Sign in to follow this  
Cawaale

Shabaab execute two women in Baladweyn

Recommended Posts

The age of alshabab...the final nail on the coffin of the worlds most cursed nation.

 

:D:D:D

 

Only God knows what these women did, it is for him to judge i am only a mere human.

 

:D:D

 

death is death we all die, it is a certainty, just like your birth.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I didn't read warkaan, only read the thread's title, but I bet somewhere in that news report it writes that Barbaarta say the poor condemned women did admit to their crimes they are accusing them. Such a fabrication against the poor victims is always a known fact.

 

I hope I am wrong in this case.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by nameless_chick:

^^^^yea we are all doing to die but hopefully not like this....I dont get why you are smiling!!!

That is how one acts if qabyaalad kahor barto before he learns Afsoomaali. That is how one acts, wuu isku dardarsamaa, if not downright ku dhufan, oo meel walba 'cadowgiisa' uu ka arkaa, meel aan loo joogin xataa. Waa sababtaas thread like this ku dhoolacaddeeyo, ee hala yaabin. Eebbaa weynee qabyaalad ha naga haayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Cawaale, that is tragic. May Allah erase those tragic memories from your mind. Salaada iyo ducada badso saxiib.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

SHEEKH YUUSUF CALI UGAAS: "Dad kale ayaynu haynaa dhawaan ayaana sharciga horkeeni doonnaa"

 

Jimco, 29, Oct, 2010 (HOL) Maalin ka hor ayeey aheyd markii uu maamulka Xarrakada Al-shabaab ee goballka Hiiraan dil ku fuliyay labo gabdhood da'yar kuwaasoo maamulku ku sheegay in ay warar u gudbin jiraan Saraakiisha dowladda iyo ciidamada Itoobiya kuwaasoo lagu toogtay meel fagaaro ah.

 

Waaliga walaayada goballka Hiiraan ee Xarrakada Mujaahidiita Al-shabaab Shiikh Yuusuf Cali Ugaas oo kadib dilka lagu fuliyay gabdhaha la hadllay warbaahinta ayaa sheegay in uusan maamulku u dul qaadan doonin dadka xiriirka la leh wax uu ku tilamaamay cadowgga islaamka.

 

'''Hadda waxaa jirra qaar kale oo badan kuwaasoo loo heysto danbi la mid ah kan loo dillay gabdhaha, iyagana dhawaan ayaan sharciga horkeeni doonaan, cidii lagu hello eedeymaha loo heystana waxaa lagu fulin doonaan shareecada islaamka,'' ayuu yiri Shiikh Yuusuf Cali Ugaas.

 

Maamulka Xarrakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa dagaal ba'an waxaa ay kula jiraan ciidamada dowladda Soomaaliya oo gacan taageero ka hellaya dowladda Itoobiya, waxaana jiray dagaallo soo noq noqday oo maalmihii aynu soo dhaafnay dhaxmaray ciidamada dowladda iyo kuwa Xarrakada Al-shabaab oo ka dhacay daafaha magaalada Beledweyne, lamana oga goorta maamulka sharciga horkeeni doono dadka sida ay sheegeen ku jira xabsiga magaalada Beledweyne.

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online

diini@hiiraan.com

Beledweyne, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

I am smiling because all this is all not needed. It can easily be solved.But you need to have a clear heart and remove the hate and see common sence and understand that a state can not be built in the middle of the ocean on top of water. You need to build it on the rule of law, equality, security etc.

 

Why did Somalia fail, simple. Somalia failed because a certain section of it thought it belonged to them and used it at the expence of the rest. Thats why you have the seperation and return to independence of Somaliland and the massacres that happened in mugdisho and its subsequent insecurity. This group who led to the distruction of Somalia because of how they used it, are seen as null and void by the people of Somaliland and the people of Southern Somalia. so in return you are banging your head on a brick wall again and again for the past 20 years.

 

Everything, should be built on mutual consent. look at Somaliland, impartially whether you hate it or not, even though a large section of the people were killed by the government and there fellow countrymen (Somalilanders) they all gathered without killing each other, for three years they talked about what happened, what were the causes, whats the solution and came to a common conclusion and acted on it and all signed the Somaliland declaration of returning to its pre-1960 status. This was signed by the elders of All Somalilands people and cities. Till this date you have a state, in which all the people are free to travel, trade,live in any city they please. if you dont believe me, check it out. This is why it is so successful. Because it was a genuine reconcile, not a fake one. Now that Somaliland is gone i think embrassing this reality would be the first step in solving Somalia's problems. Because in truth, Somalilanders are the only ones capable of brings peace to Somalia, because we are a neutral partybecause simply i dont care about "puntland" or Somalia i just want peace and my rights, simple ! So wake up and except reality and take your people out of this disaster every year that goes by it will probably mean the permanent death of Somalia and the eventual recognition of Somaliland and if this is the case then i doubt you will get any help from us, so take your chance now while you have it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Thank Showqi, Cimrigaa dheeraaday qof ashahaado la dhahaayo kadibna la dilaayo uu ku tusaaa!

 

Captain, Grow up man. Grow the hell up from this US vs TEHM madness.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Originally posted by Captain_Mike20:

The age of alshabab...the final nail on the coffin of the worlds most cursed nation.

 

:D:D:D

 

Only God knows what these women did, it is for him to judge i am only a mere human.

 

:D:D

 

death is death we all die, it is a certainty, just like your birth.

Kibirka waa lagu kufaa, kaa ha la ogaado.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War horey baan anigu u sheegay dadkan Isu bihiyey Alshabab, Soomali Ma aha, Meel ay ka yimaadeen waa la garan, waa amahaaro,Erytreya iyo Oromo ,kenyaati, soomali ma aha,beenta yaa la isu sheegin. Waxaa ku jira Alshabaabka Ciidama Ethiopian ahi oo iska dhigaya Soomali.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Dadka Soomaaliyeed Maxay ka dhaheen gabdhihii ay Shabaab ku dileen Beledweyne?

 

Jaaliyadaha Soomaaliyeed eek u noool dalka dibaddiisa ayaa si aad ah u cambaareynaya dilkii ay maleeshiyaadka Shabaab u geysteen gabdho Soomaaliyeed oo da’ yar magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

 

Wixii ka dambeeyay maalintii arbacada ee uu falkaasi ka dhacay meel fagaare ah oo ku taalla Beledweyne waxaa si isdaba jog ah xafiiska warqabadka ee radio Muqdisho ugu soo dhacaya Fariimo ka imaaneysa qaar ka mid ah dhegeystayaasha iyo aqristayaasha radio Muqdisho oo kala jooga meelo badan oo caalamka ah.

 

Akhriste jooga magaalada London ee dalka England ayaa soo qoray “ugu horreyn waxaan idinkaga mahadcelinayaa howsha qaaliga ah ee aad u haysaan shacabkiina dhbaateysan. waxan rabay inaan fikirkeyga ka dhiibto dilkii foosha xumaa ee loo geeystay labadii gabdhood ee xaqdarada loogu dilay Baladweyne, Wlh inaaysan kuwaasu diinta islaamka matalin, waa danbiilayaal waxaad kaloo ogaataan dadkii ay magaca diinta awal ku qaldi jireen in maanta ay fahmeen dhagartooda. waxaa imaan doonta maalin la ugaarsan doono oo meel ay ku dhuuntaan ay waayi doonaan, adinka hasugi weynina sababtoo ah allah raali kama ahan in adoomadiisa mid leysku qarxiyo, midna lugaha iyo gacmaha laga gooyo midna jaajuus baa tahay inta la yiraah la toogto.

 

waxan tacsi u dirayaa qaraabada gabdhaas Allah ayaan uga rajayn inuu janadiisii ku marti qaado ileen gacan ka xaq daran ayaa dishee”

 

 

sidoo kale Dhegeyte nagala soo xiriiray dalka Koofur Afrika ayaa hadalkiisa ku bilaabay “magacega wa Abdikarim Geedi kuna nool dalka South Africa, haddaan ka dhiibto fikirkega dilka gabdhahasi ad ayan ugu naxay markan maqlay gabdho yar ayaa lagu togtay fagaro, waxan kaloo la yaabay qofka la dilayo aan lahen qareen u dooda ama qofka afkisa lagama maqlin inuu galay danbiga iyaga ayaa dhaho wa qirtay wana qeyb ka mid ah dhibaatoiyinka ka socdo dalkeena Alle hanaga saaro dhibka Alle hanoogu badalo Nabad warta, mahadsanidin Radio Muqdisho”

 

Akhriste kale oo jooga dalka Switzerland ayaa soo qoray sidatan “Magaceyga Waa Mohamed Ibrahim Alcadaala Jooga Switzerland, Marka Hore Shaqalaha Radio Muqdisho Waa nafhurayaal Gudanayo Shaqada Qaranka

Allaha U naxariisto Labada gabdhood Waxeyna Ku dhimteen Gacan Ka qaldan

Alshabab waa laga filayay waxan iyo waxa ay suubi doon umad walba oo jiifatana waa sida sugeyso saan,

Alshabab diin kuma dhaqmaan diintana waa la ogyahay meesha ay ka jogaan marka wixi ay u arkaan in bulshada ay ku qalqaleyso wey suubinayan

waliba waxey kolo suubi doonan walidiinta diido mustaqbalka ilmaha dagalka loo wadayo in ay dili doonaan waliba meel banaan ah si looga cabsoodo

somalaay jiifka ka kaca oo iska celiya kuwa weerarka inku ah Allahu akbar”

 

Sidoo kale Dhegeystayaal badan ayaa qadka taleefanka kula soo xiriiray Radio Muqdisho ayagoo muujiyay sida ay uga xun yihiin dhibaatadii ka dhacday Beledweyne.

 

Marka laga soot ago wararka Idaacadda, Radio Muqdisho wuxuu dhacdada Beledweyne ka sameeyay 2 barnaamij oo ay ka qeyb galeen Culumo magic ku leh dalka, Aqoon yahanno Soomaaliyeed iyo dadweyne kala jooga gudaha iyo dibadda dalka.

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this