Sign in to follow this  
Sayyid

Pl President visits and consult Islaan Ciise and also inspects Ministry of Health.

Recommended Posts

Sayyid   

Madaxwenaha DGPL oo Booqday Islaan Ciise Islaan Maxamed.

SomaliTalk.com | Soomaaliya

 

Madaxweyaha DGPL Gen: Maxamud Muuse Xirsi (Cade) ayaa intii uu Garoowe ku labtay kormel ku sameyey sida ay u Shaqeeyaan Wasaaradaha DGPL iyo Ciidamada waxaa ka mid ahaa Meelahuu Kormeerka ku tagay Xerada Tababarada Ciidanka Daraawiishta ee 54aad, Wasaarada Caafimaadka, Wasaarada Qorshaynta iyo Hay,da Wadooyinka Nesha.

 

Waxaa uu Madaxweynaha DGPL ka dhageystay Warbixin Madaxdii halkaa Joogtay.

Waxaa kalo madaxweynaha DGPL uu Booqosho ugu tagay Islaan Ciise Islaan Maxamed oo mudo aad u dheer ay shir wada galeen ayadoo loo diiday Saxaafada oo aan la shaacin waxa ay ka wada hadlayeen ayaa hadana waxaa uu madaxweynuhu waday wada Tashi Waxgaradka iyo Isimada si uu u helo Talo midaysan oo lagu soo xulo Wasiiro Waxqabad leh.

 

Sawiro la xiriira booqashadii Cadde Muuse ee Garoowe hoos ka eeg.

 

bari2.jpg

 

bari5.jpg

 

bari1.jpg

 

bari4.jpg

 

bari3.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this