Sign in to follow this  
Jumatatu

The Government is in 'XAMAR'

Recommended Posts

Jumatatu   

Muqdisho(Sh.M.Network Online) wafdigii uu hogaaminayay gudoomiyah DFKMG ee Soomaaliya shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka soo dagay garoonka diyaaradaha Deyniile ee duleedka magaalada Muqdisho.

 

Gudoomiyah Baarl. iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa si weyn loogu soodhaweeyay goroonka diyaaradaha ee Deyniile isagoo gacan qaaday mas'uuliyiintii soo dhaweysay.

Kooxda baambeeyda ayaa halkaasi waxa ay ka garaaceen Musica Baambeyda oo ay ku soo dhaweeyeen mas'uuliyiintaasi.

Wafdiga uu hogaaminayay Shariif Xasan ayaa tiradoodu waxa ay gaareysaa 42 xubnood waxaana ka mid aha wasiirka Amniga Maxamed Qanyare Afrax, wasiirka Owqaafta iyo diinta Cumar Maxamed Maxamuud {Cumar, Filish } Wasiirka Lacagta C/kariim Axmed Cali, Yuusuf Dheeg iyo mas'uuliyiin kale oo fara badan.

Wafdiga ayaa waxa ay soo mareen wadooyin badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan wadada tarabuunka halkaasi oo ay kula hadaleen dadweyne fara badan oo soo dhaweynayay.

Wafdiga ayaa durba wax ay ka soo gaareen Hotleka Saxi oo ay haatanba ku sugan yihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Members of the Government delegation in Xamar are ; Shariif Xasan Sheekh Aadan, Max’ed Qanyare Afrax, Max’ed Xuseen ***** , Shariif Salax Max’ed Cali, Caasha Axmed Cabdalla, C/laahi Aadan Axmed (Black), Max’ed Xuseen Caddow, C/llaahi Cabdi Garuun, Caasha Cabdi Sheekh, Salaad Cali Jeelle, Yuusuf Mire Seeraar, Saalax Cali Faarax, Max’ed Sheekh Gabyow, Cumar Max’ed Maxuud (Filish), Xuseen Cabdi Wade, Xirsi Aadan Rooble, Sheekh Nuur Cali Aadan, C/qaadir Sh. Max’ed Nuur, Cali Baashi Xaaji Max’uud, Jaamac Cali Jaamac, Faado Daahir Aadan, Axmed Cumar Jees, Yuusuf Xasan Ibraahim (Yuusuf dheeg), Cabdalla Xaaji Cali, Cabdalla Boss Axmed, Xasan Buraale Max’ed, Saleemaan Colaad Rooble, Feysal Cumar Guuleed, Faarax Ismaaciil Xuseen, Qamar Aadan Cali, Max’ed Sheekh Xuseen and others.

 

 

shariifka.gif

 

shariifka1.gif

 

shariifka4.gif

 

shariifka2.gif

 

shariifka3.gif

 

 

And they still want to send 'xabashi' troops there...

36_20_4.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Gabadhii kaliga aheyd ee isu sharxday madaxweynanimada Soomaliya Xildhibanad Caasha Axmed Cabdalle oo maanta ka mid aheyd wafdiga uu hogaaminaaya Gudoomiyaha Barlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa sheegtay sida maanta logu soo dhaweyey magaalada Muqdisho in aysan arag waligeed ayadoona ku amaantay shacabka Muqdisho in ay yihiin kuwa ah muwadiniin jecelna dowlada nimada ,waxa kale oo sheegtay kuwii mar marsiyada ka dhiganayey Muqdisho lama tagi karo ha arkaan in ay joogaan maanta Muqdisho in ka badan 100 xildhibaan mana jiraan wax laga sheegayey ee dacayada ahaa in leysku qalanaaya meeshasi .

 

Magaalada Muqdisho oo maanta aheyd mid laga dareemayey jawi dowladeed sida ay dadka u soo libisteen iyo sidaweyn ay amaanka u sugayeen ciidamada amaanka oo wata dariskii lagu yiqiinay ayaa dadbadan soo jiidatay in dhahooda kuwaaso ay ugu danbeysay muda dhan dhor iyo toban sano..

Caasha Axmed Cabdalle

 

 

36_2_68.gif36_2_68.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho: Wafdigii DKFS oo Muqdisho Gaaray

- Sunday, February 06, 2005 at 15:10

 

Muqdsiho (AllPuntland)- Wafigan oo isugu jirray Xildhibaano iyo Wasiiro ayaa Duhurnimadii maanta kasoo dagay Garoonka Diyaaradaha Dayniile ee ku yaal duleedka Magaalada Muqdisho, iyadoo si xamaasadi ku dheehantahay ay kusoodhaweeyeen qeybaha kala gedisan ee bulshada Ku nool Magalaada Muqdisho.

 

Dadweynihii ka qeyb galayay soo dhaweynta oo iyagu tubnaa wadada dheer ee u dhaxeysa garoonka Dayniile ilaa Km.4 ayaa wafdiga oo uu horkacayay gudoomiyaha Baarlamanka Shariif Xasan Shiikh Aadan waxey ku hakadeen Fagaaraha Terabuunka iyadoo halkaasi uu kala hadlay dadka, wuxuuna sheegay in uu dareenkiisa wax weyn iska badaleen markii uu arkay sida xamaasada leh ee loo soo dhaweeyay.

 

Waxeyna markaasi ka dib u sii gudbeen dhanka Hoteelka Saxafi oo ay horay u daganaayeen xubnihii uu hogaaminayay gudoomiye xigeenka 2aad ee golaha Baarlamanka.

 

Wafdigan ayaa soo dhaweyntiisa waxaa ka qeyb galay mas'uuliyiintii iyaga kasoo horeysay, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir C/laahiu Xasan Ganey "Firimbi" Duqa Magaalada Muqdisho Ibraahim, Shaahweeye iyo qaar ka tirsan Urrurada Bulshada Rayidka ah.

 

Xubnaha Wafdigan oo ay ka midyihiin Wasiirka Amniga Qaranka Maxamed Qanyare Afrax Wasiirka Cadaalada Cumar Maxamed Maxamuud Cumar Filish, Wasiiru Dowlaha Wasaarada Warfaafinta Salaad Cali Jeele iyo Xildhibaanada kale ee Baarlamanka ayaa la filayaa in ay dib ugu laabtaan magaalada Neyroobi Maalinta Arbacada ah Ee Fooda onagu soo heyso.

 

Abshir Cali

 

AllPuntland, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

nasiib daro waxaa maanta isku dhacaday labo beel oo walaalo ah iyadoo maantan aay is kugu soo baxeen soo dhaweeyntii uugu weeyneed ee la soo dhaweeyo dowlad in tii kadanbeeysay midii lagu guuleesan waaye ee TNG abdiqaasim. arintaan oo dadban oo reer muqdisha ka xanaajisay. sawirka laga bixin karo.

 

 

 

 

Muqdisho: Dagaalka Dhacay Boondheere iyo Wafdida Dawlada oo Muqdisho Laga Sugayo

- Sunday, February 06, 2005 at 12:08

 

Muqdisho: Dagaalka Dhacay Boondheere

 

Muqdisho (AllPuntland)- Ugu yaraan Shan Ruux ayaa la xaqiijiyay in uu dhaawac kasoo gaaray iska hor imaad laba Maleeshiyo ku dhex maray degmada Boodheere ee magaalada Muqdisho Saakay, iyadoo si aad ah looga maqlayay hareeraha degmadaasi rasaas aad u culus oo ka dhacda qoryaha Boobaha loo yaqaan.

 

Iska Hor Imaadka ayaa waxuu u dhaxeeyaa Maleeshiyo taageersan C/qaadir Beebe iyo kuwa kasoo hor jeeda lacag y warsadeen Kuwa Beebe oo iyagu waayadanba howlo Canshuur Urruurin ka qorsheynayay Deehaaanada Boondheere iyo Shibis.

 

Qasaaraha Dagaalkaasi ayey suura gal tahay inuu sii baaho hadaanay xal dag dag ah laga helin wax garadka deegaanadaasi iyadoo ilaa iyo imminka aysan jirrin wax dadaal ah oo lagu doonayo in lagu qaboojiyo xasaradaasi.

 

Abshir Cali Gabre

 

Muqdisho

 

 

 

 

WAXAAN U MALEEYNAYAA XUSEEN CAYDIID IYO QANYAR BILAASH U MA AYSAN AQBALIN IN CIIDAMO LAKEENO DALKA. WAXAAN U MALEEYNAYAA WAXEEY O GAAYEEN DHACDADAAN OO KALE OO AYSAN WAXBA KA QABAN KARIN

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

Very inspiring photos.

 

capt.xkp10502051732.somalia_goverment_xk

Gunmen protecting visiting Somalia parliament members keep guard, Saturday, Feb.5, 2005 as the parliament members tour parts of Mogadishu.

 

capt.xkp10202051735.somalia_goverment_xk

Women wave the Somali flag Saturday, Feb.5, 2005 as a group of Somalian parliament members tour parts of Mogadishu.

 

capt.xkp10202061254.somalia_government_x

The speaker of the Somali parliament, Shariif Hassan Sheikh Aden, center, who heads a 275-member transitional parliament greets people upon his arrival at a private airstrip, Sunday, Feb. 6, 2005 in Mogadishu, Somalia.

capt.xkp10502061254.somalia_government_x

Thousands of people gather to listen to the speaker of the Somali parliament, Shariif Hassan Sheikh Aden, Sunday, Feb. 6, 2005 in Mogadishu, Somalia.

capt.xkp10302061254.somalia_government_x

An armed man stands guard as children wait for the arrival of the speaker of the Somali parliament, Shariif Hassan Sheikh Aden, Sunday, Feb. 6, 2005 in Mogadishu, Somalia.

 

capt.xkp10502041325.somalia_goverment_xk

Women carry a Somali flag, Friday, Feb. 4, 2005, as a group of Somalian parliament members visit the old parliament building in Mogadishu, Somalia.

 

capt.xkp10602051722.somalia_goverment_xk

A young girl stands next to a gunman protecting visiting Somalia parliament members in Mogadishu, Saturday, Feb.5, 2005.

Share this post


Link to post
Share on other sites

An estimated 50,000 souls waited hours to welcome the Federal government officials. I was never surprised for there is a big support for change amongest the people.

 

dadka%20taageeraya.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

It seems cabdullahi yusuf is more isolated politically more than ever the presidency waxay ku noqotay laf ka degi weyday.

 

but dont be naive to think what is happening in muqdisho is just jubilation of ordinary folk of welcoming a government to "sort" them out, indeed its much more than that as muqdisho plays a tug of war with c/y and ethopia who are both desprate for foriegn troops and the warlords of muqdisho who are clearly not playing ball.

 

we will see if c/y can survive in the next two months or if Caato and Yallaxow and Geedi take him to muqdisho and make him "hostage" president as they clearly plan to do so.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Originally posted by Qudhac:

we will see if c/y can survive in the next two months or if Caato and Yallaxow and Geedi take him to muqdisho and make him "hostage" president as they clearly plan to do so.

"hostage president"..? What on earth gave you that idea sxb..?

36_2_35.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Iridk_hotel_suxufi.jpg

 

 

capt.xkp10602051722.somalia_goverment_xk

 

Qudac, its about the future of Somalia the people welcomed their leaders to our capital today. Like people said all along the people want a government and the old clan lies dont hold much water anymore. Also stop personalisng things you sound like some sore loser, why is that?

 

A government headed by Abdullahi Yusuf has been recieved like this? :D

What happened to all the false predictions, that there will be war?

 

First time ever Somali government officials have been able to visit, the Port, Villa Somalia and bring to government all the most powerful faction leaders and clan heads.

 

Like always some folks move the goal post a little further. Truth is people need a government with teeth, this is what is being created. A government that can bite back and bring tha nations confidence back. I have been celebrating all day because now there is a real window of opportunity one that must be taken. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this