Sign in to follow this  
Gabbal

Duqii Doon Ducana ugu dara waadna dubateene!

Recommended Posts

Gabbal   

Originally posted by Che -Guevara:

but piss off!

:confused:

 

How old are you? :confused: Grow up adeer and no, I am not looking for further comments from you.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Maxaa ka xususataa Inqilabkii dhacey 21 Oct, 1969?

21 Oct 21, 2008 - 6:01:19 AM

 

Maalin Talaado ah [Oct 21, 1969], ayay Milateriga Somalia afgambi aan dhiig ku daadan kula wareegeen taladii dalka, kadib geeridii Madaxweyhihii hore ee Somalia C/rashiid Cali Sharma'arke.

 

Xukunka Milateriga ah ee xooga kula wareegay Somalia waxaa madax ka ahaa Gen. Max'ed Siyaad Barre, waxaaan la xiray maalintaas oo roob uu da'ayay wadooyinka Muqdisho, iyadoo dadkii loo diiday inay shaqooyinka aadaan.

 

"Maalintaas waxay ahayd maalin bandow ah, waxaana dadka oo dhan loo diiday inay guryahooda ka baxaan, wadooyinka oo dhan waxaa la dhigay ciidamo wata gaadiid dagaal oo ay ku jiraan taangiyo" ayuu yiri Axmed Cumar oo ka mid ahaa dadkii xiligaas goobjooga ahaa.

 

Raadiyaha Muqdisho ayaa ku dhawaaqay isla maalintaas in dalka Somalia lagu soo rogay bandow bilaabanaya 4:00 galabnimo ilaa 10:00 subaxnimo, iyadoo aanay jirin cid jabisay bandowgaas.

 

Heeso salka ku hayay amaanka kacaankii October 21, ayaa ka bilowday Radio Muqdisho iyo Radio Hargeysa, Gen. Max'ed Siyaad Barre ayaa kala hadlay shacabka idaacadaha, isagoo ku dhawaaqay inay iyagu dalka gacanta ku hayaan lana taageero.

 

"Waxaan leenahay xukunku waa inay ka mid noqdaan, xoogsatada, beeraleyda, askarta iyo shacabka intiisa kale, waana in la taageero qofkii xukunka haya, waana banaan tahay in wax la iska weydiiyo ruuxa xukunka qabtay" ayuu yiri Gen. Max'ed Siyaad Barre oo shacabka la hadlay; isagoo intaas ku daray:

 

"Kacaanku wuxuu doonayaa cadaalad, wuxuu diidayaa cadaalad-darada, qabyaaladu waa mid aan la aqbalayn, qof walbana waa inuu dalka iyo dadka u shaqeeyo si horumar loo gaaro".

 

Maanta oo kale [Oct 21, 2008] ayaa waxaa laga xusi jiray Somalia oo dhan maalitii uu curtay Kacaanka, iyadoo la dhigi jiray xaflado lagu maamuusayo maalintaa.

 

Waxyaabihii ugu waaweynaa ee lagu xusuusto Kacaankii [ Oct 21, 1969] waxaa aka mid ah dagaalkii dhexmaray Somalia iyo Ethiopia, waxaase maanta gudaha dalka Somalia jooga ciidamo ka socda Ethiopia oo gacan siinaya dowlada hada jirta ee uu hogaaminayo C/llaahi Yuusuf Axmed.

 

Sanadkii 1978-kii waxaa bilowday in laga horjeesto xukunkii Siyaad Barre iyadoo ay sameysmeen jabhado ku kacsan xukunkaas, waxaana jabhaddii ugu horeysay ee dagaal la gasha xukuumadii Max'ed Siyaad ay ahayd SSDF, taasoo uu dhisay Madaxweynaha hada C/llaahi Yuusuf.

 

Jahadii USC oo la aasaasay [Jan 12, 1989] ayaa ku guulaysatay inay xukunka ka tuurto xukuumadii Gen. Barre; waxaana wixii xiligaas ka dambeeyay ay Somalia cagaha la gashay dagaalo sokeeye iyo fowdo.

 

Somaliland ayaa ku dhawaaqday sanadkii 1992 inay gooni isku taagtay ayna ka goosatay Somalia, waxaana dalkaas ismagacaabay haanta ka jirta nabadgalyo la isku haleyn karo.

 

Puntland ayaa iyaduna sameysatay Maamul Goboleed, halkaasoo ah goob nabadoon; waxaana laga sameeyay dowlad uu madaxweynihii ugu horeeyay ka noqday C/llaahi Yuusuf Axmed Madaxweyaha haatan ee Jamhuuriyada Somalia.

Weli waxaa jira fowdo iyo amaandaro ka taagan koonfurta Somalia, iyadoo la ogyahay in dhowr jeer la dhisay dowlado, balse ku guulaysan waayay inay Muqdisho ka shaqeeyaan.

 

Garowe Online, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

I have a freind who saw Siyad Barre in his last days in Nigeria. He told me the man spent his time worshiping Allah. When I went his home, my friend told me, whilst most of his relatives were watching the news or sport matches, he was in his secluded room, worshipping his Allah.

 

It's those days that this friend of mine described that are worth remembering, and not his tenure as a dictator of Somalia!

 

Allow kuu naxariiso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Xiin-

 

This thread bugs you more then it begs anyone else on this forum, including Oodweyne. Save it adeer! :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^I have no quarrel with that yaa Che! I met this friend of mine few months ago in Seattle, and what he told me was quite a revelation to me. I think it’s commendable.

 

Lest Horn thinks, this thread of his irritates some people, odaga aan layrta u bannayno!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Good for him-celebrating october 21st is atavistic in nature and are fond of cult personalities but in fairness, this fairs better than Duke's Yeey's four year celeberation, all insult to decent Somalis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this