Sign in to follow this  
General Duke

Duke's Puntland local district updates…

Recommended Posts

Originally posted by Thierry Henry:

When did Puntland control Las anood or even South Galkacyo? I support Puntland claims on the whole SSC regions, but I don't think the TS's map is based on reality

Theiry adeer, Puntland does control Galkacyu since the 1993 peace accord between the SSDF & the USC. This had been a fact since the states inception, Puntland controls the entire organs, including the airport, this is in no doubt.

 

As for LA, Puntland only lost that a few years back and it will come back to the fold soon enough.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

ufayn.jpg
Ufain, Puntland Somalia
Where the largest Oil expolration in Somali history will take place soon insha Allah.

Insha'Allah, they found huge reserves of Oil or Gas. The revenue could be used to develop the region and reclaim lost territory.

 

I have hopes that Puntland can rejuvenate Somalinimo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gallad   

Puntland claiming Somaliland territory of Badhan, Ceynabo, Laascaanood, are something to laugh about, but them claiming Mudug is the biggest joke.

 

Look at Kaalkacyo where Gen. C/casiis handed to you, you only control 1/3, not even one third, less than one third. You share it with the People of Goldogob, the rest belong to Aidid's clan.

 

Again the desperate man is trying to scape. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^All the energy you spend badmouthing one group/region or another can be put to better use by perhaps investing in what village/town you came from.

 

Umadii iyagaa Ilaahey istu sey...cajiib

Share this post


Link to post
Share on other sites

Again the desperate man is trying to scape.

Galad, you must think my name is Barre Hiirale and that I am stuck in Dolow under Ethiopian protection? ;)

 

This is no laughing matter, Puntland has never claimed nor coveted any others land. For a man who's kinsmen so easily lost Galinsoor, Dhusa Mareb and now Gedo and who in all of Somalia can not build a single functioning admin to shade themselves from the ever hot Sun, to speak to me or waste his energy in make belief and fiction is truly amusing.

 

Like I told you in an earlier thread if this Gen you mentioned could save anyone it would have been his hero who was exiled on a Donkey. Or the towns in Galgaduud which were cleansed of your clans men. Now you can come here and claim that you freed Galkacyu for me, while you could not free Galinsoor for yourself. what madness, what magic potion have have you been drinking?[

 

That only makes sense to mad men or individuals who are so envious and full of hate they paste maps they did not read and talk about cities they have not visited.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gaalkacyo:Booliska gobolka Mudug oo Howgalo Baaxad weyn sameeyey.

6. september 2010

 

APL

 

Gaalkacyo:(Allpuntland)-Ciidamada Amaanka ee gobolka Mudug dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay Howlgalo baaxadweyn kasameeyey gudaha magaalada Gaalkacyo,waxaana warar hoose oo Howlgaladaas kasoo baxaya ay sheegeen in Tobonaan Ruux xabsiga la dhigay islamarkaasna ay Booliska la xiriirinayaan Falal Amnidaro oo dhawaan kadhacay gudaha magaalada Gaalkacyo.

 

Howlgaladan ayaa si weyn looga dareemay gudaha magaalada Gaalkacyo,waxaana fulinayey Ciidamo Lugta isticmaalaya islamarkaasna baaritaano xoogan ka samaynayey goobaha sida gaarka ah looga shakisanyahay oo ay ku dhuumaalaystaan dad Danbiyada dalalka ah kasameeya gudaha magaalada Gaalkacyo.

 

Taliska Qeybta Booliska ee gobolka mudug ayaa ka gaabsaday ina warbixin kasameeyaan baaritaanadan ay ciidamada Amaanku wadaan,waxaana Saraakiisha Booliska ee gobolka Mudug ay sheegeen in Ciidamadu ay weli wadaan baaritaanada,islamarkaasna ay Warbaahinta usoo bandhigi doonaan dhamaan Howlgaladan & sida ay ugu guuleystaan Ciidamada Amaanku.

 

Dhinaca kale Sarkaal u hadlay Ciidanka Galmudug oo APL lasoo xiriirey ayaa sheegey in Eedaysanayaal ku eedaysan inay danbi kasoo galeen Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ay u gacan galiyeen ciidanka Booliska gobolka Mudug ee dawlada Puntland,waxaana ay talaabadani tahay midi ugu balaarnayd oo labada dhinac dhexmarta.

 

Cabdiqani Xayir

Allpuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool. You seem to like making up weird stories dont you? Dolow Somalia is under Al Shabaab control, as is Hiiraale's mothers farm. Dolow across the border is were your uncle has been housed for over two years under the protection of Ethiopian Corporals....

and I quote...

 

Maleeshiyooyin Col. Barre Hiiraale uu ku damacsan yahay weerar ka dhan ah Kismaayo oo saaka tababar looga furayo degmada Doolow

Sept,14,2008

 

(Dolow:Saylac.com)-Tababar ayaa maanta lagu wadaa inuu uga furmo degmada Doolow ee xadka kala qeybiya dalalka Soomaaliya iyo Ethiopia maleeshiyo uu wato Xildhibaan Barre Hiiraale oo iyagu halkaasi gaaray kaddib markii ay ka soo ambabaxeen degmada B/xaawo ee gobolka Gedo.

 

Xiliga uu soconayo tababarkaasi ayaan si rasmi ah loo xadidin, balse waxay wararku sheegayaan in maleeshiyadaasi la siin doono tababarro la xiriira sida loo weerar tago iyo sida laysu difaaco, waxaana marka uu tababarka u soo idlaado kaddib la sheegayaa inay u jiheysan doonaan dhinaca gobollada Jubbooyinka.

 

Saraakiil Ethiopiaan ah ayaa lagu wadaa inay tababarkaasi u furaan maleeshiyada Xildhibaanka, kuwaasoo loo diyaarinayo duulaan ka dhan xoogagga ka soo horjeeda joogitaanka ciidamada Ethiopia iyo dawladda federalka ee dagaalka kala wareegay magaalada Kismaayo.

 

Col. Barre Aadan Shire Barre oo isagu qudhiisa ku sugan degmada Doolow ayaa sheegay in haatan wixii ka dambeeya uu diyaar u yahay inuu duulaan ku qaado magaalada Kismaayo
...[two years]
:D
, wuxuuna digniin u jeediyay odayasha iyo waxgaradka ka soo jeeda beesha ****** oo kulan ay yeesheen ka soo saaray bayaan ay uga soo horjeesteen dhaq-dhaqaaqyada uu wado Xildhibaan Barre Hiiraale ee ka dhanka ah magaalada Kismaayo

Max'ed Ibraahin Raage

saylac.com

 

Col. Barre Hiiraale ayaa sheegay in Alshabaab ay weerar ku qaadeen Beertaas ku taal deegaanka Muuri, isla markaana ay ka qaateen agabyo fara badan oo uu sheegay in loogu shaqeynayay eheladiisa sida uu hadalka u dhigay.

 

"War nimaankaan Alshabaab la yiraah waxay galeen Beer ku taal Deegaanka Muuri, oo ay deganeyd Hooyadey, waxayna ka boobeen wixii agab ah ee meesha yiilay, sida Matooro, alaabo meesha yiil iyo wax walba oo beerta looga shaqeynayay"
ayuu yiri Xildhibaan Barre Hiiraale oo saaka la soo xiriiray mid ka mid ah Idaacadaha ku yaal Magaalada Muqdisho.

 

Xildhibaanka ayaa sheegay in tallaabadaas ay tahay mid dulmi, isla markaana lagu boobay hantidii qoyskiisa, waxaana uu sheegay in arrintaas uu u arkayo mid lagu baabi'inayo hantida iyo maalka ay leeyihiin qoyskiisa ku nool Gobolka Gedo.

 

"Xildhibaanka ayaa sheegay in tallaabadaas ay tahay mid dulmi," what goes around comes around.....

Share this post


Link to post
Share on other sites

FIKRAD iyo FALANQAYN KA DHIIBO WARKAAN, KU QOR FORM-KA DHAMAADKA WARKAAN YAAL

 

Garoowe:(Allpuntland)-Wasiir Xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha,Dawladaha Hoose & Hor’umarinta reer miyiga dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Cali Yuusuf Cali ayaa Warbaahinta hadal dheer oo uu siiyey uga warbixiyey dhismeyaal golayaal deegaan oo ay maalmihii lasoo dhaafay si xowli ah uga mashquulsanayaan Qaarkamid ah Golaha Wasiirada dawlada Puntland ee Soomaaliyeed.

 

Gudigan oo uu Gudoomiye u ahaa Wasiir xigeenka Arimaha gudaha ee Puntland ayaa wuxuu Wasiirku sheegey inay imika ka guulaysteen maamul usamaynta Degmooyinka ugu waaweyn Puntland,islamarkaasna maalmaha soo socda ay dhamayn doonaan degmooyinka kale ee harsan isagoo intaas kudaray in taasi ay bilaabmi doonto marka ay dhimaato bishan barakaysan ee Ramadaan oo imika gabagabo kudhow.

 

Cali Yuusuf Cali wuxuu sheegey in ujeedada rasmiga ah ee Samaynta Maamulada Degmooyinka ee Puntland & Goleyaasha Deegaanka ee Degmooyinka ujeedada rasmiga ah ee ay ka leeyihiin inay tahay in lagu balaariyo Wadatashiga u dhexeeya Maamulka & shacabka islamarkaasna ay Shacabku talo buuxda ugu yeeshaan howlaha Maamulkood Dawladuna ay hirgelisay Talooyinka & Cabashooyinka dadka gudaha dalka kunool.

 

Dhinaca kale Wasiir Xigeenka Wasaarada Arimaha gudaha ee dawlada Puntand Cali Yuusuf Cali (Xoosh) wuxuu sheegey in Wasaarada Arimaha Gudaha ee dawlada Puntland & qaarkamid ah Hay’adaha waaweyn ee ka howlgala Gudaha dalku ay ku mashquulsanyihiin haqabtirka Baahiyaha Bulshada islamarkaasna ay Hay’adaha & Dawladu iska kaashanayaan sidii loo cirib tiri lahaa dhibaatooyinka & Cabashooyinka Shacabka Puntland.

 

Cabdiqani Xayir

Allpuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Burtinle oo ka warbixiyay waxqabadkiisa

ku aadan Degmada Burtinle, wuxuuna sheegay Mudo 5 malmood ah oo uu

Xilkan hayay in uu Degmada ka sameeyay Isbadelo la taaban karo

Miradhalkoodana mudo dhaw la arki doono.

 

Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Burtinle Axmed Khaliif Faarax wuxuu

sheegay Markii Xilka Gudoomiya Nimada Loo dhiibay in uusan Jirin Wax

agab ama qalab Xafiiseed ah oo uu horay u lahaa Maamulka Dawlada Hoose ee Degmada Burtinle, wuxuuna sheegay Xilligan in uu wado Qaban qaabo Arrinkaasi ku aadan, si ay u taaba gasho Shaqada maamulka Dawlada Hoose.

 

Gudoomiyuhu wuxuu sheegay Degmada in ay ka jirto Dayacnaan farabadan

oo dhinaca Maamulka wuxuuna Carabaabay in uusan Jirin Qalab xafiiseed

maamulkii Degmada ee labadal uu ka tagay ama uu ku wareejiyay qaliba

ha ahaadee.

 

Dhinaca kale wuxuu sheegay Maalman in uu Degmada ka socday Kulamo

Maamulka Degmadu uu la qaadanayay Odayaasha iyo waxgaradka Degmada, islamarkaana looga hadlayay Habka Wadashaqayneed ee Qaybaha Bulshada Degmada iyo Maamulka, wuxuuna sheegay Gudoomiyuhu in ay Kulankaasi ay ka soo baxeen Natiijooyin wax ku ool ah.

 

Gudoomiyuhu wuxuu sheegay maamulkiisu in uu Wada Dadaalo lagu doonayo in wax ka badel lagu sameeyo Shaqada iyo Arrimaha bulshada Degmada si loo gaaro Horumarka dhabta ah.

 

Gudoomiyuhu wuxuu sidoo kale sheegay Degmadu in aysan lahayn ama uusan ka jirin Ciidan Boolis oo Wax ka badela Arrimaha Amniga Degmada marka laga reebo ciidan ka kooban 23 askari oo madani ah oo Mushaarkooda ay biyaan Qaybaha Bulshada Demada Burtinle.

 

Waa Markii ugu horaysay ee Maamulka Cusub ee Degmada Burtinle uu ka

hadlo Xaalada Degmada islamarkaana uu soo bvandhigo baahiyaha ka jira

Degmada.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this