Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Naceybkaan

Recommended Posts

Such a hatred, walaahi yaab ahaa. Sii aqriso this qoraal about a reporter who covered all his socdaal from Baydhabo to Jabuuti and every town in between -- Beledweyne, Gaalkacyo, Laascaanood, Burco, Berbera and kuwii kale. This one deals with Hargeysa. I am quoting partially this qoraal because naceybka dadka qaarkood degan magaaladaas u qabaan Soomaalinimo la yaabay, according to the reporter, of course.

 

Qoraalka dhexda uu ka bilaabanaa and it is not full quotation.

________________

 

Markii leygeeyey goobtii la ii tilmaamey, ugu horeyn waxaa ila hadley mid ka mid ah kuwa ilaalada ka ahaa goobtaas, waxaana u sheegey waxa aan doonayey iyo halka aan ka imid, intii uusan isii deynin waxaa goob ka ag-dhow fadhiyey kuwo I bar garaneyey oo dadka Magaalada Hargeysa ah oo hore iigu arki jirey Muqdisho, wuxuuna ku yiri ilaaladii “soo daa waa ruux musaafir ahe aan ogaanee waxa uu doonayo”, waxaan kala hadley ujeedkeyga iyo sida aan dadba uga aqoon meesha, wuxuuna I weydiiyey qaar ka mid ah wariyeyaashii hore looga ceyriyey Hargeysa magacyadooda waxaana u sheegey inaan garanayo dhamaantood, wuxuu kaloo i weydiiyey gabar ka hartey wariyeyaashii hore u baxay oo meesha joogta oo magaceeda la yiraahdo (Kiinkoos), waxaan u sheegey inaan garanayo, kadib iyada ayaa Talefoon loo direy waana layla hadashiiyey si aad ah ayeyna iigu gurmatey, waxayna ka codsatey shaqaalihii meesha joogey in meel laydejiyo inta ay iyada iiga imaaneyso, waxaana lay geeyey Hoteel Wajaale wixii xiligaa ka dambeeyey waqtigu wuxuu noqdey habeen.

 

Dib ayaan banaanka ugu soo baxay waxaan arkey koox Rag ah oo Hoteelka banaankiisa, Gabadho meel Shaah lagu iibiyo la fadhiya jaad dhererkiisa aan is iri wuxu ma xaaqin baa inta uu dhererkiisa gaarayo oo ay ku cunayaan halkaas, waxaan casho u tegey maqaaxi ku dhoweyd oo aan ilaa iyo hada aan magaceeda xusi karin, waxaana weydiiyey kii lahaa bal in uu ii tilmaamo meel khad laga dirsado in uu jiro iyo in kale anigoo si aad ah u baqaaya, waayo Asxaabteydii hore sida meesha loogu galey ayaan hore ula socdey.

 

Markii uu ii tilmaamey halkii Internetka ayaa waxaan ugu tegey Nin cadaan ah oo khadka fadhiya, wuu isoo eegey kadibna wuxuu hore u sii watey hawshiisa, taasi waxay igu noqotey la yaab, waayo waxaan ka imid meel Ruux cadaan khad aan isla galno iska dhaafe marka uu soo dego ninka cadaanka ah oo dhinacyada Qoryo lagala taagan yahay sidii ruux dembiile oo kale, waxaan gudagaley hawsheydii aan u socdey, inkastoo Qabow daran iyo Xays isla socda uu magaalada ka jirey, hadana markii aan dhameytey waxaan imid Hoteelkii aan deganaa.

 

Markii waagu uu ii baryey hore waan u soo bixiwaayey qabowga dhacaayey dartii, inkastoo Magaalaada iyo aniga isku xili aanu ahayn, waayo Muqdisho iyo Baydhabo aroor hore ayey dadku ka kacaan, laakiin Hargeysa dadku wuxuu waagu u baryaa 10:00 ilaa 11:00 subaxnimo, inta ka horeysa dadka Ganacsatada waxay jiifaan guryahooda, marka laga reebo in yar, markii aan weydiiyey waxay iigu sheegeen in dadku inta badan Habeenkii ay ku soo jeedaan Jaadka cunistiisa, halka ganacsataduna ay soo jeedaan xiliyo dambe.

 

Waxaan eegey shacabka ku nool Magaalada Hargeysa, ugu horeyn marka ay ku dareemaan inaad ka timid Gobolada Koofurta Soomaaliya, waxay ku leeyihiin waa (Xamaraawi), dee adinkaa dhulkiina soo gubee maxaad ka soo doonteen halkaan iyo arimo kale oo aan halkan lagu xusi karin, mid ka mid ah ragii ka baxay Jaamacadii Ummada ee Lafoole oo aan sheekeysaney ayaa wuxuu igu yiri “maad naga hartaan maxaad noogu dhegan tihiin anagu idin dooni meynee??!!

 

Aniguna waxaan ugu jawaabey “
maxay tahay, sababta aan idiin kaga hareyno, koleey aniga kala go’ iyo geeri, Geerida ayaan ka jeclahay
”, ninkii intuu istaagey oo aad u xanaaqey ayaa wuxuu igu yiri “
walee hadii aydan naga hariweysaan, waad eedi doontaan
”. Taasina waxay muujineysaa in mustaqbalka ay isu diyaarinayaan dagaal, hadii aan la helin xal Soomaali ay ku wada heshiin karto, waxaadna moodaa in dagaalku uu ka fog yahay halka uu hada jooogo.

 

Markii uu sidaas iigu jawaabey ayaan meesha isaga tegey, hal maalin si toos ah hoteelka ugama soo bixin, maalintaas waxay ahayd, tii xigtey maalintii iigu horesey ee aan imaado Hargeysa, maalintii xigtey, Gabar meesha aan ku sheekeysaneyney ninkii hore, oo mehrad ku lahayd ayaa waxay ii sheegtey mar labaad oo aan ku soo noqdey halkii aan ku sheekeysaney ninka “
in kala go’a Soomaaliya iyo Somaliland dib dambe aan dadka ugala sheekeysan, waayo wey ku dilayaan ama waxay kuu dhiibayaan Itoobiyaanka halkan jooga ee iska aamus
” ayey igu tiri gabadhii.

 

Arintan waxay muujineysaa in shacabka Woqooyi in mudo ah, lagu Qulaaminaayey, siyaasad sumeysan oo aan la aqoon ujeedada iyo faa’iidada ay ka helayaan marka laga reebo nabadgelyada ay haystaan, waxaana adag sida looga saaro maanka siyaasadaas guracan.

 

Wixii maalintaa ka dambeeyey waxaan arkey dhalinyaro reer Banaadir ah oo aan hore isu naqaaney,
waxayna ii sheegeen inaanan sheegin halkii aan ka imid iyo waxa aan ka shaqeeyo, islamarkaana aan daayo soc socodka magaalada, sababtoo ah waa lagu dabagalayaa oo waa lagu soo wareysanayaa dabadeed waa lagu xirayaa ee sidii aad ugaa bixi lahayd u diyaar garoow
.

 

Mid ka mid ah odayaashii hore ee deegaanka oo aan kulanay wuxuu ii sheegey, “
Hargeysa waa nabad, nabadeedu waxay ku xiran tahay inaan la faragelin Itoobiya
," sababtoo ah buu yiri, "
Hadii aad cayso madaxweynaha cid kor kuu eegeysa ma jirto, laakiin hadii aad Meles wax ka sheegto ama Itoobiya si dhaqso ah baa laguu dafayaa ee iska jir halkaan
”.

 

[
qoraalka.]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Been iyo balaayo.

 

Nin cuqdadaysan, fuley ah oo baqanaya, hadana raba inuu borobogaando faafiyo.

 

Waxan wax laga yidhaahdaaba ma jirto waayo been iyo balaayaa ka buuxda iyo wax uu iska qoray.

 

 

THAT IS WHAT MAKES ME FAR FAR AWAY FROM IN DADKAN DIB LOOLA MIDOOBO WALAAHI .......... Dadka noocaas ah yaa wax la wadaagi kara.

 

 

SHYYYDH FOOQAN SHYYYDHHH .............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Such a hatred, walaahi yaab ahaa. Sii aqriso this qoraal about a reporter who covered all his socdaal from Baydhabo to Jabuuti and every town in between -- Beledweyne, Gaalkacyo, Laascaanood, Burco, Berbera and kuwii kale. This one deals with Hargeysa. I am quoting partially this qoraal because naceybka dadka qaarkood degan magaaladaas u qabaan Soomaalinimo la yaabay, according to the reporter, of course.

 

Qoraalka dhexda uu ka bilaabanaa and it is not full quotation.

________________

 

quote:

Markii leygeeyey goobtii la ii tilmaamey, ugu horeyn waxaa ila hadley mid ka mid ah kuwa ilaalada ka ahaa goobtaas, waxaana u sheegey waxa aan doonayey iyo halka aan ka imid, intii uusan isii deynin waxaa goob ka ag-dhow fadhiyey kuwo I bar garaneyey oo dadka Magaalada Hargeysa ah oo hore iigu arki jirey Muqdisho, wuxuuna ku yiri ilaaladii “soo daa waa ruux musaafir ahe aan ogaanee waxa uu doonayo”, waxaan kala hadley ujeedkeyga iyo sida aan dadba uga aqoon meesha, wuxuuna I weydiiyey qaar ka mid ah wariyeyaashii hore looga ceyriyey Hargeysa magacyadooda waxaana u sheegey inaan garanayo dhamaantood, wuxuu kaloo i weydiiyey gabar ka hartey wariyeyaashii hore u baxay oo meesha joogta oo magaceeda la yiraahdo (Kiinkoos), waxaan u sheegey inaan garanayo, kadib iyada ayaa Talefoon loo direy waana layla hadashiiyey si aad ah ayeyna iigu gurmatey, waxayna ka codsatey shaqaalihii meesha joogey in meel laydejiyo inta ay iyada iiga imaaneyso, waxaana lay geeyey Hoteel Wajaale wixii xiligaa ka dambeeyey waqtigu wuxuu noqdey habeen.

 

Dib ayaan banaanka ugu soo baxay waxaan arkey koox Rag ah oo Hoteelka banaankiisa, Gabadho meel Shaah lagu iibiyo la fadhiya jaad dhererkiisa aan is iri wuxu ma xaaqin baa inta uu dhererkiisa gaarayo oo ay ku cunayaan halkaas, waxaan casho u tegey maqaaxi ku dhoweyd oo aan ilaa iyo hada aan magaceeda xusi karin, waxaana weydiiyey kii lahaa bal in uu ii tilmaamo meel khad laga dirsado in uu jiro iyo in kale anigoo si aad ah u baqaaya, waayo Asxaabteydii hore sida meesha loogu galey ayaan hore ula socdey.

 

Markii uu ii tilmaamey halkii Internetka ayaa waxaan ugu tegey Nin cadaan ah oo khadka fadhiya, wuu isoo eegey kadibna wuxuu hore u sii watey hawshiisa, taasi waxay igu noqotey la yaab, waayo waxaan ka imid meel Ruux cadaan khad aan isla galno iska dhaafe marka uu soo dego ninka cadaanka ah oo dhinacyada Qoryo lagala taagan yahay sidii ruux dembiile oo kale, waxaan gudagaley hawsheydii aan u socdey, inkastoo Qabow daran iyo Xays isla socda uu magaalada ka jirey, hadana markii aan dhameytey waxaan imid Hoteelkii aan deganaa.

 

Markii waagu uu ii baryey hore waan u soo bixiwaayey qabowga dhacaayey dartii, inkastoo Magaalaada iyo aniga isku xili aanu ahayn, waayo Muqdisho iyo Baydhabo aroor hore ayey dadku ka kacaan, laakiin Hargeysa dadku wuxuu waagu u baryaa 10:00 ilaa 11:00 subaxnimo, inta ka horeysa dadka Ganacsatada waxay jiifaan guryahooda, marka laga reebo in yar, markii aan weydiiyey waxay iigu sheegeen in dadku inta badan Habeenkii ay ku soo jeedaan Jaadka cunistiisa, halka ganacsataduna ay soo jeedaan xiliyo dambe.

 

Waxaan eegey shacabka ku nool Magaalada Hargeysa, ugu horeyn marka ay ku dareemaan inaad ka timid Gobolada Koofurta Soomaaliya, waxay ku leeyihiin waa (Xamaraawi), dee adinkaa dhulkiina soo gubee maxaad ka soo doonteen halkaan iyo arimo kale oo aan halkan lagu xusi karin, mid ka mid ah ragii ka baxay Jaamacadii Ummada ee Lafoole oo aan sheekeysaney ayaa wuxuu igu yiri “maad naga hartaan maxaad noogu dhegan tihiin anagu idin dooni meynee??!!

 

Aniguna waxaan ugu jawaabey “
maxay tahay, sababta aan idiin kaga hareyno, koleey aniga kala go’ iyo geeri, Geerida ayaan ka jeclahay
”, ninkii intuu istaagey oo aad u xanaaqey ayaa wuxuu igu yiri “
walee hadii aydan naga hariweysaan, waad eedi doontaan
”. Taasina waxay muujineysaa in mustaqbalka ay isu diyaarinayaan dagaal, hadii aan la helin xal Soomaali ay ku wada heshiin karto, waxaadna moodaa in dagaalku uu ka fog yahay halka uu hada jooogo.

 

Markii uu sidaas iigu jawaabey ayaan meesha isaga tegey, hal maalin si toos ah hoteelka ugama soo bixin, maalintaas waxay ahayd, tii xigtey maalintii iigu horesey ee aan imaado Hargeysa, maalintii xigtey, Gabar meesha aan ku sheekeysaneyney ninkii hore, oo mehrad ku lahayd ayaa waxay ii sheegtey mar labaad oo aan ku soo noqdey halkii aan ku sheekeysaney ninka “
in kala go’a Soomaaliya iyo Somaliland dib dambe aan dadka ugala sheekeysan, waayo wey ku dilayaan ama waxay kuu dhiibayaan Itoobiyaanka halkan jooga ee iska aamus
” ayey igu tiri gabadhii.

 

Arintan waxay muujineysaa in shacabka Woqooyi in mudo ah, lagu Qulaaminaayey, siyaasad sumeysan oo aan la aqoon ujeedada iyo faa’iidada ay ka helayaan marka laga reebo nabadgelyada ay haystaan, waxaana adag sida looga saaro maanka siyaasadaas guracan.

 

Wixii maalintaa ka dambeeyey waxaan arkey dhalinyaro reer Banaadir ah oo aan hore isu naqaaney,
waxayna ii sheegeen inaanan sheegin halkii aan ka imid iyo waxa aan ka shaqeeyo, islamarkaana aan daayo soc socodka magaalada, sababtoo ah waa lagu dabagalayaa oo waa lagu soo wareysanayaa dabadeed waa lagu xirayaa ee sidii aad ugaa bixi lahayd u diyaar garoow
.

 

Mid ka mid ah odayaashii hore ee deegaanka oo aan kulanay wuxuu ii sheegey, “
Hargeysa waa nabad, nabadeedu waxay ku xiran tahay inaan la faragelin Itoobiya
," sababtoo ah buu yiri, "
Hadii aad cayso madaxweynaha cid kor kuu eegeysa ma jirto, laakiin hadii aad Meles wax ka sheegto ama Itoobiya si dhaqso ah baa laguu dafayaa ee iska jir halkaan
”.

 

[
qoraalka.]

Maskiin Macruuf, what did you expect? Most Qaran diid secessionists are mad rabid scoundrels filled with senseless hatred for other Somalis.

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaala caaytamee, oo ninkaas waxba kuu geysan ugu af gafee? Wah.

 

Dhabta maa meel kaa taabatay, noo sheegba. Istartiib igaarka. You can deny wuxuu qoray, waa asaga suu qoray, but caay ma fiicno, only makes to weaken your denunciations of his article.

 

By the way, meel walba uu tagay suu u arkay shaqsi ahaantiis degmo walba ka qoray, oo Gaalkacyaba and its residents wax ka daran uu ka sheegay, marka it wasn't only a shot against Hargeysa, if aad isleedahay that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qofku siduu wax u arko wuu u qorikaraa laakiin it should be based on facts not a hatred, been iyo qiiro shan daqiiqo ah.

 

Xageed ku aragtay magaalo 11am la soo tooso ,,, goormaa shanta soomaaliyeed lagu mideeyay Burco ,,, Haamaha shidaalka berbera buu sawiray markaasuu leeyahay waa dekedii berbera ,,,, damn.

 

Wuxuun iska qor maaha ,, suxufi buu sheeganayaa and waxaas buu qorayaa. Galkacyo wuxuu ka qoray reer kalkacyo ayay u taalaa laakiin dalkayga wuxuu ka qoray waa waajib i saaran inaan reaction ka bixiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D at "dalkayga." Ninkaas baasaboor oo dalkugal lagu dhuftay kuma galin magaalooyinkaas iyo degmooyinkaas Soomaaliyeed uu wada maray, ee dalkaa sheegeysid maxee tahay.

 

Anyway isdaji, markii hore saas kugu wanaagsanayd inaa u deny gareysid than aflagaadeysid shaqsinimadiisa. Ma fiicno taas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dadka qaar way mutaysteen in shaqsiyadooda wax laga sheego sxb waana ta mushkiladda ku keenaysa.

 

You even believed inuu dadka oo dhan nacayb u qabo soomaalida kele and that is the way uu isaguna u qoray. Taas baan ka xanaaqay.

 

Suuqa tag, basaska la raaco, goobaha ganacsiga iyo meel kasta waxa buuxa dadka koonfur ama xamar ka soo qaxay cid sidaas u eegtaana ma jirto. Xataa guryihii baa looga baxay oo badankooda iyagu wada kiraysteen. Sida keliya ee loo ixtiraamaaana waa dad soomaaliyeed oo Muslim ah oo dhibaato dalkoodii ka soo saartay.

 

Kan oo miidhan baa inta uu si kele wax u dhigo oo uu fuleynimadiisa iyo cuqdadiisa qoro hadhowna odhan doona waa la i eryay iyo dalkii baa la iga saaray.

 

I've just emailed his article to the concerned people ,,next time haduu yimaado shaqaa laga qabanayaa waana la tusi doonaa wuxuu rabay inuu arko.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

waa lagu dabagalayaa oo waa lagu soo wareysanayaa dabadeed waa lagu xirayaa ee sidii aad ugaa bixi lahayd u diyaar garoow.

 

 

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

I've just emailed his article to the concerned people ,,next time haduu yimaado shaqaa laga qabanayaa waana la tusi doonaa wuxuu rabay inuu arko.

:D:D , you proved his point, haddaba. Maxaad la murmi?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

JB, saaxiibteey walaasheed, oo Canada ka tagtay baa ku dhimatay Hargeysa ayadoo taxi saaran oo Borame u sii socota reerkooda, AUN. Ma maqashay geeridaas?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

I think this article is a bit too much heavy handed on reer Hargeisaawi, too much I say, what ye think yaa MMA!

 

 

Saying that, the people there are friendly, and I loved the place while I was there few tmies hada ka hor in Hargeisa.

 

Plus I wouldn't complain, I had one incident though at a local telephone boot I made a call there, and the owner of the shop heard my voice and picked up few of my words anoo telka ku dhahaayo "fiiri waraa, see camal etc"

 

then the guy stood in front of me, then looked niman agtiisa taagan, and said to them "war kan af dayuuska ku hadlaya muxuu ahaa intee buu ka yimid"

 

Taan illaa hada la yaabanahay waxaa waaye, the guy is the owner, and he was wearing khamees, I gave him the money.

 

I did not responded to him, left the place, asked some friends who these people are insulting people, they told me nimanku waaba CID, bistooladeyna hoosta ku wataan and they own few phone talk shops, and they listen to people's calls!

 

 

I left meeshii, came to guriga aan ka casuumnaa oo ahaa ninka magaciisa ma sheegayo he was the chairman of Somaliland Bank, very famous nin oo ahaan jirey xataa head of bank of Somalia xilligii Siyaad (AUN).

 

I explained to him what happened to me, he was angry, he requested me to tell him nimanka saas ii aflagaadeeyey, it was qado time, then we left since he was going to his shaqo, kaaga daranka, the telehone boot I made the call was located oppossite the bank of Somaliland in central hargeisa, we arrived at the gate of the central bank, still me refusing to tell him who these people are.

 

Anyway, I didn't exposed them, and I am sure they would have gone to prison and got beaten, the chairman was furious and angry when I explained to him what hapened to me.

 

Then I left there driving his landcruiser around smile.gif

 

 

PS: I would go to Hargeisa anytime, the place is cracking I tell ye :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

"war kan af dayuuska ku hadlaya muxuu ahaa intee buu ka yimid"

:D:D ........ Ka waran markaa hadaad intaad article qorto dadka oo dhan ka dhigto inay noocaas wada yihiin coz qof baa sidaas kugu yidhi ?? ,,

 

 

Kaas inaad sheegto bay ahayd niyow Jeelka ha la yara dhigee ....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

Ka waran ka isagoo meel fog qaxooti ku ah waxaas intuu run moodo meel kasta copy and pasta ku sameeyo.....

 

PS to the poster

No harm in coming out and saying I dont like you.Never did never will,now take that and post it everywhere like there is no tommorrow.... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this