Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Djibouti President Gets Unique Gift From Somaliland Ex-Minister

Recommended Posts

Wasiirkii Hore ee Duulista Hawada Mudane Warancade Oo Madaxweyaha DJibouti Ugu Deeqay Libaax Afar jir ah

 

Hargeysa (HWN)- Wasiirkii hore ee Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka ee xukuumadii hore Somaliland Md. Cali Maxamed Waran Cadde, ayaa maanta ku dhawaaqay inuu libaax afar jir ah ugu deeqay Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle, oo uu sheegay inuu Weftigii madaxweyne Siilaanyo u soo dhaweeyay si heer qaran ah.

 

Md. Warancadde, oo galabta Beertiisa Xayawaanka ee magaalada Hargeysa oo ay ku jiraan 7 Libaax ku qabtay shir jaraa’id ayaa Madaxweynaha Jabuuti iyo xukuumaddiisa ku aammanay sidii ay u soo dhaweeyeen madaxweynaha Somaliland oo socdaal shaqo ku jooga dalka Jabuuti oo uu marti qaad rasmi ah ka helay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Melez dad badan bu maskaxda ka qabsaday markaso kale walo khafiifaya Godana la xasuusiya Amiirka. Si u Melez u yara ilaawo.Wa inan heesti marxab marxab yaa Abu subeyr aan yara sara :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^ :D:D

 

That was just an open goal. I see many more as it comes. Intaas waanba is celinyaa..

 

For now, think about what would be an appropriate gift for the Amirka too? ,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adeer anagu dee santaclaus ma niihin , waan ogahay somaliland adigu waxad u taqana dawladaha deeq biixiyasha oo kale. oo uun wax biixiya. laakin qaabkanu wax u biixno so baro Adigu cajalada Emirka dhegeyso sii aad Melez aad u yara ilawdiid., hada maskaxada waxa ka guuxaysa

 

dantada melez diidnay diidnay

dawladnimo diidnay diidnay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^War miyaan muranaa kolka...

 

Ilaahay balankii. Amiirka iyo Melezba waa laba jabhad. Silanyona ku dar. Midka hore dharka dumarka kama dhexbaxo. Kan labaad isna yuhuuda ayaa meesha ku haysa.

 

Maxaa soo hadhay? ,,, Siilanyo dheh... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

^^cowke ninkale ayaa hada kamagacyo badan smile.gif

 

anigun hada kahor baan mid iri waad magacyo badan tahay markaaso ..ina'adeerki igu dacweeyay...waraaq balaaran ayaa luuqa laiso dhigay oo warning ah smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^ :D:D:D

 

I might have many another style. But never another name.

 

Back to the topic.... I wonder what would be the budget of the lions that have been given to Geelle. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

Melez dad badan bu maskaxda ka qabsaday markaso

True say. This Woyaane midget seems to have caused deep mental scars to some folks in here. Not a single day goes by without his name being mentioned. Poor souls.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this