay dhamaan Bulshada Magaalada Garoowe, Ardayda Iskuulada sare ayaa Maanta ahaa kuwa Gabi ahaanba Fasax ah

 

Dec,21,2008- Abaara 11:30 ayaa waxa Magaalada Caasimada u ah Puntland ee Garoowe si diiran loogu soo dhaweeyay Musharax C/laahi Axmed Jaamac Ilka Jiir. Boqolaal Haween iyo rag ah ayaa isasa soo dhoobay wadooyink waa wayn ee Garoowe kuwaasi oo Ruxayay Caleemo Qoyan, iyo Calamo, Gen-ka ayaa Khudbad Gaaban u Jeediyay dadkii soo dhaweeyay waxana uu aad ugu Mahad Celiyay dhamaan dadkii Halkaasi Joogay.

 

Gen-ka ayaa loo Gudbiyay Guri loo Qoondeeyay oo ku Yaala Badhtamaha Magaalada Garoowe, isaga oo Halkaasi Saxaafada kula hadlay waxana uu sheegay in hadii uu Guulaysto Doorashada Pl uu wax wayn ka qaban doono Amaanka Puntland ee haatan gabi ahaanba Lumay, sidoo kale Gen-ka ayaa ka hadlay wax qabadkiisa ku aadan Arimaha Budhcad Badeeda, waxana uu si Faah Faahsan uga hadlay inuu Gacan Bir ah ku qabandoono Budhcad Badeeda Somaliyeed.

 

 

Gudaha Garoowe

 

 

General Ilka Jiir ayaa dhanka kale xusay inay sidoo kale Xukuumadiisu ay xooga saaridoono sidii loo Horamarin lahaa Arimaha Beeraha iyo Reer Miyiga kuwaasi oo xusay inay yihiin Laf dhabarta Umada Somaliyeed.

 

Wariyaasha ayaa Gen-ka waydiiyay Su"aal ahayd hadii aad ku Guulaysan waydo Doorashada Pl ma ka mid Noqonaysaa Xubnaha Dawladaasi Cusub" Haa waa laga Yabaa waayo qof kasta oo Dalka dan u wada waan la shaqayn, Laakiin waxaan doonaynaa Is Bedel dhab ah "Ayuu yiri General Ika Jiir.

 

Dadka sida aadka ah uga qayb qaatay soo dhawaynta Gen-ka ayaa waxa ka mid ah Islaan Xuseen Xaaji Caabdi oo ka mid ah Isimada Reer Sanaag,sidoo kale Ururka Al-Nasar ee Gobolka Xubno Muhiim ah oo ka mid ah ayaa Halkaasi ka dhex Muuqday, waxa kaloo Xusid Mudan inay soo dhawaynta Joogeen Ardayda College-ka GTEC Garoowe Teacher EDucation College. kuwaasi oo sitay dhar Gaar ah.waxana Afkooda ku Hadashay Ikraan Yuusuf Maxamed [Caleed] waxayna sheegtay inay aad u Taageersanyihiin Qorshayaasha Gen-ka.

 

Gen-ka ayaa waxa uu ka soo Boqoolay dhanka Magaalada Dekeda leh ee Bosaaso, Halkaasi oo Mudo ku sugnaa, waxana la Filayaa inuu Maalamaha soo socda uu Kulamo la qaado Isimada Puntland iyo waliba Bulshada Magaalada Garoowe.

 

 

Jaamac Feyte

 

LaasqorayNET/Garoowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Thanks for the Info Duke. Certainly. Puntland's upcoming election will be watched very closely. Bolstering security is of paramount importance as it has been the source of International outcry and the most attention that Somalia needed. Puntland's political, economic leverage and good image can be restored with the right change of leadership and it should serve the model for stabilization and reconstruction of the rest of Somalia.

 

 

If U.S secretary was reported to have asked the Security Council Ministerial Meeting this month for the deployment of multinational peacekeeping troops in Somalia due to the Pirate Phenemenon, there's no doubt that security in Puntland will be the first priority in the overall grand vision for Somalia.

This is a unique opportunity to seize upon and thus set our country on the path to freedom from its captive status quo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

General Ilkajiir is a great candidate who can handle the critical situation that Somalia is in today, I hope he wins but I very much doubt so...

 

I also like Nura Diin and Sheikh Gadaale... to be honest in the last few weeks I was rooting for Sheikh Gaadaale since his arrival in Garowe, a man of strong character, honest and a trustworth Sheikh to me, we need someone like him...

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Anyone with the right credentials given the circumstances we are in but Ade is fine with me.

 

Nurudin would make a great leader.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

 

Saaxiib ma ogtahay, dadka dagan gobolada Sanaag, Sool, Cayn, Bari, Nugaal, Mudug iyo Karkaar iney yihiin dad wada isir wadaag ah oo dhalasha ka dhaxayso-- Dhulka ay leeyihiinah waa loo dhashaa ey inta la marqaamo la iskama sheegto. :D Nin cadaan ah baa waa xuduud beeneed ah ii sameeyey, walaal kaa saarimeyso ee runta wa inaad fahantaa oo marqaankaan ku waalay aad marfishkaaga aad kula ekaatid! smile.gif

 

Doorashada Puntland, waxaan soomaliweyn-nimada aaminsanayn oo keli-goosad ah looma ogala iney ka qeyb galaan.

 

Wibilahi Tawfiiq!

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this