Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Baafin: Garaaddadii Yaa Arkay ???

Recommended Posts

Waxa halkan laga baafinayaa Garaadadii reer Sool ee fadhigoodu ahaa Buurowadal iyo Garowe kuwaas oo markii ugu dambeeyay khilaaf soo kala dhex galay una kala jabay laba qaybood.

 

Garaadada oo markii cid ugu dambaysay xidhnaa koofiyadaha dhaadheer ee suldaanada, macawiso iyo shaadhah safaari ah waxa badankooda laga maqlay dhawaaqooda magaalada Garowe oo ay qaxooti ahaan ku joogeen sandaqad yar oo ku dhow Guriga Faroole.

 

Maalmahan ugu dambaysay ayaa mar qudha hadal laga waayay ka dib markii Xabashidu ay soo galeen Buuhhoodle dagaal ka dhacay awgeedna dad badan lagu laaayay. Arrinkaa oo laga filayay inay Garaadadu wuxuun ka yidhaahdaan ayaad moodaa inaanay noolaynba oo ay beri hore dhinteen. :D

 

 

Hadaba walaalayaal cidii aragta Garaaddada ama mid uun ka mid ah fadlan la soo socodsii Jacaylbaro oo aad kala hadli karto 235572028777 ama gee halka saldhig boolis ugu dhow.

 

 

Waad mahadsan tihiin ,,,,,,,,,,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Your and Xaaji's obsession with these men and gentleman called Xaglatoosiye is disturbing and brings many questions to mind? They must be livid in your dreams if you are showering with this much attention.

 

MMA..Asaaba roon compared this one

Share this post


Link to post
Share on other sites

wax qof Soomaaliyeed walba oo damiir leh ka naxaayo ah.

Intaas uun baan ka hadlayayba adeer .....

 

The supposedly traditional leaders who were so daring in declaring wars on Somaliland are now hiding under a blanket once they hear about the stinking xabashis in buuhoodle.

 

How come NONE of them said something ??? at least those Bugland admin waabay kala hadleen oo khalkhaleen laakiin kuwan it looks like they agreed to be silent ...............

 

 

AND NO ,,, I'M NOT CELEBRATING ,, JUST MAKING A POINT HERE ....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Jb, waa xaasid, cuqdad baa ka buuxda

 

waxa uu ku farxayaa shacabka lagu xasuuqayo Buhoodle iyo Widhwidh, lakiin ma oga inay xisaabi ka danbeyn doonto xasuuqa

 

 

Garaadadu were calling for peace and dialogue for 3 long years, and snm malitia to leave SSC region, and respect the will of SSC people to stay as an integral part of United Somalia

 

 

Unfortunately, snm didn't want to listen, they preferred to wage war and aggression against people of SSC, they invaded Las Anod in 2007, and now they invaded Widhwidh, it seem that somaliid militia don't want to stop their provocations.

 

The Garaads are still insisting that Peace Door Is Still Open, if somalidiid/snm are ready for peace and prepared to leave SSC region immediately

Share this post


Link to post
Share on other sites

waa markaagii aad maryaha dhigan jirtay ,,,, we are not talking about Somaliland here and Widhwidh adeer ....

 

 

did any of the Garaads speak about Buuhoodle & Ethiopians ???

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

What is the difference? both somalidiid and habashi are same, both are killing ssc people

 

somalidiid nomads in here SOL forum like ducaale, xaaji and jb were all celebrating when they heard the news that many people were killed in Buhoodle and widhwidh

 

 

For sure, Garaads spoke about Buhoodle massacre by habashi and widhwidh massacre by somaliid/snm malitia,

 

Most importantly they are present in Buhoodle, and other towns inside SSC region, they know firsthand about the situation.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Baafi Suldaanadiinii kudaba dhuumanayey snm-somalidiid militia ??

 

 

Arrintu wey dhaaftay issim, nabad-doon, iyo oday dad waaninaya, nimankiinan snm kuwa wax maqlaya ma tihidin, dagaal uun baad ka heshaan, bal ha la arko waxa aad ka heshaan

 

Hada dagaal baa socda u dhaxeeya daalimiin soo duulay ee maleeshiyaadka snm-somalidiid iyo ciidamada xaq-udirirka SSC

 

Marka ee ku deeqdo Hargeysa iyo Burco, maleeshiyaad beeleedka snm ka baxaan SSC, markaa raadi Suldaanadiinii iyo Garaadada SSC

 

Intaa ka hor haa isdaalin oo haa xiigin, Garaadada waxba u ma aad dhiiban, cadowgooda tahay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Waa adi qofka narba gidaar ku xoqo bilaabay

 

Dagaal iyo xasuuq ayee wadaa snm/somalidiid in SSC

 

Markaasaa Garaado ka hadlasaa??

 

 

Garaadado, Suldaanadiina hoosta ka galy maamulka Riyaale ayee la hadli lahaayeen, lakiin nasiib daro caqli malaha suldanadiinu, waayo waxa ee dhaheen Maamulka snm/ somalidiidka la hadla

 

arrintu waa arrin maamul, waxba ma qaban karno,

 

Runtii Suldaanadiino bari hore ayee dhinteen oo waa xoolo u shaqeeya Riyaale

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

JB

 

Adaa ooyaya oo cabaadaya , maxaa ku daba dhigay oo aad ka rabtaa Garaadada, hadii aadan adigu calaacaleen

 

 

Baafi Suldaanadaadii caqliga xayawaanka lahaa, ee bari hore dhintay

 

 

Markii Widhwidh lagu dilay taliyihii snm, ayaa bilowday meeya Garadadii, iyo aad ku hadashid wax aan lagaa akhriseneen sida towba, towba i daaya

 

 

Adaa awalba diiday inaad dhageysatu baaqyadii nabada ee Garaada SSC, markaa haa kaa saarto

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this