Sign in to follow this  
General Duke

lol: defeated Courts want to hold talks with Ethiopia

Recommended Posts

Indhacade.jpg

 

Mid ka mid ah Mas’uuliyiinta sare ee maxaakiimta Islaamka oo ka dhawaajiyey iney wadahadalo qarsoodi ah u socdaan dhinacooda iyo xukuumada Addis ababa

 

Sida uu Jariidada Sharqul awsat ee ka soo baxda magaalada London ee dalka Ingiriiska u sheegay hogaamiye sare oo ka tirsan maxaakiimta Islaamka dowladda Itoobiya iyo maxkamadaha Islaamiga ah xubno ka kala socda ayaa waxaa u socda wadahadalo qarsoodi ah oo lagu doonayo in la isku soo dhoweeyo labada dhinac, si xaalada weli kacsan ee ka taagan magalaada Muqdisho iyo qeybo ka mid ah Soomaaliya xasilooni loogu soo dabaali lahaa.

 

Mas’uulka ka tirsan maxaakiimta ee jariidadu ay soo xigatay oo diiday in magaciisa la soo xigto ayaa intaa kui daray in qabsoomida wadahadaladan qarsoodiga ah ay ka dambeeyeen dedaalo ay sameeyeen dowladdo carbeed iyo kuwo Afrikaan ah oo xiriir wanaagsan la leh labada dhinac ee dowladda Itoobiya iyo maxkamadaha Islaamiga ah, wuxuuna mas’uulkan sheegay inuu rajo wanaagsan ka qabo in wadahadalaasi ay miro dhal noqon doonaan.

 

Lama oga ilaa hadda sida hadalka hogaamiyahan ka tirsan maxaakiimta ay wax uga jiraan, iyadoo dhinaca kalena uusan jirin warar madax banaan oo xaqiijinaya arintaasi, sidoo kale dowladda Itoobiya ayaan ilaa hadda laga heynin war ku saabsan jiritaanka wadahadalka la sheegayo inuu si qarsoodi ah ugala dhexeeyo maxaakiimta iyo in kale, hase ahaatee sida jariidadu sheegtay ma jirto rajo badan oo laga qabo in labada dhinac ay heshiis buuxa oo xal u noqon kara Soomaaliya wada gaaraan hadiiba ay jiraan wadahadaladan sababo la xiriiira iyagoo si aad ah ugu kal aragti duwan qaabka lagu gaari karo xal kama dambeys.

 

 

Xafiiska wararka ee Muqdisho, Somalia

dayniilecom@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

_40553335_aweis203.jpg

 

What happened to the "Jihad" and to the promises of war?

 

What happened to the idea of "never" to Ethiopia the "historic enemy" the country that "occupies" Somalia and so on?

 

All hot air, I guess. The assasins of Mogadishi and child bombers are getting desperate.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Damage limitations by Shabbele...

 

Wada hadalo qarsoodi ah oo u dhaxeeya Maxkamadaha iyo Dowladda Ethiopia

 

Mogadishu 04, August 07 ( Sh.M.Network) Warar si qarsoodi ah loo helayo ayaa waxa ay sheegayaan in uu jiro xiriir wada hadal oo qarsoodi ah oo u dhexeeya golaha maxakimta islaamka Somalia iyo xukuumadda waddanka Ethiopia .

 

Wada hadalladan ayaa waxaa lagu soo warramayaa in dhawaanahnba ay u soconayeen qaar ka tirsan Masuuliyiinta Maxaakimta Islaamka iyo madaxda dowladda Itoobiya in kastoo la sheegay in ilaa iyo haatan aan wax horumar ah wadahadalladaasi laga gaarin.

 

Mas'uul sare oo ka tirsan golaha maxaakimta islaamka oo diiday in magaciisa la baahiyo ayaa wargeyska sharqul awsat u xaqiijiyay in ay jiraan wadxaajoodyadaasi qarsoodiga ah ee u dhexeeya Ethiopia iyo maxaakimta islaamka Somalia oo si aad ah aragti iyo ictiqaad ahaanba u kala fog.

 

Mas'uulku waxa uu sheegay in wadahadalladaasi diiradda lagu saarayo sidii loo soo afmeeri lahaa mashaakilka u dhexeeya labada dhinac ee ka aloosan gudaha Somalia, kaas oo ay Maxaakimtu ku dhagan yihiin in lagu dhameyn karo oo kaliya ciidamada Ethiopia oo si dhameystiran dib uga gurta dhulka Soomaaliyeed ee ay ku jiraan.

 

Mas'uulkan sare ee ka tirsan golaha maxaakimta islaamka ee u warramay Sharqul awsat ayaa tilmaamay in wadahadalladani ay hogaaminayaan isla markaana ay dhexdhexaadinayaan dowlado carbeed iyo kuwo kale oo African ah oo uu mas'uulku ka meer-meeray inuu magacooda ka dhawaajiyo.

 

Tallaabadan ay ku wadahadlayaan dowladda Ethiopia iyo golaha maxaakimta Islaamka ayaa haddii ayba jirto waxa ay noqoneysaa tii ugu horreysay oo ceynkeeda ah oo ay kuwada hadlaan labadaasi dhinac oo uu xiriirkoodu si dhameystiran u go'ay wixii ka dambeeyay markii ay Xukuumadda Addis ababa dagaalka tooska ah la gashay golaha maxaakimta Islaamka bishii December ee kal hore.

 

Diblomaasiyiin carab ah ayaa waxa ay sheegayaan in Ethiopian ka ay wadahadalkan ku khasabtay dhibaatada sii sara kaceysa ee ciidamada dowladda Ethiopia ku heysata dalka Somalia taasoo isugu jirta weerarrada joogtada ah iyo waliba qaraxyada lala bartilmaameedsado askarta Ethiopia ee Joogta Somalia

 

Raggaan diblomaasiyiinta ah oo diiday in magacooda la shaaciyo ayaa waxa ay leeyihiin Ethiopia haatan waxa ay baadi goob xooggan ugu jirtaa sidii ay mar uun uga lug bixi laheyd mashaakilka ciidamadeeda kala soo gudboonaaday dalka Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdi2005   

Its obvious the amxaro are in truble, why are they talking to terorist? i see a asign of defeat on the part of xabashis and their dabadhilifs.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BiLaaL   

Nothing has been confirmed as yet. However, even if true; it only further demonstrates the political astuteness of the ICU in that it has decided to engage the real administrators of Somali affairs instead of wasting their time with the puppet regime led by AY. The ICU won't forsake their principle goals. They've demonstrated this time and again, beyond any reasonable calibration.

 

This news, if true, shames the Ethiopian government more than it does the ICU. It shows that the ICU have inflicted enough damage on Zenawi, forcing him to seek dialogue in a desperate attempt to save face and limit the increasing pressure on the military, both financially and in terms of casualties among personnel.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Originally posted by The Duke:

_40553335_aweis203.jpg

 

What happened to the "Jihad" and to the promises of war?

 

Were not your Ethiopian boys dragged in the streets of Muqdisho? Did hundreds of them nor runaway to Yemen, whilst countless others have been killed, injured and unaccounted for?So much so that your man Zenawi admitted he made a mistake by going to Somalia. Know they are looking for an escape out of Somalia, due to the rising tide of Somali resistance in the Ocaden province.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^looooooooool. I like the reaction to this news.

 

Its another strategic retreat correct? Brilliant stuff, they vowed to fight then ran, they promised to hold Mogadishu then claimes "massacre".

 

They were full of bravado and now reduced to this?

 

Talk to Ethiopia like Ahmed Diriye group, talk to Ethiopia all you like it wont change a bit. Things have changed. Its the TFG that runs Somalia. Just dont piss of the only hand that feeds you now. Aferwarki and Eritrea.

 

Geel-Jire Jihad is one led by Aferwarki in the Coptic Church :D

113a_clip_image002.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Duke dont get over exited sxb, if this is true or even materialises then you are in loss. Ethiopia will merge with an entity that can do something about Somalia, and adeerka 'darishaada' ayu ka baxa.

But then again this is a story created my the Axmaro stooges in order to undermine the 'maxakamiin'.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Duke, I told you a long time ago, Meles Zenawi made a great mistake going to Somalia, which he has admitted himself know. The question how will he get out Somalia?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Jacaylbaro:

why didn't do the talks when it was needed ?? i mean before loosing thousands of innocent ppl in Mogadishu ???

Wa su'al da'weyno madaxa dalineysa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Originally posted by Jacaylbaro:

why didn't do the talks when it was needed ?? i mean before loosing thousands of innocent ppl in Mogadishu ???

I believe they sent sum ppl to meet the courts in Djibouti and apparently they or third parties set out some conditions to Shariff in Yemen and Nairobi which he rejected at the time.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this