Sign in to follow this  
Dhubad.

Wax Qabadkii Dawladii Kacaanka

Recommended Posts

Weligey Guulwadow Siyaad kuma heesin ,,, meeshan weligeedba Anti Siyaad bay iska ahayd ,, :D

 

Laakiin i remember inta goor aan Oktoobarka marnay .... those were the days. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sheeko. Iskoolka Kaasabalbalaare ma laga qaadi jirin miyaa Guulwadoow, mise adiga gadaal ka gaar aa ahayd oo kuma gaarin. :D

 

Horta Kaasabalbalaare ma dhigatay? Walaalkey dhigan jiray. What was more interesting was macalinkiisa xisaabta qaraabo ayaa ahayn, oo in fact guriga ayuu joogi jiray, a man of no nonsense ayuu ahaa. And my cousin too dhigan jirtay, in same galaas and yep, she too stayed at home.

 

The interesting part was marka guriga la isla joogay waala isgaran jiray, laakiinse haddii iskoolka iyo galaaska la isku arko la isma yaqaano all of them -- my brother, my cousin and macalinkooda. Xataa marka ee galaaska ku jiraan oo uu magacooda yeerinaayo si dad uunan garaneynin u yeerin jiray. My brother asagana lakad kale ayuuba ahaa oo guriga mar mar markii la joogo uu inkiri jiray markiisana, the cousin iyadana qadada uma geyn jirin kaas ayaaba nacay oo su'aalo xun xun kas ii weydiinaa dhihi jirtay.

 

Reer Iskool Kaasabalbalaare haddee xasuustaan or not, macalinkaas xisaabta aan qaraabada ahayn magaciisa Doolloow la dhihi jiray and it was back in late '80s. He was a tough macalin, well at least according to my brother and cousin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maya anigu iskuul kamaan dhigan Xamar .... Hargeysa ayaan ka sheekaynayaa. Xamar fasax uun baan ku tegi jiray.

 

Laakiin Iskuulka Kaasabalbalaaree waa noo dhowaa oo guriga aan joogay waabu u muuqday ....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Of course wuu idiin muuqday. Reer Waqooyi dhan Xamar joogay Afrikan Filaj (African Village) ku wada xareysnaayeen, iskoolkaasna laba tilaabo u jirayna. :D:D Just kaftaming.

 

It is rare to see, though, Reer Waqooyi person Xamar soo maray garaneynin xaafadda Kaasabalbalaare, siiba iskoolkaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this