Sign in to follow this  
Major-General Cawad

To all the critics of H.E. The President

Recommended Posts

This thread is for all the critics of the President of the Puntland State of Somalia H.E. Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde) who is in charge (fully) of what is happening in Puntland and who also strives to better the lifes of our people and region not only in political terms but also in economical and social developments and by the way that's not only limited to "Banderqaasim" (formerly Bari region) nor Karkaar region.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maamulka Puntland oo sheegay inuu Wado laami ah u dhisayo Gobalka Cayn

 

Buuhoodle:- Wararka kasoo baxaya maamulka gobalka Cayn ayaa sheegaya in maamulka Puntland ku talo jiro inuu wado laami ah ka dhiso gobalkaasi.

 

Wadadan laamiga ah oo dhererkeeda lagu sheegay 200km ayuu Guddoomiyaha gobalka Cayn Md.Kayse Cabdi Yuusuf in uu balan qaaday Madaxweynaha Puntland Gen.Cadde Musse.

 

Wadadan ayaa noqon doonta mid isku xirta xarunta gobalka Cayn ee Buuhoodle iyo magaalooyinka waaweyn ee Puntland.

 

Degmada Buuhoodle oo ah xarunta gobalka Cayn ayaa ayadu halayn wado wanaagsan oo ay gawaaridu mari karaan ayadoo qorshahan uu qeyb ka yahay horumarinta gobalkan oo kamid ah gobalada cusub ee maamulka Puntland.

 

Guddoomiyaha Gobalka Cayn Kayse Cabdi Yuusuf oo kulan la yeeshay ganacsatada gobalka ayaa ka codsaday in maal qabeenada qeybtood ka qaataan sidii gobalka lagu horumarin lahaa.

 

Macada wakhtiga wadadan laamiga ah la sameyn doono balse qorshahan ayaa ah mid ay si weyn usoo dhaweeyeen shacabka gobalka.

 

C/risaaq Shiino

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Guddoomiyaha Gobolka Cayn Kayse Cabdi Yuusuf (Waxaa Loo Ogolaaday Gobolka Cayn Waddo Laami Ah Oo Dhererkeedu Yahay 200 KM).

 

kayse1.jpg

 

Warkii: Aug 01, 2005

Buuhoodle(Radiossc.net):-Guddoomiyaha Gobolka Cayn Kayse Cabdi Yuusuf ayaa shaaca ka qaaday in Madaxweynaha Puntland Cadde Muuse uu u balan qaaday Gobolka Cayn in la siiyo Waddo Laamiya oo dherer keedu yahay 200KM, isagoo intaas ku daray in uu dhawr jeer ammuurtaas ay ka wada hadleen isaga iyo Madaxweynaha.

 

Guddoomiyaha Gobolka Cayn Kayse Cabdi Yuusuf ayaa weedhahan jeediyey isagoo u xog warramaya Xubno ka mid ah Ganacsatada Deegaanka Buuhoodle, waxuuna Guddoomiyahu sheegay in uu Madaxweynahu u ballan qaaday Gobolka Cayn in loo sameeyo Waddo Laami ah oo isku xidhi doonta Buuhoodle iyo Laascaanood, waxuuna intaas ku daray in mashruucani ka mid yahay kuwo ballaadhan oo laga hirgalinayo Puntland.

 

 

 

Shirkan uu Guddoomiyahu la yeeshay Ganacsatada kala duwan ee Gobolka ayuu sidoo kale Kayse uga war bixiyey halka ay marayaan Canshuur ururinta iyo dakhligii soo xerooday labadii maalmood ee Cashuuraha Barriga la qaadayey, waxuuna u sheegay ganactasada in Lacag dhan 5000.000 sh.s oo saafiya lagu xareeyey Bankiga Buuhoodle labadii malmood .

 

 

 

Shirkan oo qorashahisu ahaa sidii ay isku jaan qaadi lahaayeen Maamulka Gobolka iyo Ganacsatadu ee ku aaddan Canshuuraha, waxaana laysla gartey in dib lays kugu soo laabto Habeen danbe si ay ugu dhammaadaan shirka Ganacsatada Deegaanku, ka dib markii ay qaybo muhim ahi ka maqnaadeen.

 

 

C/casiis Saleebaan Axmed.

 

Radiossc.net.

 

Buuhoodle Puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maamulka Puntland oo waddo laami ah u samaynaya gobolka Cayn

 

Buuhoodle - 02.August.2005 Guddoomiyaha Gobolka Cayn Kayse Cabdi Yuusuf ayaa shaaca ka qaaday in gobolka Cayn loo oggolaasday in loo dhiso waddo laami oo gaareysa masaafo dhan 200km.

 

Maamul goboleedka Puntland kama soo bixin waf faah-faahsan oo ku saabsan xilliga la bilaabayo waddada laamiga ah ee loo samaynayo gobolka Cayn, waxana guddoomiyaha gobolkaasi, Mr. Keyse uu sheegay in madaxweynaha Puntland, Cadde Muuse Xirsi ay arrintan ka wada hadleen dhawr jeer isla markaasna uu oggolaaday in waddada laamiga ah ee gobolka Cayn dhowaan la hir gelin doono.

 

Dhismaha waddada laamiga ah ee ee loo samaynayho gobolka Cayn ayaa sahli doonta isu socodka dadka iyo ganacsiga ee isku xira magaalada Buuhoodle iyo magaalooyinka kale ee Puntland.

 

Warka ka soo baxay dawlad goboleedka Puntland ee ku aaddan dhismaha waddada laamiga ah ayaa waxaa soo dhoweeyey mas’uuliyiinta maamulka gobolka Cayn, dadweynaha iyo ganacsatada deegaankaas.

 

Waddada laamiga ah ee la ballan qaaday ayaa si toos ah isugu xiri doonta magaalooyinka Buuhoodle iyo Laas Caanood.

 

Maxamuud Faarax Bile

farahbile@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Buuhoodle:Gobolka Cayn oo loo ballan qaaday dhismaha waddo laami ah oo kuxirta gobollada kale ee Puntland.

- Tuesday, August 02, 2005 at 10:06

 

Buuhoodle(AllPuntland)- Sida aynu kawarqabno magaalada Buuhoodle ee gobolka Cayn ayaa ah magaalo ku taalla dhul hawd ah oo ka fog magaalooyinka Laascaanood , Baran iyo Garoowe oo ah magaalooyinka Puntland ee magaalo ahaan ugu dhow.

 

Magaalada Buuhoodlena malahan waddo laami ah oo magaalooyinkaasi ku xirta , waxaana magaalada Buuhoodle gala waddo raf ah oo gawaaridu xilli badan kulumiyaan socodkeeda.

 

Marka la eego magaalada Laascaanood oo kale , waxaa magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland gaarigu uga socdaa wax kayar saacad.

 

Guddoomiyaha gobolka Cayn Kayse Cabdi Yuusuf ayaa shaaca ka qaaday in gobolka cayn loo ballan qaaday waddo dhererkeedu dhanyahay 200Km oo ku xirta magaalooyinka Puntland , wuxuuna sheegay Mud:Kayse in ballanqaadkan uu sameeyay madaxwaynaha Puntland Mud: Cadde Muuse Xirsi.

 

Wadadan uu madaxwaynuhu ballan qaaday ayaa waxay tahay waddo laami ah sida uu xaqiijiyay guddoomiyaha gobolka Cayn Mud: Kayse Jaamac oo u waramayay ganacsatada gobolka Cayn.

 

Arintan ayaa waxaa aad usoo dhaweeyay ganacsatadii uu guddoomiyaha gobolka Cayn warbixinta Kasiiyay arimaha la xiriira dhismaha laamigan cusub.

 

CCC Farayaamo

 

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gobolka Cayn oo yeelanaya Waddo Laami ah Posted to the Web Aug 02, 15:44

 

Buuhoodle:-Guddoomiyaha gobolka Cayn Kayse Cabdi Yuusuf, ayaa maanta shaaca kaa qaaday in loo ballan qaaday Waddo Laami ah oo uu yeesho gobolka Cayn taa soo ku xirta gobolka intiisa kale.

 

Mr. Kayse wuxuu sheegay in kulan ay yeesheen Madaxwaynaha Puntland Maxamuud Muuse Xirsi (Janaraal Cadde) uu u ballan qaaday in gobolkiisa laga fulin doono mashruuc loogu dhisayo Waddo Laami ah oo ku xrta gobolada kele ee Puntland.

 

Lama sheegin xiliga uu hirgalayo Mashruucaani iyo waliba Cidda maamulku la kaa shanayo, hase ahaatee Madaxwaynaha Puntland, ayaa la sheegay in uu Mashaariic aad u waawayn ay u ballan qaadeen qaar ka mid ah dawladaha Carabta ee gacanka carbeed dagan.

 

 

Axmed C/salaa

Puntlandpost,Garoowe,J,F,Soomaaliya

Contacts:loole25@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oh great! We get the classic calaacal thread simply for criticizing the security program of Puntland leader Cadde Muuse. No one's perfect. Cadde, like everyone else, has his shortcomings. I've always said Cadde is a development-oriented type of leader.

 

Yet, he's shown weakness in apprehending and punishing a few select men who've killed others in cold blood and hid behind their sub-sub-clans. Where's the justice? There can be no true development without justice.

 

Sorry, I don't vote Republican. To this day, most Republicans still believe the U.S. is in Iraq because of 9/11 (which is something GW Bush has continously said - despite much evidence otherwise). Most pro-Col Yeey folks still truly believe that he single-handedly built Puntland. Yaa ruwaayadaas laga dhaa-dhicinaa? Reer Puntland have always been ripe for law and order - in pre-1998 days, Northeastern Somalia was relatively safe compared to other regions of the country, except for brief periods of fighting. Which made Col Yeey's job much, much easier as Puntland leader. Let's see if Col Yeey can impose law and order in Muqdisho, since he's such a freaken genius! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this