Sign in to follow this  
Biixi

Al-Itaxaad(ICU) oo Mareekanka lacag looga ruurinayo...

Recommended Posts

Biixi   

Wadaadka lagu Magacaabo Sheekh Cabdi raxmaan Sheekh Cumar, iyo Hassan Jaamici oo labadooduba ku sugan Cariga maraykanka-Manessota, ayaa la shgeegay inay wadaan Dhaqaale ay u uruurinayaan ninka Maraykanku Raadinayo ee Xasan Daahir Aways ee lagu sheego in uu ka tirsanyahay Ururka AlQaa’ida.

 

 

Lacagahaan oo lagu sheegay inay ka uruuriyeen dhamaan shacabka soomaaliyeed inta ay isleeyihiin waxaad ka helaysaan taageero ayaa la sheegay in si toos ah ay ugu direen Xasan Daahir Aways.

 

 

Dhaq dhaqaaqa labadaan nin ayaa la sheegay in laga dareemay Dalka Maraykanka-Mannesota, waxaana ay Qaban qaabadeeda ku jiraan in ay Ardayda Soomaaliyeed ee dhigta Iskuulada ku wargaliyaan inay ku mudaharaadaan Safaarada Ethiopia ay ku leedahay Dalka Maraykanka.

 

 

Labadaan nin ayaa horey u taageeri jiray Garabkii Mucaaradka Dawlada Federaalka ah noqday, ee horey Muqdisho u gaaray, waxaana ay horey dhaqaale ugu uruuriyeen xubnihii Mucaaradka ku ahaa Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliyeed ee tagay Dalka Maraykanka.

 

 

Abaabulka raga taageersan Maxkamadaha Midoobay ee dalka Maraykanka ku sugan ayaa la sheegay inay dhinac walba oo dagaal ah ku jiraan.

 

 

Waxaana iyana la sheegay in rag siyaasiyiin ah oo aan shaqa ku lahayn arimaha diinta iyo waxa ay sheeganayaan maxkamaduhu, ay iyaguna wadaan dagaal shakhsi nacayb ah, kaasoo ku salaysan in aan wax dawlad ah oo uu hogaaminayo Madaxwayne Cabdullahi Yuusuf dalka soomaaliya ka dhalan, waxaase muhiimada Siyaasigu tahay in uu dalka iyo dadka u dagaalamo, ee aanu shakhsi gooni u fiirsan, taasoo hoos u dhigi karta sumacada qofka

 

 

Idamaale News

Share this post


Link to post
Share on other sites

ala been badanaa! war munaafaqnimada ma saan ayey gaartay??? :eek:

 

Leave the poor wadaads alone, they are trying to raise some money for their un built mosque that no one is helping at the moment.

 

I guess dad badan ayaa diinta la dagaalamayo! alaahuma najaynaa- acuudkiyow hadana minesota ayey u soo dhaceen.

 

dat aint cool :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Mr.Faarax, saxib, you nailed it. Kuwa jaajuuska ah shartooda ilaahay haka badbaadiyo wadaadada masaakiinta. Sheekh Xassan Jamici waaba islaax sida la sheegi jiray and had no business with Al-itixad defunct organization though some people would stoop so low as to lie about anyone.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

It’s not the first time Idamaale is making this accusation. In fact, they made the very same accusation a year ago but this time to the ICU instead of Shariifka, the speaker of the parlimantry. Who would it be next year? Maybe our own SOL. :D

 

Just shows the garbage they call news stories. What does Idamaale means anyways? Some kind of qabiil synonym?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Where is the Admin when we need him the most? Close and delete this silly thread, please!

 

Admin I am sure you understand the implications in which such baseless rumours could cause to the integrity of that innocent Sh. Cabdiraxman Sh. Cumar who resides in your town of Minneapolis.

 

Please ban poster delete this reckless topic as soon as possible, insha-Allah.

 

Thank you Admin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sarandi   

Well, Bixi I hope that is not what you believe but just an article which you copied from Idaa-male (#1 Unreliable news site) But if it is from your opinion. I advise you Inaad Alle u toobkeento. If you chose not to, don't west our time with nonsense topic.

 

PS to Alle-Baahne

 

Don't request from the admin to block someone because they just said something you don't like. Let him/her say what he/she need. That's the flavor of the Forum. So if you don't like just walk away.

 

Thanks to all

Share this post


Link to post
Share on other sites

"Idamaale News "

 

I think everyone (save Biixi et al) would agree that this website is the most pathetic one after allpuntland.com. Who ever is behind it, knows no shame. redface.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maf Kees   

Idamaale is a garbage filled website. I personally heard how the website was intended to curb any propaganda attacks against Puntland, Abdullahi Yusuf and sofort. As you can expect, the truth is not a priority. But on the other side, Idamaale is basically a monster created by the existence of Dayniile and Waagacusub as some kind of defense mechanism.

 

Idamaale is indeed a new synonymous for a certain Somali group. You can visit the other, more peaceful Idamaale fyi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^Someone told me the owner of that websites lives in London, if he has a problem with someone, the next day he posts an article accusing that person to be a member of a terrorist group :D .

 

I couldn't believe it at the time but now it makes sense. Here is another baseless accusation that they call a news!

 

 

Dayaaraddii Ka Degtey Muqdisho 26kii July Ma Sidey Osama Bin Ladin, Mase Dhici Kartaa Inuu Hore u Joogey Muqdisho'' Waxaan wada ogsoon nahay in dayaarad nooca Qalabka u Qaada millateriga ay ku soo degtey Gegida dayaaradaha caalamiga ah ee Muqdisho. (27 Jul)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this