Sign in to follow this  
Ex-Xisbiga

Bossaso under attack!! (SL troops cross border.....)

Recommended Posts

WAR DEG DEG:

Ciidamada Qaranka Somaliland oo qarka u saarnaa qabsashada Magaalada Boosaaso!!!!!

Saaka ayey Ciidamada Somaliland ka gudbeen xuduuda somaliya iyo Somaliland iyagoo ku sii jeeda dhinacaa iyo boosaaso haseyeeshe markay wax aan sidaa u badnayn sii maqnaayeen ayaa dib loogu soo celiyey xuduuda somaliland.

 

Sarkaal ka tirsan Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland codsadayse inaan la magaacabin ayaa sheegay in ay ka go'nayd inay socdaan ilaa Boosaaso iyo Garoowe, laakiinse buu yidhi sarkaalku ay markii danbe amar xaga hargeysa awgeed dib ugu soo noqdeen xuduudii somaliland.

 

Sarkaalka mar aan waydiinay waxa ku kelifay inay ciidanku xuuduuda Somaliland dhinaca kale udhaafaan waxa uu ku jawaabay " Sidaad la socotaanba afar maleeyshiyo oo ******teeniya ka soo jeeda ayaa mudaba rabshado ka waday dhulka somaliland, mantoo u danbaysayna weerar dhumalaysiya ku soo qaaday shacabka somaliland ee ku nool degaanka iyagoo habkii argagixisada u soo hujuumay. Markaa qorshahayagu wuxuu ahaa qorshe aanu damacsanayn inaanu ku soo qabqabano aragagixisada maleeyshiyada ******teeniya oo uguba tagno gododka ay ku dhuumanayaane Boosaaso, Goroowe ilaa Gaalkacayo. laakiin markaanu sii maraynay Magaalada Shimba oo 15km gudaha ugu jirta degaanada ********** ayaan dib uga soo noqonay amar xaga Dowlada ka yimid awgiis. Waxaan halkan mahad gaara uga soo jeedinayaa shacabka reer somaliland ee ku dhaqan degmada Dhahar iyo guud ahaanba degaanka, sida wanaagsan wadaninimaduna ku dheehantahay ee ay u soo dhoweeyen Ciidankooda Qaranka waxna ula qabteen. " ayuu kusoo afjaray hadalkiisii sarkaalkaas ka tirsan ciidanka qaranka somaliland.

 

Xukuumada Somaliland ayaa iyana mahad taa la mid ah u naqaysa shacabka reer somaliland ee ku dhaqan Dhahar iyo Buuhoodle sida qiimaha iyo qaayaha leh ee ay usoo dhoweeyeen Ciidamada Jamhuuriyada Somaliland ee marwalba heeganka ugu jira Difaaca iyo Daryeelka dadkooda, maantana axdiga ku maray inay ka buufiyaan hadhaaga argagixisada maleeyshiyada ******teeniya dhamaanba dhulka Somaliland.

 

Isku soo wada duuboo, sida laga sheegayo jawiga dadka ku dhaqan degaanka ayaad moodaa in maanta aanay jirin maalin ay uga dhowdahay xidhida xuduudaha somaliland.

 

 

News Posted By: Somalilandembassy.com on April 15, 2007

Share this post


Link to post
Share on other sites

I am waving the white flag for my brave and valiant Slander brothers. I have already contacted bossaso and I am awaiting your arrival at my hotel, the juba hotel.

 

2 nights accomadation with all the fixings.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yup I heard Sland militia where in Xafuun running over them fisherman. Today Xafuun, tommorow Burtinle and in a fortnight Kismaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waar nimankiina reer Bari, qolyahan reer Hargeysa ma taqaanaane, nimanku wax ka tookh, baalxoofto iyo cagajuglayn badan! Kaba darane, nimaku haadda ma hubsadaan.

 

Oo haddii ay Xaafuun iyo xeebaha gaadhaan, armaabay badda ku daataan, oo ay moodaan ban fardaha lagu jarabaro, oo midab kale leh!

 

This line is my favourite...

Ma Boosaasad ka timi ma Boodhkay kugu liqeen...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Easy with the hallucinations, Reer Hargeyso dadka oo dhan maaha , the locals were fighting on the Somaliland side and welcomed our leaders in their homes while Puntland was hiding in bush waiting for the right moment to ambush like cowards.

 

Now speaking of Bossaso , Radio Hargeysa reported your leader Cade Musa fleed Puntland altogether. Did he get scared? Please elaborate sxb.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Dude you seem lost so let me break it down for ya: ppl are just mocking and making jokes of your so called news so let this thread die and hide under a stone for a little while.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A funny thread indeed, they fired their secessionist minister of defence and have ran past Ceerigabo and yet they still talk.

 

Taako those comments made my early afternoon..

Share this post


Link to post
Share on other sites

looks like Riyaale saved pl when his def/minister wont take his orders not to attach bossasso and resigned.

 

Riyaale decision will have a deep reprocuations for him. i agree with him though. no need to waste more somali kids on meaningless wars.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Too much BS, Where is Mj red, do you want me to say "I told you so"...

 

What are you on about, you talk as if nothing happened, there was a war 2 days ago - SL army was brave enough to fight for only one hour and run for their lives... Ilaa ceerigaabo bay kutageen 15min, that was another record breaking moment made by the seccessiont ministers LOL but Undoubly the best race of all time was Riyaale moment from LA to Hargeisa in less 5 min.

Share this post


Link to post
Share on other sites

People are reading too much into this. it was a calculated pull-out because somaliland had more to gain from a peaceful resolution then a prolonged warfare.

 

If you think it about it its simple and common sense which escaped many of you. Somaliland would never stand a chance of being recoqnised as a stable, PEACEFUL and sovereign state if every time it faced an enemy it put its troops in and eliminated them. it is better for somaliland to resolve this issue in the way that those who can grant it the recoqnition it wants so baldy. that is by peacfully negotiating a solution to a problem it faces.

 

It would have been much worse for Somaliland had it taken part of a full on war with Puntland.

 

I dont agree with Rayaale's actions (personaly i think he is an incompetent fool), but i dont think its the end of the world either. if Puntland troops were to really show agression towards somaliland they would be eliminated at first sight but that is not what has happened so lets not jump to conclusions people.

 

For once let common sense prevail

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this