Sign in to follow this  
Gabbal

Baraawe being turned over to Islamic Courts.

Recommended Posts

Gabbal   

Maamulka deg. Baraawe oo Maxkamadaha ku wareejinaya talada degmadaasi

 

 

Mogadishu - 01 July. 06 ( Sh.M.Network) Maamulka degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose ayaa waxaa shaaca ka qaaday in ay ku wareejiyaan talada degmadaasi golaha maxaakiimta islaamiga Soomaaliyeed.

 

Gudoomiyaha Maamulka degmada Baraawe C/laahi Xalane Dhuxulow oo maanta kulan gaar ah la yeeshay waxgarad ku dhaqan degmadaasi ayaa waxa uu sheegay in maamulkooda ay talada ku wareejinayaan maxkamadaha.

 

waxa uu sheegay in xubno ka tirsan maxaakiimta islaamiga ay soo gaarayaan gobolka Sh/hoose, kuwaasi oo lagu wareejin doono taalada deegaanka degmada Baraawe.

 

C/laahi Xalane Dhuxulow ayaa waxa uu sheegay in Maxkamadaha islaamiga ay wax weyn ka qabteen amaanka caasimadda, isla markaana ay la shaqeyn doonaan, hadii ay soo gaaraan gobolka Sh/hoose.

 

Shabelle Media Network, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

So shaatigii ayaa la iska siibay, qamiis ayaa lasoo gishtay, maamulkii waxaa loogu magacdaray 'maxkamad' and with the same leader Dhuxuloow oo deegaanka u dhalan and his cohorts.

 

What will this exactly change? Reer Dayniile aayooda waaloo daaye, reer Balcad, reer Jowhar iyo intii reer isdhiibay dhan iyagaa is maamula, albeit fake courts ku ganbadaan. But reer Baraawe cannot.

 

When I see a guddoomiye degmadaas called names like Muunye, Jeylaani, Shiikhuuna, not Dhuxuloow, Seeraar, Cirfo, and Goobaanle, then waa arki karnaa xaqa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

When I see a guddoomiye degmadaas called names like Muunye, Jeylaani, Shiikhuuna, not Dhuxuloow, Seeraar, Cirfo, and Goobaanle, then waa arki karnaa xaqa.

They have no shame, these media outlets are trying to hide the simple truth. These invading criminals got to go. And there si no islamic court just an extension of the old Opera./

Share this post


Link to post
Share on other sites

Good news for courts and barawa people. The islamic courts have been doing more good for the southern somali population and barawa will have its own islamic court just like jowhar hiiraan and muqdhisho this could be the begining of a new islamic somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Miskiin seef laboodnimadaad sheegtay armaad isku ogayd? Iyadoon la sheegin talada degmadu cida lagusii wareejiyay iyo dad la magacaabin maxaad usoo horbooday?

 

Qoraalkaan waxa kaliya ay sheegtaa waa maamulka degmada dadku haatan haya wey wareejinayaan. Cid ay maxkamaduhu kusii wareejiyeen miyaa la sheegay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Horn

You must be naive to assume otherwise. Even if they chose someone with name Munya, The group who controll the city will still maintain the real power. Same goes Mr Barre Hiraale in Kismaanyo, he will not volunteer to leave.The reagion is going to be a desert, because Dhuxulow and Hiiraale are shipping the only natural resources left, namely the trees. I hope the court will do something about it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
QANCIYE   

Horn,

Sxb it is common sense and had nothing to do with seef laboodnimo. All you have to do is just go there and see it for yourself. Even if they choose some one with Muunye name, he'll be a hostage and won't have anything to say except wht he's told to kamoon buddy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horn, is supporting injustice and then attacks people for highlighting this action. Broter open your eyes and go beyound the JVA, just because these millitants are in your coilition means you must support their oppresive action in the south. The people must come first.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^That's not fair sxb. My history in this forum cannot be rewritten with one sentence. What I am doing is being optimistic and reserving judgement for the moment.

 

Your position is clear adeer. Abdulahi Yusuf has already declared the Courts his enemy and so have you.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this