General Duke

Thug IndaCade his latest threat..

Recommended Posts

Maxaakiimta Muqdisho oo 7 maalmood u qabtay Ciidamada Itoobiya in dalka Somaliya uga baxaan

Last Updated::2006-12-12 13:15:38

 

Muqdisho:- Hogaamiyaha u qaabilsan Maxaakiimta Muqdisho dhinaca Amniga Yusuf Siyaad indhacade ayaa warsaxaafadeed ku qabtay Muqdisho.

 

Shirkan Jaraa'iid ayuu ku sheegay Yusuf Siyaad Indhacade in ay 7 maalmood u qabanayaan ciidamada Itoobiya ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya in ay halkaasi isaga baxaan.

 

Indhacade ayaa sheegay in ciidamadaasi Itoobiyaanka ah ee ku jira gudaha Soomaaliya hadii ay bixi waayaan ay dhicidoonaan dhibaatooyin culus.

 

Hanjabaadan ayaa kusoo aaday xili ay jiraan xiisado iyo saan saan colaadeed oo u dhaxeysa DFKMG iyo Maxaakiimta Muqdisho.

 

Maleeshiyooyinka Maxaakiimta ayaa dhaq dhaqaaq ka wada deegaanada Diinsoor ( G/Bay), Teygloow (G/Bakool), iyo gobalada Jubooyinka.

 

Yusuf Siyaad Indhacade ayaa sidoo kale sheegay in ay jiraan ciidamada Itoobiyaan ah oo ku sugan xadka u dhaxeeya Kenya iyo Somaliya, asagoo sheegay in ay dowlada Kenya uga digayaan in dalkooda loo adeegsado goobo looga soo duulo dalka Soomaaliya.

 

Digniintan ayaa lagu sheegay mid jidka loogu sii xaarayo dagaalo laga cabsi qabo in ay dhacaan gudaha dalka Soomaaliya.

 

Warsaxaafadeedkan ayaa lagu soo beegay saacado kahor intuusan magaalada Muqdisho ka bixin Shariif Axmed oo ah guddoomiyaha Golaha Fulinta oo kusii jeeday dalka Yemen.

 

Shariif Axmed ayaa lagu wadaa inuu dalka Yemen u tago arrimo la xariiro waan waan laga dhex wado Dowlada Soomaaliya iyo Maxaakiimta Muqdisho.

 

Shirkan Jaraa'iid oo uu qabtay Yusuf Siyaad Indhacade ayaa ah mid caqabad ku noqon kara waan waanta la wado isla markaana sare u sii qaadi kara xiisada colaadeed ee laga dareemayo guud ahaan dalka Soomaaliya.

 

Maxamed Cabdi

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho: Maxkamadaha oo markale dagaal ku dhawaaqay.

Talaado, December 12, 2006

 

 

Muqdisho (AllPuntland)- Maxkamadaha magaalada Muqdisho ayaa waxa ay mar kale cadeeyeen in ay isku diyaarinayaan in ay dalka Soomaaliya ka ka bilaabaan dagaal ay ku sheegeen in ay la galayaan ciidamo shisheeye oo dalka ku sugan.

 

Shir jaraa`id oo ay magaalada Muqdisho ku qabteen Sh. Shariif Sh. Axmed iyo Yusuf Indhacade oo ka mid ah madaxda maxkamadaha ayaa waxa ay ku sheegeen in ay dagaal la gali doonaan xukuumadda Soomaaliya iyo ciidamada ka socda urur goboleedka IGAD.

 

Waxa ay shirkooda jaraa`id ku sheegeen in ay dagaal qaadi doonaan muddo 7 cisho gudahood ah, kaasoo sida ay sheegeen ay la beegsanayaan ciidamado Itoobiyaan ah oo ay sheegeen in ay ku sugan yihiin dalka Soomaaliya.

 

Maxkamadaha ayaa waxa ay marar badan ku cel celiyeen in dalka Soomaaliya ay ku sugan yihiin ciidamo shisheeye iyada oo xukuumadda Soomaaliya ay gaashaanka u duruurtay arrintaasi.

 

Dhowaan ayaa golaha amaanka ee QM waxa ay ogolaadeen in dalka Soomaaliya ay galaan ciidamo ka socda midawga Afrika ku waasooi ka qayb qaadanaya nabad ku soo celinta dalka Soomaaliya.

 

Sidoo kale maxkamadaha ayaa waxa ay horay u sheegeen in ay dalka keensanayaan dagaal yahano shisheeye oo ka garab dagaalama.

 

Isku soo wada duuboo arrintani ayaa waxa ya miijinaysaa in maxkamaduhu ay doonayaan in ay sameeyeen is balaarin wayn oo ay dalka ku wada qabsadaan.

 

Mahad Jama Koronto

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxkamadaha oo 7 maalmood u qabtay in Ethiopia ciidamadeda kala baxdo Soomaaliya ama ay dagaal u diyaar garowdo.

 

(Muqdisho) Masuul ka tirsan Maxkamadaha Islaamka magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday in mudo 7 maalmood ah hadii ay ciidamada Ethiopian-ka kaga bixi waayaan Soomaaliya ay weerar ku qaadi doonaan meel alaale iyo meeshii ay joogaan.

 

Masuulkaasi oo hadal gaar ah siiyay TV-ga Al Jazeera isla markaana aan magacisa la shaacin ayaa ku hanjabay in Maxkamadaha Islaamka ay diyaariyeen ciidamo aad u fara badan kuwaasi oo diyaar u ah dagaal in ay la galaan ciidamada Ethiopian-ka ee ku jira dalka Soomaaliyeed.

 

''Waxaanu u siinay 7 maalmood in ay kaga baxaan dalkeena hadii kale waxaanu ku qaadi doonaa weerar cirka iyo dhulka iyadoo taageero aanu ka heleyno Alaah''ayuu yiri masuulkaasi.

 

Waxaa sidoo kale Maxkamadaha Islaamka ay sheegeen in ciidamada Ethiopian-ka ay sii kordhiyeen ciidamada ka jooga dalka Soomaaliya taasina ay muujineyso sida ay ugu diyaar garoobeen dagaal ay kusoo qaadaan Soomaaliya.

 

Goor danbe ayaa la shaaciyey qofka Aljazeera la hadley inuu ahaa Yuusuf Max'ed Siyaad Indhacadde.

 

Dhanka kale Golaha Maxkamadaha Islaamka waxaa ay ku eedeeyeen dowladda Kenya in ay dalkeeda marin uga dhigtay ciidamada Ethiopian-ka si ay usoo galaan Soomaaliya.

 

Hadalka kasoo yeeray masuulkaasi Maxaakimta katirsan ayaa muujinaya ifafaale dagaal oo cusub,iyadoo hore dhowr masuul oo ugu horeeyaan kuwo amaanka Maxkamadaha Islaamka ay shaaciyeen hadallo dagaalo abuuri karaya.

 

Jibriil Nuur

Waayaha.net,Muqdisho,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Who is gonna buy this "Froreing army presence in Somalia"> Only offspring (shabaab/ICU) of USC who blindlesslly see one side of the equation (UN report of 8000 ethipians and 2000 Eriterians on somalia soil). While those countries have being disputing having army in Somalia. Only widely known (un-disputed) few hundreds of Ethipian technocrats who are helping TFG to stand it feet, and spoted but disputed Al-Qa'eda/Jihadist with offspring(shabaab/ICU) of USC conrolled area. Offspring (Shabaab/ICU) of USC I have question for your. Why you see as foreing one side of the equation and not other? Rational comment only.

Share this post


Link to post
Share on other sites
OLOL   

part of the courageous and determined Shabaab are more than 2500 able and proud youth from Puntland and the commander of the UIC commandoes, Sheikh Fu'aad Khalaf, is himself from Puntland. These Mujahadiin voluntararily came to Mogadishu to join their brothers in Islam to defend the motherland from the enemy.

 

 

Qabiil is still in the minds of those who are rotting in the Qurbaha and are totally disconnected from the realities in Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Give me another joke, that one was not funny. Though I love how all of a suden a tribalist political warrior like yourself has become a religious Mujahid? Funny that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^I do love the folks behind the Clan Courts and their media.They are always confident of the event before is smacks them in the face.

 

Uthman.

 

1. I rememebr how confident this media was, on the noght before the election 10 October 2004, it was " Abdiqasin or Cadow".

 

2. I remmeber when the warlords and Sharif Xasan went to Mogadishu "the end of the TFG" they said then.

 

3. I even remmeber the Galkacyu invasion " Only 19 killometers from the city" they said.

 

4. We all know how the outcome of the UN arms embargo " the EU and arabs will stop it".

 

This attack on Baidoa will be yet another shock and set back to you guys. The TFG is here to last insha Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
OLOL   

Duke ..oops ...i meant ...tuug (rhymes like Duke) intaadan tuug dhihin yoow tuug ku dhahaa...

 

 

we all know by now who is hate-filled and hate-consumed clannish cheerleader in the forum who excel in the tireless art of hullicinations and copy-paste- delusion.

 

ALWAYS BEEN MUJAAHID AND WILL DIE AS MUJAAHD

Share this post


Link to post
Share on other sites
Uthman1   

General Duke you doubt the UIC even if munafiq Geedi admits himself the situation the TFG is in a number of western media before you even enter forums in this same site.

 

Saxib who controls the Moqadishu, Kismayo, Burhakaba, Dinsoor, and all the small places surrounding these cities. Yet you doubt the UIC cannot take Baidao. Geedi just few weeks ago arrogantly said he can step inside xamar, my challange to him is try to step out of Baidao

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Kamalu Diin:

Who is gonna buy this "Froreing army presence in Somalia"> Only offspring (shabaab/ICU) of USC who blindlesslly see one side of the equation (UN report of 8000 ethipians and 2000 Eriterians on somalia soil). While those countries have being disputing having army in Somalia. Only widely known (un-disputed) few hundreds of Ethipian technocrats who are helping TFG to stand it feet, and spoted but disputed Al-Qa'eda/Jihadist with offspring(shabaab/ICU) of USC conrolled area. Offspring (Shabaab/ICU) of USC I have question for your.
Why you see as foreing one side of the equation and not other? Rational comment only.

OLOL waxaan jeclaan lahaa in aad si fiican iiga jawaabtid su'aasheyda. ha ka hadlin shabaabka 2% la socota ha arkin oo danaha gaarka ah iska leh kuwa aad shegayso puntland ayey shareeca ka dhis lahaayeen hadii ay run sheegayaan ee wax kalay wataan. waxaa kaloo ku jira shabaabka kuwa la caqli xaday iyo kuwa la qasbay anigu kuwaasoo dha kuu sheegi maayo ee waxaan kaa rabaa saaxii inaad ii sheegto the majority of shabaab (the offspring of USC) called ICU.

ORINALLY POSTED BY OLOL
part of the courageous and determined Shabaab are more than 2500 able and proud youth from Puntland and the commander of the UIC commandoes, Sheikh Fu'aad Khalaf, is himself from Puntland. These Mujahadiin voluntararily came to Mogadishu to join their brothers in Islam to defend the motherland from the enemy.

I am not in dennial as many times mentioned USC/ICU waxay u taagan tahay in xaga muslimiinta duudsiyaa.

originally posted by OLOL
Qabiil is still in the minds of those who are rotting in the Qurbaha and are totally disconnected from the realities in Somalia.
[/b]

You are Qabiilest number one. if you are not you would able to read between the lines thus being rational. You are just supporting dadkaada in ay muslimiinta xaqooda dafiraan. that is all.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Uthman, a good question, though the control is only based on millitia seazure and not the will of the peoople. The TFG never control millitarily any of these areas, all they did was build local admins.

 

Thus the point is that the TFG has yet to release its war on anyone while we have seen IndaCade's millitia runninga round attacking village after village for headline purposes.

 

PM Geedi is the legitimate leader of Somalia and has more support in Mogadishu than IndaCade , Xasan Dahir or any of their lackeys.

Thus if Baidoa was in danger he would not have arrived today, he would have made a dash for it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke is over....i mean are they going to khartuum?what happen to the peace mission ? are they going to have ? and what is up with Yemen meeting ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Uthman1   

"the TFG has yet to release its war on anyone"

 

What happend to TFG Defence minister Barre Hirrale in Kismayo and thumping he got when he tried to retake it. Was he not the defence minister of TFG or am I mistaken?

 

"M Geedi is the legitimate leader of Somalia and has more support in Mogadishu than IndaCade , Xasan Dahir or any of their lackeys."

 

Geedi has support in Mogadishu? Is this a joke. show me your sources. Because I can show you sources that over 70% of his selected MPs have left him. Never mind Mogadishu, he is even hated within the TFG.

 

As for IndaCade , Xasan Dahir, fact is they are the leaders Mogadishu follow and so does, Kismayo and all other cities that call for their assistance. What has Geedi done besides calling his fellow Somalis as members of Alqaeda and lead by bin Laden so that America and others can throw rockets at them. Shame on him and others that call him the leader of Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^What is over? Today is the 12 the meeting is supposed to take place on the 15th so I doubt Khartoum is on. Yemen I have little info on.

 

But answer what is over?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.