Sign in to follow this  
General Duke

Somaliland minister Talaabo held prisoner in Ethiopian hotel

Recommended Posts

Qayla dhaan gurmad doon ah oo ka timi Wasiir Talaabo oo ku xayiran qol ka mida Hotel Meridian ee Adis-Ababa

August 5th, 2008

 

Waraysi Khaas ah

Hargeysa (Ogaal) – Wasiir ku xigeenka Wasaarada Cadaalada Somaliland Yuusuf Ciise Talaabo ayaa sheegay inuu ku xayiran-yahay Hoteelka Mariidiyan (Meridian) ee magaalada Adis Ababa oo ku yeeshay Dayn lacageed, Islamarkaana wuxu ku eedeeyay Wasiirrada Maaliyada iyo Arrimaha dibada masuuliyada dhibaato culus oo uu sheegay inay haysato.

 

 

Waqti ku siman Sadex bilood iyo maalmo ayaa Wasiir ku xigeenka Cadaaladu ka siii maqnaa Xarunta Hargeysa. Islamarkaana, waxa qasdiga tagistiisu ahayd inuu u gudbo dalka Ingiriiska oo uu u tagayay daaweyn. Hase-yeeshee, Labadii maalmood ee u danbeeyay waxa isa soo tarayay tibaaxo Muujinayay in Wasiir Talaabo weli ku sugan-yahay magaalada Adis-Ababa oo aanu dhinac-na u dhaafin intii uu ka sii maqnaa Somaliland. Xogahaasi waxay intaa ku darayeen, In Wasiirku nolol ahaan xaalad adag ku sugan-yahay dhaqaale la’aan darteed. Sidaas awgeed, waxa u suurtagashay Wargeyska Ogaal Inay Khadka Telefoonka isku helaan Wasiir Talaabo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Secesssionist why not donate money to your minister?

 

Who has been in a hotel prison for months? :D:D:D

 

Idiotic clan movement, can not even rescue one of their mafia sons, how are they to get recognition :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qolada Hoteelka ee I haysata, markii
hore Wasiirka Arrimaha Dibada Cabdillaahi Maxamed Ducaale ayaa la soo hadlay, waraaqna (Fax) u soo diray, afkana wuu kala hadlay. Hase-yeeshee, markii muddadii uu u qabtay oo ahayd 25 cisho ay dhamaatay, ayuu hadana todoba cisho qabsaday. Muddadaasina waxay ku buuxday bishii tagtay 1-deedii, hadana 15 cisho ayuu qabsadey. Balse, Cabdillaahi (Wasiirka Arrimaha dibada) markii danbe siduu u lahaa maantaan soo dirayaa, berri ayaa la soo dirayaa, ayuu markii dambe Telefankiiba goostay. Waxay haystaan qolada Huteelku warqadii uu soo qoray, waxay haystaan balan-qaadkii qoraalka ahaa ee Safaaradda Somaliland. Laakiin, markii dambe way xanaaqeen oo Qareen bay qabsadeen, dabadeedna waxa dhacday in lagu yidhi lama Ogola in ninkan Dublamaasiga ah Jeelka lagu xidho arrintuna, mid heer Maxkamadeed gaadhaye u kaadiya. Dabadeedna waraaqihii ayay Wasaaradda Khaarajiga Itoobiya geeyeen, waxaanay yidhaahdeen Aqalkayaga ka bixi maayo

ee wuxuu noogu xidhnaanayaa qolkayaga, ka dibna waxa la yidhi bal Huteelka uun ha joogo. Huteelkuna meel Daarad ah iyo wax dayr ah oo loo baxo malaha.

:D:D:D

 

Thier "minister" of foreign affairs faxes did not work. No Ambassador attache or anyone else to coem to their rescue.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ogaal: Lacagta Huteelku kugu leeyahay waa imisa?

Talaabo: Illaa $7000 Doollar weeye lacagta la ii haystaa. Waayo, meesha saddex bilood iyo dheeraad ayaan joogay, bil iyo badh-na waa laygu haystay.

Ogaal: Waxa la sheegay in markii hore qasdigaagu ahaa inaad arrimoCaafimaad ugu baxdo Ingiriiska. Markaa, maxaa keenay inaad saddex bilood Itoobiya joogto ee aad u dhaafi weyday?

Talaabo: Safiirka Ingiriisku Hargeysa wuu yimi iyaguna (Xukuumaddu) saddex jeer ayay u yimaadeen, aniguna waan la soo hadlay oo waxaan ku idhi, waar ninka safiirka ah la soo hadla, dabadeed-na mar kasta waayahay baa lay odhanayay, hadana marka danbe ayuu Safiirku diidmo kale keenaa. Markaa, laba bilood kuwaas ayaa I caansiirinayayoo xaga Fiisahaan ku laalaa.

Ogaal: Hadda, Fiisihii ma lagu siiyay?

Talaabo: Maya, laba jeer ayay ii diideen. Markaa, mar labaad kii ay ii diideen ayay igu yidhaahdeen ambiil qaado, aniguna waan diiday oo waxaan qoladan (dawlada Somaliland) ku idhi, waar aan meesha ka soo baxo oo lacagtu yay igu badane soo bixiya daynta. Telefoonka Madaxweynaha waa la igu xidhi waayay muddo badan, Cabdillaahi ayaa arrintaadii wada ee joog ayuunbuu Axmed-yare (Xoghaynta Madaxweynuhu) I yidhaahdaa. Dabadeedna, Guddoomiyaha Komishanka ayaan fariin soo faray. Waxa kale oo aan fariin soo faray Xoghayaha guud ee xisbiga UDUB (Bullaale). markii Telefoonadii Odayga la igu xidhi waayay, ka dib Cabdillaahi Maxamed Ducaale ayaan la hadlay, dabadeed wuxuu yidhi warqad ha la qoro oo Safaaraddu ha qorto biilkana Hargeysa u soo dira. isaga (Wasiirka Khaarajiga) ayaa la soo hadlay (Huteelka), biil bay dalaceen, isaguna wuxuu u soo diray Fax (fariin) uu leeyahay lacagtii waa naloo aqbalay oo saasay u qoran tahay oo warqad dheer ayuu u soo diray.

Safaaraddana balan-qaad rasmi ah (Guarantee) ayay ka qaadeen. Laakiin, waxay diideen inaan anigu ka tago illaa lacagtu timaado.

Ogaal: Markaa arrintan intaa le’eg yaa ka masuul ah oo aad u aanaynaysaa?

Tallaabo: Wasaaradda Khaarajiga ayaa Jazz ila ciyaartay. Arrinta Fiisaha xataa saddex jeer ayuu Gaalku u yimiyoo waar ninka la soo hadla ayaan ku odhan jiray mar kasta. Arimahan I haysta waxaan u tirinayaa Cawil iyo Cabdilaahi Maxamed Ducaale Laba Bilood ayaan adkaysanayay oo aan u xil-qarinayay.

Impotent clowns. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

This part kills it..He is held priosner while the other fake ministers are enjoying it up in the next hotel.

 

Ogaal: Oo Wasiirka Maaliyada Somaliland iyo Guddoomiyaha Baanku hada ma waxay joogaan Addis Ababa?

Tallaabo: Cabdiraxmaan Ducaale iyo Cawil waxay ku jiraan Hilton-kan agtayda ah ee ugu qaalisan. Ma ogola in telefoon lagala hadlo iyo inay bixiyaan midna. Cabdiraxmaan dorraad buu yimiye, Cawil todoba cisho ayuu joogay, markii horena wuu iigu yimi meesha oo waan u sheegay qadiyada, isla markaana waxaan ku idhi arrinta soo de-dejiya, maxaad leedihiin. Markaa hore maan ogayn ayuu igu yidhi. Balse, Markan dambe sidaan isu lahaa waa la soo sidaa wataa…wax Allaale iyo wixii ay lahaayeen kuwaasi waanu soo diraynaa. Markaa, dadkii uunbay lugooyeen. Safaaradda Somaliland-na Odaygii joogay Maraykan ayuu Baasaaboor u doontay, oo ayaan dhawayd intan aan xidhnaa ayaa la yidhi wuu yimi, balse isna weli iima iman.

Is this a gang or a governemnt

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Read more its disturbing really. Secessionist have nothing to show for all their hot talk. where is the mans clan?

 

If they can not get him out maybe his family should contact the Duke on SOL. My ambassador in Addis might help the fellow if he renounces the secessionist nonsence, untill then keep crying Talaabo. What a name he can not take a Talaabo oyt of the hotel. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adeer Che, the secessionists are bankrupt, maybe you can read this editorial from their only newspaper and respond for the brother JB?

 

Rayaale oo Afka ka Xidhay soo Hadal-qaadka Duruufaha Dhaqaale ee Dalka ka jira

SOURCE

Share this post


Link to post
Share on other sites

^At the least secessionist don't run criminal enterprise that has its hands in human trafficking, piracy, illegal logging, and embezzlement of public funds.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mudane, your excellence Ambassador Duke, why don't you use your diplomatic connections and help the poor guy? ;) After all you were supposed to represent Somalis of all walks of life.... :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Generale why do you think Che is oppose to Puntland? He just don't support the admin there, he has nothing against his people. Besides, what if you and Che actually have clan connections? what if he is as close as you can't imagine? are you still gonna call him clan names? i suppose not.. ;);) or should i let you keep guessing huh..mmm

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer Che, suffers from a deep clan hate, he hates a certain sub-clan deep hate. Its personal for him, and I pity the dude. he even use to pretend to be from this clan, why :eek:

Che's clan is not the problem its his thinking, its deluded with envy and hate.

 

 

Anyhow I am open to helping the fella stuck in the hotel, I hear Buuba is in Mogadishu, will try and make some contacts, one has to also account for the time difference between Tehran, Mogadishu and Addis..

 

Who can voutch for this man?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^LoooooooooooooL

 

^At the least secessionist don't run criminal enterprise that has its hands in human trafficking, piracy, illegal logging, and embezzlement of public funds.

Duke, let's deal with facts.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this