Sign in to follow this  
jamaal7777

Nabadgalyo walaalayaal.

Recommended Posts

Salaama calaikum kuligiin

 

Walaalayaal dhamaantiin kheyr baan idiin rajaynayaa iyo jano aamiin. Anigu waan iskasii soconayaa ee macasalaamo kuligiin. Nur aad baad ugu mahadsnatahay qoraalkaaga badan maasha ALLAH aan kaaga baranay ilaahay intaas kusiiyay ayaan in kabadan kaaga tuugayaa. Aakhirona intii rabi doortay hakugu daro aamin.

 

Camal kaaga aduunyada mid laga faaisaysto Alla hakadigo, adigana marqaati kuunoqda aakhiro aamiin.

 

Intiina kalena sidaas oo kale aamiin.

 

Nabaday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nur   

Walaal Jamaal

 

Jazaakallahu Kheiran, Allah adigana ku siiyo in u dhiganta inta kheir ah ood nala jeceshahay ( Wa lakal Mithl), hana nagu wada kulmiyo jannooyinkiisa adduunka ( Meelaha Allah Magaciisa qurxaan iyo sifaadkiisa sare lagu xuso oo dhan sida Somaliaonline Islam page) si aan u mudanno inaan galno Jannooyinkiisa aakhiro, amin.

 

Walaal Jamaal ma qudhac dheer baad qabatay? ( lol), haddeyna jirin wax dhiba ah oo kaa soo gaaray SOL, meel walbood jogto waxaan jeclaan lahaa inaad na xidhiidhiso, xataa qudhac dheer haddad u safartay, waxaa suurogal ah in eNuri Internet Service laga helo.

 

Meeshaad tagto, Allah ayaan kuu wakiilanay, diintaada iyo amaanadaadaba.

 

Muxubbikum Fillah

 

Nur

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

Wcs Wr Wb @ Jamaal.

 

Something isn't right about this farewell message,actually its rather concerning.

 

Are you leaving Sol or Duniya ?

 

Nevertheless, let me say a dua for you.

 

"May Allah make piety part of your journey, forgive your sins and fulfil the purpose of the journey"

 

Amiin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this