Sign in to follow this  
General Duke

Why I love the TFG : LOWER SHABBELE ADMIN

Recommended Posts

Abwaan   

Originally posted by The Duke:

^^^You used to even defend warlord/court Indacdae claiming he was fighting for the faith while he occupied a whole region.

Duke a leapord never change spots. When will you stop allegations? I never did and will not support Indhacade or anyone else to rule degaan by force. Do you think I am like you? Who thinks that Puntland which for you is a qabiil aad shaar huwisey (sidaad adigu qiratay) have the right to disarm from Raskamboni to Rascasayr? and call the rest of Somalis who oppose this moooryaan and terrorists? If you need examples and proof...CADAADO is one of them, so is KISMAAYO,DHAHAR, and many more like places.

 

Adigaaba hadhoow dhihi doontid Puntland baad necebtahay waxaanse ku leeyahay anigu qabiil Soomaaliyeed ma nebci waayo dadka lama Generalise-gareeyo balse xaq-darro waan ka soo horjeedaa. Adigana kolleey iyo koox kale oo yar oo sidaadoo kale ah waxaad Puntland u taqaaniin iyo waxa dadka kaa badan ee dhistay u yaqaannaan waa kala duwan yihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Abwan dear lad, I never make allegations you did support the clan courts who occupied the lower Shabbele. Thus you can not skirt around the issue, I support the TFG even though I disagree with policy I will defend it. Now dont say you support the courts and be in denail about their occupation of the lower Shabbele.

Your new hero Amin Cammir spent some time and effort exposing them.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by The Duke:

^^^Abwan dear lad, I never make allegations you did support the clan courts who occupied the lower Shabbele. Thus you can not skirt around the issue, I support the TFG even though I disagree with policy I will defend it. Now dont say you support the courts and be in denail about their occupation of the lower Shabbele.

Your new hero Amin Cammir spent some time and effort exposing them.

So you admit that you support and defend Xaqdarro? indho adaygaan oo kale ma arkin! Malaha Ayaan Xirsi xitaa waad difaaci lahayd?

 

Duke you can support whatever Xaqdarro you want to adigay kuu taalaa, but don't assume everyone is like you and don't blame others for not following your path.

 

TFG and its Ethiopian support is Xaqdarro and Gumeysi la farsameeyey no sane and nadiif Somali will support it and don't blind yourself from the fact that the Majority of Somalis are against this and will do anything that they can to defend their country!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Socod_badne:

This dude is a lackey of Zenawi and his sidekicks the TFG.

LOL

Share this post


Link to post
Share on other sites

Anyhow the days of IndaCade, the JVA and other clowns are over. There is a governemnt here with teeth and it will bite into those who thought the gun was king.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hambalyo iyo Talobixin Ku Socota Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Sh/Hoose:

 

Muqdisho DMC 12 May 2007.

 

Waxaa weli na soo gaaraya dhambaalada hambalyo ee loo dirayo Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Shabeellada Hoose Mud.Dr Cabdiqaadir Sheekh Maxamed Nuur. dhambaalkii u dambeeyay ayaa wuxuu naga soo gaarey mid ka mid ah Jaaliyadaha Beelaha Awdigil ee ku Dhaqan Dalka Ingiriiska.

 

Mudnaha Dhambaalkan na soo gaarsiiyey ayaa wuxuu Guddoomiyaha Cusub kula dardaarmey Inuu Caddaalad iyo sinaan ugu adeego dadka Gobolka,sidoo kale wuxuu kula taliyey inuu hourmariyo adeegga Bulshada Sida Caafimaadka,waxbarashada,Biyaha ,xoolaha iyo Beeraha.

 

Mudane Xuseen Xaaji Yuuqoow ayaa wuxuu ku taliyey dadkii Gobolkan muddada dheer xaaraanta ku haystey,islamarkaasna ku sifeeyey dhaqanka SAHYUUNIYADDA oo kale inay ku dhaqmeen ayaa codsadey in la soo taago maxkamad Islaami ah ama mid caalami ah oo laga qaado tallabada ku habboon.

 

Yuuqoow ayaa dadkaas ku eedeeyey inay ku xadgudbeen xuquuqda deegaaneed,Maalka gaarka,iyo kan Guud ee ay iska leeyihiin shacabka Gobolka shabeelada Hoose.

 

Sidoo kale wuxuu ku booriyey inaan la qaadin tallaabo aargudasho ah,hase yeeshee la mariyo wixii ay mutaan,marka la horkeeno Maxkamada Caddalad rasmi ah Qaadda,waxaan rajeynayaa buu yiri in inta dembiga adag gashey ay carareen .

 

Ugu dambeyntii Xuseen Xaaji ayaa wuxuu Guddoomiyaha iyo Shacabka Gobolka shabeellada Hoose u rajeyeeyey Guul iyo Horumar,wuxuuna kula dardaarmey inay isku duubnaadaan oo ay ka fekeraan dib-u-dhiska dalkooda.

 

Dadka doonaya inay talloyin iyo hambalyo u diraan guddoomiyaha cusub waxay u soo marsiin karaan emailka hoos ku qoran:

 

soomaali2006@yahoo.se

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kulan Lagu Taageerayo Magacaabista Mud Dr Cabdulqaadir Sh Maxamed Nuur ee loo Doortay Gud Sh.Hoose oo ka Dhacay Magaalada Manchester ee Dalka Ingiriiska:.

 

Muqdisho DMC 12 May 2007.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this