Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Puntland Coast Guard Catches 12 Fishing Vessels illegally Fishing in the Waters of PL

Recommended Posts

Puntland Coast Guard Catches 12 Fishing Vessels illegally Fishing in the Waters of Puntland

 

litel_badda_xabiibi.jpg

 

Wednesday, 25-Apr 2007

 

The Puntland Coast Guard caught 12 fishing Vessels illegally fishing in the waters of Puntland. These vessels were then escorted back to the Bossaso port for further questions and legal action.

 

IMGA0365.jpg

 

Puntland Coast Guard Commander Full Colonel Abdi Hersi Du’ale stated that the Coast Guard was on a 48 hour mission with the task of stopping illegal fishing, human smuggling, and pirates, when the Coast Guard discovered these vessels. The vessels consisted of 9 fishing boats and two ships registered under the Republic of Yemen and Egypt. The vessels were caught between Ras-asyr and Aluula. All the crew members aboard these vessels were brought back to Bossaso for further questioning by the Puntland authorities. Col. Abdi Hersi also stated that a full investigation and legal action will be conducted on this incident in the next few days.

 

IMGA0373.jpg

 

The Minister of Fisheries, Ports, Marine Transport & Marine Resources, the Honorable. Saed Mohamed Rage stated the operation was a joint initiative of the Puntland Coast Guard, Ministry of Fisheries and the Al-Hababi Company. The Minister also stated, “ I am very happy with the success of this mission and this will also send a strong message to those that want to illegally fish in our waters that they will be facing the full force of the Puntland Justice system”.,

This was the first mission of the Puntland Coast Guard; the Coast Guard includes the recent addition of 250 members who had completed their training in Gardo, Puntland. The Puntland Coast Guard is a partnership between the Puntland Government and the Al-Hababi Company, with the main mission of securing the waters of Puntland against any form of illegal criminal activity.

 

IMGA0368.jpg

 

These Vessels and their crews are now in the custody of Puntland authorities in Bossaso. Different State agencies are now dealing with this issue; this includes an investigation into what these vessels are carrying, what equipment they are using for their illegal activities and what kind of damage they may have caused to the coastal environment of Puntland.

 

IMGA0370.jpg

 

IMGA0379.jpg

 

IMGA0376.jpg

 

IMGA0377.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada Ilaalada Badda ayaa waxay gacanta ku soo dhigeen 3 Markab iyo 9 doonyood oo si sharci daro ah uga kaluumaysanayey Xeebaha DGPL.

 

Wednesday, 25-Apr 2007

 

Ciidamada Ilaalada Badda Dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxay gacanta ku soo dhigeen Sadex Markab iyo Sagaal doonyood oo si sharci daro ah uga kaluumaysanayey Xeebaha Puntland ka dib markay howlga ugu baxeen 48 Saac ka hor.

 

 

Taliyaha Ciidanka Ilaalada Badda Gaashaanle Sare Cabdi Xirsi Ducaale ayaa wuxuu noo sheegay in Ciidanka ilaalada badda ay howgalka u baxeen April 22, Waajibaadkiisu ahaa inay Xeebta dheer ee Puntland ka ilaaliyaan Kalluumaysiga sharci darada ah, Burcad Badeedka, iyo Doonyaha tahtriibta qaada, “Waxaan ka soo qabanay Gaadiidkan Badda Meel u dhaxayso Raas-Casayr iyo Caluula, markii aanu halkaas gaarnay waxaanu mid walaba waydiiney in ay haystaan ogolaansho sharciyeysan, nasiib daro 12-kooduba ma lahayn wax sharci oo waxay u kaluumaysanayeen si sharci daro ah, sidaa darteed waxaanu keenay Dekeda Boosaaso, inkasta oo ay saaraayeen ilaalo qoryo wadata maraakiibtan iyo doonyaha laakin wax iska cabin ah lama kulmin”

 

 

Mar aan wax ka waydiinay Wasiirka Kaluumaysiga, Dekedaha, iyo khayraadka Bada Siciid Maxamad Raage waxa uu noo sheegay inuu aad ugu faraxsanyahay howlgalkan ay sameeyeen ciidamada ilaalada bada ee Puntland, Wasiirku wuxuu kaloo sheegay inay baaritaan ku samaynayaan gaadiidkan la soo qabtay si aan u ogaano khayraadka ay sharci darada ku guran jireen, qalabka ay isticmaalaan iyo dhibka ay u gaysteen Bay’ada badda,

 

“Sadex goor oo hore ayaa puntland heshiisyo la gashay shirkado ka maalgeliya ilaalinta badda waxna kama suurta gelin, Laakiin heshiiska aanu hada la galnay Al-Xabaabi wuu ka duwan yahay kuwii hore, oo awooda fulinta iyo ciidamada waxaa leh dowlada halka shirkaduna ay leedahay qalabka iyo maalgelinta, waxaan filayaa sidaas ayaa guushu ku timid oo aanu maanta soo qabanay qaybtii ugu horaysey doonyaha iyo maraakiibtan sharci darada uga kaluumaysta xeebeheena” ayuu yiri Wasiirku.

 

 

Hadaba mar aan maanta kormeer ku tagnay Gaadiidkan la soo qabatay, waxay ahaayeen sadex markab oo laga leeyahay Dalka Masar iyo sagaal doonyood oo laga leeyahay Dalka Yemen, shaqaalaha saaran waxay kala ahaayeen Masaari, yemen, Tanzanian, iyo soomaali, shaqaalaha Waxaa ay saareeyeen gadiidkoodii oo lama xirin, waxaa ka maquuday welwel la’aan, waxaa doonyaha korkooda saarnaa saraakiil ka socota hay’adaha kala duwan ee DGPL, oo ay ka mid ahaayeen Ciidanka ilaalada bada, Wasaarada Kaluumaysiga, Immigarayshanka, iyo qeybta ilaalinta Bay’ada.

 

Howlagalkani wuxuu ahaa kii ugu horeeyey ay galaan Ciidamada Ilaalada Xeebaha ee Puntland ka dib markii Dowlada iyo Shikada Al-Hababi ay wada galeen heshiis wada shaqayn ah, ciidamadan waxay Tababar ku qaateen Xerada Tababarka Ciidamada ee Xorgoble (Qardho), Tababrkaas oo ay Bixiyeen Saraakiil khibrad u leh arimaha Badda oo isuga jira Ajnabi iyo Soomali.

 

Sawiro

 

IMGA0365.jpg

 

IMGA0373.jpg

 

IMGA0368.jpg

 

IMGA0376.jpg

 

IMGA0377.jpg

 

 

IMGA0380.jpg

 

IMGA0381.jpg

 

IMGA0382.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidanka Ilaalada Badda ee Maamul Gobaleedka Puntlan oo Qabtay Maraakiib(Daawo Sawirada)

 

Last Updated::2007-04-25 13:33:10

 

markab_qabasho_bosaso.JPG

 

11_2.jpg

 

Boosaaso:- Ciidamada ilaalada xeebaha ee maamul gobaleedka Puntland ayaa gacanta ku soo dhigay maraakiib si sharci daro ah uga kaluumaysanayey xeebaha Puntland.

 

Sadex ka mid ah Maraakiibta ayaa waxay ka diiwan gishan yihiin dalka Masar sagaal kale ayaa waxay ka diiwaan gisha´n yihiin dalka Yemen.

 

Maraakiibta ayaa waxaa saaran shaqaalo tiro badan waxayna gaarayaan ilaa 130 shaqaale ah waxana ka kala yimaadeen wadamada Masar iyo Yemen.

 

Taliyaha ciidamada ilaalada baddaha Puntland Cabdi Xirsi Ducaale ayaa ka warbixiyey sidii ay gacan ugu soo dhigeen maraakiibtan iyo doonyaha isaga oo sheegay in si dhaqso ah loo keeni doono maxkamada.

 

Ma ahan markii ugu horeysay ee ay ciidamada ilaalada xeebaha Puntland ay gacanta ku soo dhigaan maraakiib si sharci daro ah uga kaluumaysanayey xeebaha Puntland .

 

Ilo wareed ku sugan Dekedda magaalada Boosaaso ayaa u xaqiijiyey HorseedNet in maraakiibta ay iminka ku xiran yihiin Dekedda Boosaaso .

 

 

Sawiro

 

2_18.jpg

 

3_20.jpg

 

4_17.jpg

 

5_8.jpg

 

7_8.jpg

 

http://www.halgan.net/sawiro/sawirada_waaweyn/11_2.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

^^^^ Those invaders were "invited". The Puntland leadership is too busy serving them milk and cookies. :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ms DD   

Waa la qabtey 'illegal' doomaha maxaa yeeley bakhshiishkii ay u laabi lahaayeen dowladda ayey hilmaameen.

 

Make no mistake, the average joe on the street dont see a penny from moneys collected.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ms DD   

Somaliecon

 

Is it so inconcievable that someone from P/land would support the resistence in Muqdishu? Believe it or not, people from every clan are against this naked aggression from the Ethiopians and those puppet who invited them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

doon.jpg

 

Ciidamada Badda Puntland Oo Soo Qabtay Doonyo & Maraakiib Sharci Darro

 

Bosaso(Calanka.com) 24-April-2007

 

Dhageyso: -Shir Jaraa`id Ku Saabsan Howlgalada Doonyahan

 

Ciidamada ilaalada xeehaba puntland ayaa gacanta ku soo dhigay maraakiib iyo doonyo si sharci daro ah uga kaluumaysanayey xeebaha maamul goboleedka puntland.

 

Sedex markab iyo lix doonyood oo si dhuumaalaysi ah uga jilaabanayey xeebaha puntland ayaa maalinimadii shalay ahayd ay ciidamada ilaalada badaha puntland ay ka soo qaqabteen xeebaha gobolka bari.

 

Maraakiibtan iyo doonyahan oo dhamaantood ahaa kuwa kaluumaysiya ayaa waxaa saarnaa shaqaale aad u tiro badan oo ka soo kala jeeda dalal dhowr ah.

 

Sedaxda markab ee laga soo qabtay xeebaha puntland ayaa ka diiwaan gashan dalka masar halka sagaalka doonyoodna laga leeyahay wadanka yaman.

 

Isku gayn shaqaalaha saran maraakiibtan iyo doonyaha ayaa gaaraya 130 qof oo iskugu jira naakhuudayaal iyo badmaaxiin u kala dhashay dalalka yaman iyo masar.

 

Qabqabashada maraakiibtan iyo doonyahakan aad u tirada badan ayaa timid kadib markii ay dhawaan ciidamada ilaalada xeebaha puntland ay sameeyeen howl-gal aad u balaaran oo ay ku sifaynayeen xeebaha puntland.

 

Taliyaha ciidamada ilaalada baddaha puntland cabdi xirsi ducaale ayaa ka warbixiyey sidii ay usoo qabteen maraakiibtan iyo doonyaha waxaana uu ku tilmaamay kuwo ku soo xadgudbay badda punt land lana marsiin doono wadadii ay mareen kuwii ka horeeyay oo iyagu maxkamad xukun ku riday.

 

Ma ahan markii ugu horeysay ee ay ciidamada ilaalada xeebaha puntland ay gacanta ku soo dhigaan maraakiib iyo doonyo si sharci daro ah uga kaluumaysanayey xeebata dheer ee puntland ee waxaa la dhahi karaa waxa ay ka mid yihiin kuwo fara badan oo ay ciidamadu ay gacanta ku soo dhigeen.

 

Calanka.com

 

doon1.jpg

 

doon3.jpg

 

doon6.jpg

 

doon7.jpg

 

doon8.jpg

 

doon9.jpg

 

doon10.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xargaga   

Somali Marine riches is exploited by arab neigbours while the ethiopians want to accupy the lands. This is a good move if the pld authorities would persue the legal procedures to the end.iam afraid.This will end with bribe and repuditions from Yemen and Egypt. Remeber Somaliland embarked on same operations sometimes ago and they let the ships go without even prosecuting the illegal fishermen.From that time henceforth never heard of illegal fishing boats having been aprehended.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this