Sign in to follow this  
General Duke

Al Shabaab 1KM from Villa Somalia

Recommended Posts

Ururka Al-shabaab oo ku hanjabay in saacadaha soo socda weerar ku qaadi doonaan Xarunta Madaxtooyada.

 

Muqdisho,(WNT):-Sark aal ka tirsan Ururka Hubeysan ee Al-shabaab ayaa shaaca ka qaaday in saacadaha soo socda weerar xoogan ku qaadi doonaan xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia.

 

Sarkaalkaan ayaa hadalkaan ka sheegay Masjidka Abuu Hureyra ee suuqa bakaaraha xili laga soo baxayay salaadii duhurka.

 

Isaga oo hadalkiisa sii wata waxaa uu sarkaalka carabka ku adkeeyay in iminka Hub iyo saanad milatari soo galeen gudaha Muqdisho isla markaana aysan meelna kaga leexan doonin xarunta Madaxtooyada.

 

 

"waxaan ugu baaqayaa Odayaasha in iminka hubkooda soo qaataan si inta yar ee cadawgu ka taliyo saacadaha soo socda ula wareegno hadii kale bari la iskama yeeli doono aniga oday ayaan aheyd xushmad ayaan leeyahay"ayuu si caro leh ku yiri sarkaalka.

 

Sarkaalkaan ayaa si cad ugu sheegay dadka ku dhaqan suuqa bakaaraha in laga doonayo in xiligaan la garab istaago dagaalka xaga uu ku tilmaamay ee ka socanaya Magaalada Muqdisho.

 

Hadalka Hanjabada ah ee ka soo baxay sarkaalkaan ayaa imaanaya xili Ciidamo taabacsan Ururka Al-shabaab Hal KM ka yar u jiraan Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia.

 

Xafiiska Wararka Waayaha.net,Muqdisho .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Maxadtooyada dhexdeeda xabad way ka dhacday shalayto laakiin waxay ahayd different xabad ....waxaa layiri Militia-da ayaa waxay isku dagaaleen mobile phone :D while the war was raging not far from Villa Somalia .

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

I thought inaad shalay lahayd madaxtooyada dhexdeeda ayay xabadu ka socotaa ...
:D

Al Shabaab waa wada xaasid. Everytime they get to Villa Somalia and bomb the hell out of it, they run back one kilo and start all over again. It's like kicking someone and taking your foot as far back as you can before you kick them again. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this