Sign in to follow this  
XOG-ogaal

Ciidamo Dowladda Somalia Ka Soo Goostey Oo Gaarey G/ka Hiiraan.

Recommended Posts

Ciidamo ka tirsan dowladda Somalia ayaa waxaa ay gaareen deegaanka Farlibaax ee gobolka Hiiraan kuwaasoo ka soo goostey dowladda Somalia sida ay ku warrameen illo wareedyo Oo Hiiraan ku sugan.

 

 

 

 

 

Ciidamadan oo tiradooda ay gaareya ilaa iyo 400 oo askari ayey wararku sheegayaan in ay ka soo goosteen dhinaca iyo magaallada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay.

 

 

Inkastoo aaney jirin cid si rasmi ah u ogaan karta sababta ka dambeysa soo goosashadooda askartaasi ayaa haddana waxaa jira wararkaloo sheegaya in aan iyagu helin daryelka ay hellaan ciidamada kale ee ka soo jeeda Puntland ee Bay ku sugan.

 

 

Hore ayaa waxaa uu jirey ciidamo aad u fara bada n oo dowladda Somalia ka tirsan oo soo goostey kuwaasoo gaarey deegaano kala duwan ee dalka Somalia ka mid ah.

 

 

soomaalinews.com warka@soomaalinews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this