Paragon

Explosion rocks the TFG convoy Baydhabo

Recommended Posts

Paragon   

War deg deg ah Qaraxyo isdabajooga ah oo ka dhacay magaalada Baydhabo iyo raaso aan la garaneynin oo xiligaan ka dhacay magaalada Baydhabao la soco wararka oo faahfahsan dhawaan

 

Qarac Bam ah ayaa ka qarxay xarunta Baarlamaanka DFKMG xili lagu guda jiro tirinta codeynta xukuumada Geedi taasoo keentay in ay ka dhacdo goobtaasi kobteydii awday

 

Lama yaqaano qasaaraha dhabta ah uu geestay qaraxasi in kastoo meesha ay ka dhacay is buurasho aad u xoogan ayisku sameynyaan qolooyinkii ku jiray hoolka .

 

Qaraxa ayaa dhacay xili u qudbad jeedinaayey madaxweynaha DFKMG Cabdulaahi Yuusuf Axmed iyadoona qarax yadaan ay ku soo beegmeen xili ururk Alqaacida uu amar ku bixiyey in la qaarajiyo madaxweynaha Soomaaliya

 

Qaraxa kadib ayaa meesha ka dhacday rasaaso xoogan oo aan loo meel dayin waloow la ogeen inta uu la egyahay qasaarahaasi ka dhashay Qarax iyo Rasaasta iska dhaceysay oo aan la garaneynin meel ay u jiheysantahay la soco waxii soo kordha oo war ah

 

Dayniile.

 

Baydhabo: WAR DEG-DEG AH! Qaraxyo lalabeegsaday gaadiidka madaxtooyada Soomaaliya

Isniin, September 18, 2006 - APL

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

 

Bayadhabo (AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Soomaaliya ayaa sheegaya in sideed gaari oo ka mid kuwa ilaalada madaxtooyada Soomaaliya lala beegsaday qaraxyo xilli ay isku habeynayeen in ay kolonyo galaan.

 

Qaraxyadan oo ah kuwa gaadiidka madaxtooyada lagu rakibay xilli uu madaxweynaha Soomaaliya ku jiran hoolka shirarka ee xarunta ADC ee magaalada Bayadhabo ayaa lagu soo waramayaa in ay ahaayeen kuwa gacanta laga maamulo oo la qarxiyey xilli ay ilaalada madaxweynuhu gaadiidka fuulayaan, ka dib markii uu madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed ka soo baxay hoolka shirarka baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya oo uu khudbad ka jeediyey.

 

Inkasta oo ay xilli hore tahay in la ogaado khasaaraha dhabta ah ee qaraxyadan ayaa haddana wariyaha AllPuntland uga soo warama Baydhabo wuxuu sheegayaa inay sii marayso dhimashadu ilaa 10 ruux balse aan wali la kala cadeyn in ay yihiin ilaalada madaxtooyada iyo dad rayid ah oo halka qaraxu ka dhacay ka ag dhawaan.

 

Xildhibaan u waramayey barnaamijka Qormada ee Radio Daljir xilli ay nasasho yar qaateen mudanayaashu ayaa sheegay in qaraxyadan ay soo maleegeen kooxaha maxkamadaha ee Muqdisho,isla markaasna ay yihiin falal argagixiso oo lala damacsanaan in madaxweynaha lagu khaarajiyo.

 

Madaxweynaha Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa sidoo kale lagu soo waramayaa inuu ka badbaaday weeraradaasi lagu tilmaamay in lalabeegsanayey madaxweynaha.

 

Maahan markii ugu horaysay ee weerar noocan oo kala ah lala beegsado madaxda qaranka Soomaaliya balse waxaa horay weeraro noocan oo kala ah la isku dayey in lagu dilo raysulwasaaraha xukuumada federaalka KMG ah ee Soomaaliya Prof: Cali Maxamed Geedi laba goor oo uu booqasho ku tagay magaalada Muqdisho ee caasumada wadanka Soomaaliya.

 

Si kastaba ha ahaatee wixii warar ah oo ka soo cusboonaada qaraxyadaas kala soco AllPuntland

 

A.A.A. Gentleman

AllPuntland

 

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

AllPuntland

http://allpuntland.com/

 

Powered by AllPuntland.com

 

©AllPuntland.com

webmaster©AllPuntland.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

They missed him. Adoga nasiib badanaa. The TFG is looking more fragile by the day. Yeey should just retire, and leave the Somali people.

 

 

Somali leader survives bomb blast

 

_42100276_cars203.jpg

The president's convoy had just left when the explosions went off

 

 

An apparent bid to assassinate Somalia's interim president has killed four people and injured several outside parliament in the town of Baidoa.

The suspected car bomb went off soon after a convoy left carrying President Abdullahi Yusuf Ahmed, but the leader is said to have escaped unharmed.

 

A second bomb exploded near the first, and at least five cars were on fire outside the parliament building.

 

The interim government controls only Baidoa and a small area around it.

 

The capital, Mogadishu, and much of southern Somalia are run by the Union of Islamic Courts, which has tense relations with the government.

 

Pool of blood

 

A Somali police official in Baidoa said he had counted four dead bodies.

 

 

The interim president's rule is largely confined to Baidoa

 

"I saw four dead people lying in front of the parliament in a pool of blood," Shirre Moalim Nur, deputy police commissioner for the Bay region around Baidoa, told AFP news agency.

 

Shino Moalim, a government official, also put the death toll at four, the Associated Press news agency reports.

 

Somali Foreign Minister Ismail Hurre said the attack had been an assassination attempt on the president.

 

Speaking to Reuters news agency from the Kenyan capital, Nairobi, he added that the president was "fine".

 

Abdirahman Dinari, government spokesman in Baidoa, confirmed Mr Yusuf Ahmed had escaped the blast and was "safe".

 

Local journalist Mohamed Adawe said the blast came 10 minutes after the president had delivered a speech.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

This thread seems so old especially considering the events of the last few days. Kismayo has overshadowed it and the president seems to be licking his wounds.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.