Sign in to follow this  
General Duke

Somali police chief a hero in the making...

Recommended Posts

Fikrad qoraa )Genaral Cali Madoobe waa nin mudan bilad geesi!!

 

 

REER%20DIINAXMEDA.jpg

Taliyahaya ciidanka qaranka booliska Soomaaliyeed Genral Cali Madoobe OO taariikhdu muujisays inuu yahay halyeey qaran, Tan iyo Maalintii loo doortay xilka taliyanimada genaral cali wuxuu ku bilaabay hawshiisa si ay ka muuqato xil kasnimo iyo muwaadinimo, waxaana taa dareemi kara dadka muwaadiniinta ah ee aan ku dheehnayn caadifada qabiilnimo.

 

Waxa si cad u muujinaya hawsha uu qabtay jagenralku diyaargaraynta ciidanka booliska oo uu furay Xarunta Carmo, Xaruntaas oo maanta kala hadlay Raíisul wasaara qaranka Soomaaliyeed Pro. Cali Maxamed Geeddi. qaar ka mida dufcadaha ciidanka. Isgoo intii ay dawladu dhisnayn Ganeraalku ka dhex muuqanayey hadaladiisa si sharaf iyo xilkasnimo ku jirto markii uu ka hadlo arimaha soomaaliya , waxaa la odhanka karaa Genaraalku waa nin ku caan ah ama lagu sifayn karo edeb iyo anshax qaran iyo geesinimo, waxaa caado u noqotay dadka qaarkii inay saxaafada kaga hadlaan hadalo aan munaasab ahayn marka la eegoo milgaha hadalka iyo masúuliyad nimadaba, Waxaan ku soo gabgabeynaynaa In Genaraal Cali Madoobe ay dadka wax garadka ah ee Soomaaliyaad iyo taariikhduba ku xusi doonaan baal dahaba oo lama iloobaana ah.

 

 

 

Yaasiin Cabdi Jire

 

Abaaqaroow.com(Wiil Waal )

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taliyaha Ciidamada booliiska Soomaaliyeed Janaraal Cali Madoobe oo sheegay inay diyaarinayaan 5,000 oo Ciidamo boolis ah.

 

April 09-2007-HornAfrik, Mogadishu

 

Taliyaha Ciidamada booliiska Soomaaliyeed Janaraal Cali Madoobe ayaa sheegay inay diyaarin doonaan Ciidan Boolis oo tiradiisu ay gaarayso ilaa 5,000 kun oo askari 6-da bilood ee soo socota.

 

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Janaraal Cali Madoobe oo Maanta shir Jaraa'id ku qabtay xarunta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee ku maando buluuusiya ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay inay u howlgali doonaan sidii markaasi loo diyaarin lahaa Ciidamo boolis ah oo tiradoodu gaarayso ilaa iyo 5000 oo askari lixda bilood ee soo socota taasi oo uu sheegay inay qayb katahay howlaha ay dowladda wado ee laxariira sugida nabadgalyada.

 

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Janaraal Cali Madoobe waxaa uu sheegay in howlahaasi ay yihiin kuwa loo kala qaadi doono sadax waji isagoo sheegay in wajiga koowaad uu yahay mid markaasi ay ugu guda gali donaan todobaadkaan soo socda gudihiisa islamarkaana ay diyaarin doonaan ilaa 1,500 oo askari iyadoo uu sheegay in 1,500 oo askari loogu talagalay in dalka oo dhan laga soo xulo balse iyadoo tix galin lasiinayo baahida xaga nabad galyada in markaasi laga soo xuli doono 1,000 askari gobolka Banaadir 500-ta boqol ee kalena laga soo xuli doono gobolada dalka Soomaaliya.

 

Taliyaha Ciidanka Booliska waxa uu sheegay in maanta uu shir la' yeeshay duqa Magaalada Muqdisho gudoomiyaasha degmooyinka kajira Magaalada Muqdisho iyo taliyaasha qeybaha islamarkaana ay isla soo qaadeen qaabkii markaasi loo xuli lahaa Ciidamada booliska ee tiradoodu gaarayso 1,500 ee askar. Waxaana uu sheegay inay isku af garteen qaabka xulida Cidamadaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

The Sharbo and the okiyaalo look good. But i suspect he is not a hero to many Somalis. They probably don't even know who he is. This is the first time i have heard of this guy!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^The man is a well educated, hard working, honest individual who has been there from the early tough times of the TFG working on rebuilding the national police force from scratch. A some what difficult task. He has done a great job and for that he is a hero in the making..

 

I salute you Gen Ali..

Share this post


Link to post
Share on other sites

He's a committed man. Now he has many police at his disposal. Unlike before when there were no police. Somalia now has police in all Major towns.

Share this post


Link to post
Share on other sites

That is true. He was patient when we had no police. Now he is in action when we do. He has helped somalia with leaps and bounds like never before.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yes I have to agree, people like General Cali Madoobe and Col. Afgaduud need to be complimented for the work they are doing for the Somali nation, they express more actions than words and this is what makes them respectable men in my eyes. Maashallaah I say and may they long continue and serve their people and nation to the best of the ability. Amiin.

 

Another devoted person is Col. Said Dheere maashallaah, he doesn't like the fame and you never see him neglect his duties, I believe all should be complimented for their good work.

 

I salute all of them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Col Garam Garam

Col Saciid Dheere

Gen Madoobe

Gen Sankatabte

 

and all the other commanders of the police and army should be commended.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Police chief is doing a very remarkable job and thus,he deserves thousands of those bilad geesi that the state offers.

 

About the military Officers and them in General,they are doing a good job but some thing some where is not right and its the lead.We need combat senior officers at the top and am not happy about libax sanka taabte,the same goes to the defence secretary himself Lt.hiiraale.All the same,finest of salutations to them all who serve us.

 

Another Fallen hero.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this