Sign in to follow this  
Jacaylbaro

tfg gangs expelled from Ethiopia

Recommended Posts

Taliye-ku-xigeenka ciidanka booliiska dawlada kumeelgaadhka ah GEN Axmed taajir iyo wasiir-ku-xigeen hore C/rashiid Xidig oo beryahaanba ku sugnaa xarunta wadanka Itoobiya ee Adisababa,ayaa ciidamada nabadsugia ee wadankaasi u qaadeen xaruntooda,iyadoo saacado kadib markii la waraystay lagu amray inay wadanka sida uga dhaqsiiyaha badan uga baxaan.

 

Axmed taajir iyo Xidig ayaa masaafurintoodu timid kadib markii ay ka hadleen idaacada BBC-da,iyagoo ka hadlay arimo siyaasadeed,oo ay ku difaacayaan madaxweyne Yuusuf,isla markaana eedayn ba'an u soo jeediyey ra'iisul-Wasaare Nuur Cadde.

 

Sida aan wararka ku helayno Ciidamada nabadsugida ayaa weydiiyey Axmed Taajir waxa ku kelifay inuu saxafada ka hadlo,isla markaana uu ka hadlo arimo siyaasadeed,isaga oo ah sarkaal booliis ah,oo shaqadiisu tahay sugida nabada iyo la dagaalanka nabdxumida,iyo waxa fadhiisiyey Adisbaba,iyadoo aad looga baahan yahay wadankiisii.

 

Odayaashaas ayaa la filayaa inay u baqoolaan dhinaca yurub,ama dhinaca magaalada Muqdisho oo aanay xaaladeedui fiicnayn.

 

 

Afnugaal News Desk.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this