Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Puntland signs a 10 million animal pro year export deal with the Kgd of Saudi Arabia

Recommended Posts

^ Yeah. However somalis eat tons of meat. It's the other food like vegi's, fruits, bread and the lack of it in our diet's that keep us skinny.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@Xiinoowism.

 

Sumaraiow, dalkii waa shiddeysanyahay ninkii miyir leh baase garankara inta shiddadu le'egtahay. Dariiqadda tfg-da hadda ku burursani ma garankaraan adeer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Allaha sahlo tu kale meesha kuma haynee?

 

Xaajase waxaa qudhmiyey gibinada Tola'ayeeeey gelinka horena ku meera, gelinka dambe Muslimeey ku dikriya ee dhan loo raaco aan garanayn!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Samurai-ow, Dhoodaan, inkastuu mar-marka qaarkood ku sifoobay siduu gabaygiisii Likaaco ku sheegay; waa markuu lahaaye'e:

 

Nimaan luggi jabnayn baan ahiyo xooga lawyadu e

Hayeeshee lixaad kuma socdee laangadhaan ahaye

Madixiyo laabtay fayow oo xiskay ladane

Waxse kuma lilloobaane waan garasho liitaaye'e!

 

Haddana su'aalahan aan soo xigtay ee maansadiisii Durraaqsi ku jiray jawaab bay u baahanyihiin ma istiri?

 

Bal u hollo adeer:

 

Is durraamad kiinaa bixiyo, dhawr dublaa jirada

Ku darsoo iblays darajaliyo, doofillaa wadaye

Dhibaatada daryaantee sidii, danab u yeedhaysa

Balaayada markii lala dardhaday, dakharka yaa gaystay?

 

Ragiise loo dabaaldagi jiree, Xamar ka doobyaaya

Inay nabada daanyo u noqdaan, ma isku dayi waayay?

 

Badhkiin eray duxluu noogu daray, tii uu daabacaye

Waxaana maansadiina u da' wayn, doona xididkii e

Qofka dudaya duulbaw gafaye, sheeg ninkii didiyay?

 

Dallanbaabigiyo oohintiyo, ciil la dabandeebka

Sida lagaga duudsado hadaad, wax u dabiibayso

Horta dibada maad soo dhigtaan, kii danbiga gaystay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiinow - Bayd ku dhici doonaa ayaa muftigii laga hayaa xilli ay fallaadhu ku godnayd, xaajana ay dhabaqday.

 

Waxaa uu yidhi:

 

Nimankii ilmada iga qubee, oohin iga keenay

Nimankaan ku alaladay markaan, uunka wada jiifay

Nimankii ajuurada cunee, iibkii ii bixiyey

 

Nimankii intaas nagu falaan, na asaraareynin

Waxba yey addoomaha Ilaah, nooga aargudine

Waxba yaan aduun layga siin, ilintidaydiiye

 

Utuntayda waa heli haddaan, iilka lay dhigine

Araraha intaan maranhayey, igu arkaayane

Maruun baan sidii aar libaax, oodda soo jebinne

 

Ashtakooda'aa iyo warqado, ku andacodaaba

Mar haddaan shareecadu aqoon, nimanka xxxx

Ashahaadadoodiyo ma rabo, ina wallayntooda

 

Mar haddaan wadaad aayad diin, ila ekeynaynin

Amaan aniga lay oran karayn, tanu ahaan mayso

Allow yaa af lama daaliyee, iga asluubeysta

 

Bal adba?

Share this post


Link to post
Share on other sites

if this is not the regular chearleader gas! sl is shyte outta of luck. cuz w/o this they be up the creek!! lool

 

this is the bread n butter of sl! w/o it that babe is in a hot oven!! lool

 

this smells like another bush hand! rewarding his nigga house boyz!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nice development from Puntland, Xiin as ever is optimistic, though he was more so when we had a full war being waged by the fake courts. He never learns..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this