Sign in to follow this  
Jacaylbaro

The Somaliland Minister of Health and Labour Resigned

Recommended Posts

hadhwanaag 2007-08-07 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Wasiirkii Wasaarada Caafimaadka iyo Shaqada Somaliland Cabdilaahi Xuseen Iimaan [Darawal] ayaa xilkii Wasiirnimo iska casilay,isaga oo is-casilaadiisa ku sababeeyey inay jiraan duruufo u gaar ah oo aan u saamaxayn in uu sii wato Xilkii uu Qaranka u hayey.isla markaana Madaxweyne Rayaale uu ka aqbalay istiqaalada uu u gudbiyey ee uu xilka isaga casilay.

 

Sida waxa lagu sheegay warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Af-hayeenka Madaxtooyada Somaliland ahna la taliyaha Madaxweynaha ee Dhinaca Warbaahinta Siciid Cadaani Mooge.

 

Isa oo dhameystirana waxa uu u dhignaa sedan:-

 

“Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa maanta uu ka aqbalay istiqaalad uu u soo gudbiyey Wasiirkii Wasaaradda Caafimaadka Mudane,Cabdillaahi Xusseen Iimaan (Darawal) oo iska casilay xilkii uu dawladda ka hayey,

 

Madaxweynuhu waxa uu ka aqbalay istiqaaladdaa Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Mudane, Cabdillaahi Xusseen Iimaan ( Darawal) oo sheetay duruufo u gaar ah oo aan u saamaxayn in uu sii wato Xilkii uu Qaranka u hayey.

 

Madaxweynuhu waxa uu ku ammaanay Wasiirkii Mudadii uu xilka u Qaranka u hayey, sidii habsamida ahayd ee uu u gutay xilkiisii iyo kaalintii wax ku oolka ahayd ee uu ka soo qaatay dhsimaha Qaranka Somaliland, iyo wada shaqeyntii fiicnayd ee ka dhaxaysay Madaxweynaha iyo Wasiirka”

 

Is-casilaadan Wasiirka Caafimaadka iyo shaqada Somaliland Cabdillaahi Xusseen Iimaan ( Darawal) ayaa ku soo beegantay, iyada oo wadanka khilaaf Sharci oo ka aloosan yahay,

 

Wasiirka Caafimaadka iyo shaqada Somaliland Cabdillaahi Xusseen Iimaan ( Darawal) ayaa ka mid ahaa wasiirada ugu cimriga dheer dawlada Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahin Cigal iyo tan Madaxweyne Rayaale-ba.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

I sort of expected Mj. Cabdillahi to quit after the recent blunders by the administration. What a loss!

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

^^ He's an SNM veteran. Probably the only that was still a senior member of the government. We wait to see what he says coz he never minces his words.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

In brief, the administration have shot themselves in the foot. I don't think they expected uproar, resignations and protests caused by their foolish action. They've given Qaran more publicity than they could've dreamt of. Udub have damaged little chance they had to retain power. No wonder Faisal Waraabe back-tracked and started to sing a different tune.

 

[ August 08, 2007, 01:51 AM: Message edited by: AYOUB ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^When ever political figures areplaced in prison they become more than what they were. Thus I agree this action will enhance the Qaran group as an alternative to the ruling group.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xargaga   

We here atSOL are waiting for Jacyl Baro Bactracking or Popularly called Flip Flopping just as did Faysal Iskahadle. :D:D Looooool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Everybody has the right to resign whenever they he/she want .... for me, i was hearing the rumors that Mj. Darawal is going to resign but he finally did yesterday right after he opened a conference for us at Maansoor hotel :D

 

 

It doesn't mean he is leaving Udub though ,,, it is expected that the minister will have a press conference soon ...... then will see the development.

 

Qaran is out of talk now ..... the soda is down and they will be brought in front of the court soon IA .......

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this