Sign in to follow this  
RedSea

THE HARGEYSA CURFEW

Recommended Posts

RedSea   

SALAMU CALAYKUM,

 

While serving the internet and looking for the latest news from back home, I saw by the corner of my eye this article about the curfew being put on Hargeysa by the corrupt Riyale adminstration. It sickens me once again to see the poeple's right's being violated by power hungry politicians.

This article was originally published on Somaliland.org

--------------------------------------------------------------------------------

 

Hargeisa (Somaliland.org)Boqolaal Ciidanka Booliiska iyo Duub Casta ka tirsan oo ku qalabysan Hub culus iyo gawaadhida tiknimada ah ayaa Caawa waxay xidheen dhammaanba waddooyinka Magaalada Hargeysa, iyagoo si xad dhaaf u badhaayey dhammaan gaadiidka maraayey isgoysyada iyo goobaha xarumaha Dawladda u dhaw, Ciidankani ayaa waxay gaaf wareegayaan caawa oo dhan xaafadaha iyo Waddooyinka Magaalada Hargeysa, waxaan caawa fiidkii abaaro 7:00 soo raacay mid ka mid ah basaska Gaadiidka DAdweynaha waxaana lagu joojiyey Isgoyska Togdheer oo ay tubnaayeen boqolaal ciidamada Duub Casta iyo Booliiska loo yaqaano SPU oo ahaa kuwii maalintii salaasadii gallay xaruntii uu ka socday kal fadhiga 1-aad ee golaha wakiiladdu, waxay ku amrayeen Gaadiidka kelmado ay ka mid yahiin "Istaag, laydhka gudaha daar, ka dibaddana dami" weedhahani ayaa run ahaantii waxay ku xasuusinayeen waagii Taliskii Siyaad barre iyo waayahii qadhaadha.

 

Lama garan karo waxaa sababay bandoodani caawa lagu soo rogay iyo ciidamadani xad dhaafka ah ee la tubay waddooyinka magaalada Hargeysa, balse waxaa jira dareenka xiisadaysan ee u dhexeeya Mucaaridka iyo Xukuumadda, Mid ka mid ah askarta ilaalinaysay goobaha isgoysyada ah ayaan weydiiyey waxaa soo kordhay wuxuuna iigu jawaabay "aniga ha i weydiine ismaciil yare weydii isagoo deg deg iiga dhaqaaqay markuu arkay inaan ka tirsanahay bahda saxaafadda"

 

MOHAMED ABDI HASSAN (DIRIDHABA)

SOMALILAND.ORG, HARGEISA. :mad:

 

 

 

Salamu Calaykum.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Hargeysa is fimilar with curfews.They do not have problem with Riyaale leadership. They said they cannot get alone somaliweyn, can they get alone each other? I doubt.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Salamu Calaykum,

 

HMM, bro what points are you really trying to raise here? help me out , I am having hard time understanding what exactly you are refering to as who is having hard time with Somaliweyne? I am sorry but I don't really know of what to make and which directions to take your comments. They are purely baseless and childish .

 

Thanks for posting though.

 

Salamu Calaykum.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this