Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Mortar attack + fighting causes deaths

Recommended Posts

7 killed as mortars rain down on Somalia parliament building

25 Apr 25, 2009 - 3:08:43 PM

 

MOGADISHU, Somalia Apr 25 (Garowe Online) - At least 7 people including civilians were killed Saturday in the Somali capital Mogadishu after suspected insurgents targeted the parliament building with mortars, Radio Garowe reports.

 

At least three of the mortars hit inside the parliament building, which is located in Mogadishu's Abdiaziz district.

 

Somali lawmakers had voted and approved the government's three-month temporary budget hours prior to the attack, Speaker Aden Madobe said.

 

No lawmaker was hurt during the attack but one police officer was killed inside the parliament building.

 

Separately, a mortar that hit a house located behind the parliament building killed at least five civilians, including schoolchildren.

 

"A mortar hit Hotel Global, killing students," a female witness told Mogadishu radio stations.

 

In Shibis district, a woman was killed when a separate mortar hit her home.

 

Somali police official Gen. Yusuf Dhumal told a press conference afterwards the mortars hit targets in Abdiaziz and Shibis districts, including the parliament building.

 

"The anti-peace groups are responsible for these attacks," Gen. Dhumal said, vowing that the Somali government will take steps against the insurgent groups.

 

No group has claimed responsibility for the attack, but Islamist hardliners like Al Shabaab and Hizbul Islam have refused to recognize the interim government of President Sheikh Sharif Ahmed, a former ally in the Islamic Courts movement.

 

Source: Garowe Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Barlamanka oo la weerarey

25 Apr 25, 2009 - 5:26:32 AM

 

Ugu yaraan 8-qof oo uu ku jiro askari booliis ah ayaa ku dhintay 15-qof oo isugu jira rayid iyo ciidana way ku dhaawacmeen weerar madaafiic ah oo maanta lagu qaaday xarunta baarlamaanka Somalia ee Muqdisho oo ku taala xaafada C/casiis.

 

Madaafiicdaas sadex ka mid ah waxay ku dhaceen gudaha xarunta baarlamaanka oo daqiiqado xiligaas ka hor lagu soo gabgabeeyay shir lagu ansixiyay miisaaniyada dowlada.

 

Inkastoo aysan jirin mudanayaal wax ku noqday hoobiyeyaasha hadana hal askari oo booliis ah ayaa ku dhintay gudaha xarunta, kaasoo waardiye ahaa, sidoo kalena waxaa ku dhaawacmay afar askari oo kale.

 

Madfac ku dhacay dhabarka dambe ee xarunta barlamaanka Somalia waxaa ku dhintay shan qof oo ay ku jiraan caruur, rayid iyo iskuuley, iyadoo sidoo kale ay dhaawacmeen 5-qof oo kale.

 

"Mafac ku dhacay wada tagta Hotel Global waxaa ku dhintay dad ay ku jiraan ciyaal iskuul dhiganayay, kuwo kalena way ku dhaawacmeen" ayay tiri haweeney waayeel ah oo dagan guri ku dhaganaa Iskuulka.

 

Sidoo kale haweeney ayaa ku dhimatay madfac ku dhacay guri ku yaala degmada Shibbis ee Magaalalada Muqdisho oo ku dhow xarunta Baarlamaanka, iyadoo sidoo kalena uu ari fara badan laayay madfacaas.

 

Gen. Yuusuf Xuseen Cismaan [Dhuumaal] oo ah taliye ka tirsan booliiska Somalia oo madaafiicdaas kadib shir jaraa'id qabtay ayaa sheegay in hoobiyeyaashu ay ku dhaceen xaafado ka tirsan C/casiis, Shibbis iyo weliba xarunta baarlmaanka.

 

"Kooxaha nabad-diidka ah ayaa ka dambeeyay weerarkaas; waxayna dhibaatada ay geysteen ka heli doonaan Alle hortiisa berri" ayuu yiri Gen. Yuusuf Dhuumaal, oo sheegay in dowladu ay qaadanayso talaabo ka dhan ah falkii maanta.

 

Ma jirto cid sheegatay mas'uuliyada weerarkan, waxaana weerarkan uu noqonayaa kii ugu horeysay oo lagu qaado xarunta baarlamaanka, tan iyo markii uu fariisinka ka dhigtay Muqdisho.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this