Sign in to follow this  
Che -Guevara

Ben Laden gets in on the act

Recommended Posts

Osama Bin-laden oo ku goodiyay in Mareykanka uu kula dagaalamayo Somalia

 

Mogadishu - 30 June. 06 ( Sh.M.Network) Hoggaamiyaha ururka Al qaacida Osama Bin laden oo soo diray fariin uu kaga hadlayay dilkii Mareykanka uu u geystay Hoggaamiyihii Al qaacidada Ciraaq Abu Muscab Al zarqaawi, ayaa waxuu mareykanka uu ugu goodiyay in Al qaacida ay Mareykanka kula diriri doonto dalal ay ku jirto Soomaaliya.

 

 

Osama Bin-laden,

Cajaladan codka ee Osama Bin Laden oo la soo dhigay Shabakadda Internet-ka ayaa Bin Laden waxuu hanjabaad toos ah u ugu jeediyay Madaxweynaha Dalka Mareykanka George W. Bush

Isaga oo yiri Bush "si aad ha u farxin, Calanka Al qaacida Ciraaq ma uusan dhicin laakiin waxuu ka wareegay hal libaax iyadoona uu u gudbay ama uu qabtay Libaax kaleâ€

 

"Waynu wadi doonaa dagaalka haddii Allaha awooda lihi yiraahdo, waxaan adiga iyo isbaheysigaagaba kula diriri doonaa Ciraaq, Afghanistan iyo Soomaaliya iyo sidoo kale waddanka Sudan ilaa aan aan khasaaro u geysano lacagtaada oo aan dilno askartaada waxaadna u laaban doontaan Mareykanka idinka oo guul dareystay sidii aan horayba aan guul daradda kuugu geysanay Soomaaliya marka aad joogteenâ€

osama1.jpg

 

Osama sharaxaad ama faahfaahin kama uusan bixinin khasaaraha ururka Alqaacida uu horay ugu geystay Mareykanka dalka Soomaaliya balse horraantii Sagaashamaadkii ayay aheed markii Mareykanka loogu dilay 18 askari Magaaladda Muqdishu.

 

Hase ahaatee Ameerikaanka ayaa dhowr jeer ku celcliyay cabsi ah in Soomaaliya ay hoy u noqoto Ururka Alqaacida oo dagaal culus uu kala dhaxeeyo Mareykanka, dhowaanahan waxaa soo kordheysa hadal heynta Mareykanka ee arrimaha Soomaaliya.

 

 

Shabelle Media Network, Somalia

 

web page

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xarago   

The guy works like a propoganda machine and as a marker for next US target. Anywhere he mentions you can sure bet the marines will be going.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

I think it will one of the following things.

 

1. US backed intervention a la Afghanistan with a Somali Karzai.

 

2. The US may hate Somalis but there is no love lost between them and the Ethiopians. The US will not back an Ethiopian invervention in Somalia. They like the current stuation. They want to keep the Somalis and the Ethio's locked in this vicious cycle. So that they can use us against each other for their interests forever. The giving away of the Oga-denia, Huad reserve Area and the NFD was not a coincidence.

 

3. If the US chooses to destroy the 'Islamic fundemntalists' the Somali battle ground favours them. The international Jihadists that will gather in Somalia will have no place to hide like they have in Iraq and Afghanistan. But then the Somali population might rise up and create a new Vietnam.

 

4. The West is in a catch 22 situation. If they engage in a battle with the ICU they will be pinned down in Somalia for a prolonged war that they will loose (after causing a massive slaughter). If they do nothing the ICU will capture Somalia and strive to get back theoccupied Somali territories.

 

The situation is messed up.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this