Sign in to follow this  
Liqaye

Dagaallo Laas-Caanood Saameeyey

Recommended Posts

Liqaye   

Dagaallo Laas-Caanood Saameeyey

 

Axmed Siciid Cige

Wararka ka imaanaya magaalada Laas-Caanood ayaa sheegaya in iska hor imaad hubeysan oo saddaxdii maalmood ee u danbeeyey ka socedey miyiga

laba beelood oo halkaasi wada dega uu ayaa Khamiistii saameeyay magaalada

Laas-Caanood.

 

Mar uu xafiiska BB-da ee Hargeysa uu la xidhiidhey magaalada Laas-Caanood ayay dad goob joog ahi, BBC-da u sheegeen in subaxnimadii Khamiista ay haweenay ku dhimatay rasaas ay isku weydaarsadeen magaalada Laas-Caanood gudaheeda dabley ka tirsan labadaa beelood ee iska soo horjeeday.

 

Iska hor imaadkan hubeysan oo ka bilaabmay Salaasadii, tuulada la yidhaahdo DABA-TAAG oo 60km, koonfur ka xigta magaalada Laas-Caanood, waxa warar xog ogfaal ahi BBC-da u sheegeen in halkaas ay lix ruux ku dhimatey.

 

Waxa kale oo wararku sheegeen in dagaaladan ay ku dhaawacmeen ilaa sagaal qof. Ilaa iminka lama yaqaan sababta dhalisey dagaalada Laas-Caanood.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

Xaflada Maanta lagaga Dhawaaqay Xabad Joojin Oo Ka Dhacday Magaalada Laascaanood.

 

Xaflada Si waanagsan loo soo agaasimay oo looga golahaa sidii xabad Joojinta Ay dhawaan ku dhawaaqeen labada beelood ee uu iska hor imaadku ku dhexmaray Tuulada dabataag loo hirgalin lahaa oo ay ka soo qayb galeen Odayaashii uu hogaaminyey Cadde Muuse iyo Issimada Gobolak SooL, Ayaa maanta ka dhacday magaalada Laascaanood.

 

 

 

Xafladan oo ay Soo qaban qaabiyeen guddida nabadeynta ayna goobjoog ka haayeen Issimada , Guddoomiyaha Gobolaka Ibraahim Jaamac Daad, iyo Taliya qaybta Booliska ee Gobolka Sool C/laahi Maxamed Geele(Farabadane) ayaa markiiba waxaa ka hadlay afar Oday oo labada beelood isk asoo xuleen,oo kala ahaa Caaqil Axmed Xirsi Cawl, Cumar Faruur ,maxmed Xaaji Ismaaciil, Xasan Khaliif. waxayna afartaas odayba ku nuux nuuxsadeen siday uga go’antahay nabada iyo sidii loo adkayn lahaa xabad joojinta, qolawalibana ay u balan qaadi lahayd adkaynta nabada.

 

Radio LasAnod Cade Muse

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

dear oh dear

 

arent somalis so predictable, i gues C/Y and his millitia didnt bring the sacks of gold that some people thought they would, oh well its learnin as you go along with somalis, so its good people should see what else is out there...

 

 

but as we all know if you venture out too much into the unknown then you risk getting your hands burned.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

Qudhac nacnacda golaha kala tag. Hadii dad walaalo ah oo muslimiin ah aad kufarxeysid dhiigooda, hade muslim toosan ayaadan aheyn.

 

Naceybkaaga aad uqabto Soomaalida inta aan aheyn Qabiilka aad kadhalatey waxa uu kugaarsiin uun inaad xanuun qaadid. Go'aan aheyne isa soo daawee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

Originally posted by Sophist:

Qudhac nacnacda golaha kala tag. Hadii dad walaalo ah oo muslimiin ah aad kufarxeysid dhiigooda, hade muslim toosan ayaadan aheyn.

 

Naceybkaaga aad uqabto Soomaalida inta aan aheyn Qabiilka aad kadhalatey waxa uu kugaarsiin uun inaad xanuun qaadid. Go'aan aheyne isa soo daawee.

From my short statement you manage to derived that am not proper muslim, i hate all other qabiils apart from mine, and that i am happy with the sad developement in laascanod, just because i said somalis are so predictable.

 

 

but if we stop go past the emotions for a second, can you really say in your heart of hearts you didnt fear this as well, when you look at the people in control these days, look at the picture of the olders, behind them is teenage boy with huge gun, now when a city is run by people like that, then is this a supprise.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rokko   

Qudhac, tribal wars are what destroyed the good old city of Burco. We all remember the long conflict couple of years ago which took the lives of more than 40,000 people in Burco and how Ina Cigaal took sides with one of the tribes and levelled the city to the ground. At least Ina Yeey is not taking sides on this veeeeeeeeery small tribal conflict on which no more than 10 people died so far na'mean.

 

If I was a Somalilander, I wouldn't redicule others about tribal wars and stuff na'mean.

 

Just wish peace for the warring reer baadiyes na'mean. That is all I can advice ya bro.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this