Sign in to follow this  
General Duke

Fake insurgency attacked...by its own support base

Recommended Posts

Jeneral Galaal oo ku dhex dhuumanaya caruurta iyo haweenka

 

Submitted by calicad on Tue, 2007-02-20 09:35.

Jeneral galaal oo u waramayey mid ka mid ah idaacadaha magaalada Muqdishu ayaa mar wax laga waydiiyey madaafiicda shacabka magaalada Muqdishu lagu xasuuqayo iyo cidda ka danbaysa wuxuu ku jawaabay

 

"qaniinyo,qaniinyo ayaa kaa fujisay,ma ahan in ay madaafiic tuuraan iyagoo wadaado sheeganaya,danbiga waxaa iska leh kuwa iyaga tuuryeynaya"

 

Waxaa nasiib darro ah in Jeneral galaal oo iska dhigi jiray inuu yahay jeneralada ugu caansan ciiddankii xD Soomaaliyeed, kana mid ahaa Jeneraladii hogaaminayey ciiddankii 77dii xabashida ka xoreeyey inta badan dhulka Somalida ee Ethiopia gumaysato uu maantay sidaas u hadlo isagoo ka baqanaya in ciiddanka Tikreegu ay soo qabtaan.

 

Waxaa laga filayey in Jeneral Galaal hogaamin doono kacdoonka shacabka Soomaaliyeed ee Muqdishu ku dhaqani iskaga xoraynayaan ciiddanka cadowga ee dalkooda qabsaday, waxaase wax lala yaabo ah in uu maantay haweenka iyo caruurta la xasuuqayo eedda dusha ka saaro una dhuunto in uu kalsooni ka raadiyo Tikreega dalkiisa iyo dadkiisa qabsaday.

 

Koleey magaca jeneralka waa layska wada sitaa, waxaase doqonka diin laawaha ah iyo geesiga Illaah aaminka ah la kala ogaadaa xilliga loo baahdo in xaqa la difaaco, Illaahayna ummdiiisa Imtixaano, Filisise mayno in Jeneral Galaal mardanbe soo hor istaagi doono ciiddan Soomaaliyeed isagoo sheeganaya Jeneral.

 

Faalada wararka

Cadaado.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Diiradda WC : Shaqadda cusub ee Muqdisho ka bilaabatay,Macaash Marxuum dhalay!!

 

Muqdisho ,Arbaco, Febaury. 21, 2007 Waagacusub.com

 

Hadii aad xabad baasuuke ku ridaa dhinaca Ciidamadda Itoobiyaanka xitaa uu madfacaas ku dhacaa meel ku dhaw fariisinkoodda oo ay degan yahiin dad rayida Mushaarkaadda waad shaqeeysatay wuxuuna dhan yahay 80$dollar laakiin waxaad suuq fiican leedahay oo aad saacadiiba qaadan kartaa 270$ hadii aad ridi taqaan qorigga gumaadka badan ee loo yaqaan hoobiyaha.waayoo markii aad rakibato ee aad dhoowr xabo ku rido dhinaca Itoobiyaanka jiraan ilaa inta aad ka carareeyso degaankaas si aadan ugu Riiqmin jawaabta ka imaaneeyso dhinaca Ciidamadda Itoobiya iyo kuwa dowladda iska dheh ugu badnaan halsaac,sidaas ayaad ku yeelatay Mushaarkaadda nolol maalmeedka ee 270-ka dollar,laakiin wali markaas shaqadda way kuu furan tahay inaad dhoowr xaafad oo kale ku rakibataa qorigga laguu dhiibay ee hoobiyaha, kuna ridaa Itoobiyaanka iyo dowladda isbarkan ,waxaase sharuudu tahay inaad tahay nin kelya adag oo wata rag qalbi adag ,kana naxayn afartameeyadda qoys ee ku basbeelaya debkaas aad shiday.wayna dhici kartaa in madaafiicda labaatameeyadaa ee ay ku soo jawaabayaan Isbahaysatadda aad u taqaan tigreegga uu ku habsado Qoyskaadda ,taasna ay riixdo inaad gurigii tagto iyadoo wiilka reerka ugu yar rafanayo,qoyskii kalena halaagmeen,wadooyinka oo dhan xiran yihiin,Isbitaal aad geeysana uusan jirin si aad u badbaadiso wiilkaas yar qoyskaadii ka haray.naftu waxay ku leedahay lacagtii mushaarkaadda ahayd ee jeebka dambe kuugu jirtay bal la soo bax oo qoyska halaagmay sii si ay u biishaan,hadii aad wayso gacan kaa qabatana yaqiinso dhibaatadda fidnadu leedahay.wajigaada waxaa laga dareemayaa tiiraanyo ee iska dhaadhici inay dhibaato nuucaasa oo aad sababteedda leedahay ay la rafaadsan yahiin dimbiileyaal Soomaaliya oo aan waxba galabsan

 

Waa iska macruuf waana sheeko shalay iyo maantaba ka dhacday Muqdisho in adigoo ah ganacsadaha maalgelinayay kooxahaas qoowleeysatadda ah ,madfaca kuugu yimaado gurigaadda ,gantaalaha jawaabta ee ka imaanaya Itoobiyaanka oo awood u leh inay gaaraan daafaha Magaaladda Xaafad kasto oo aad ka degan tahay aawgeed,kolkaas gulufkaadu wuxuu noqday mid Seeftii uu tuuray dib ugu soo laabatay oo gacantiisa isku dilay.waana sababta baroortaadda uga jiifan waayay aroornimadii hore ee saakay markii aan islahaa madaafiicdii waa hakadeena hurud.

 

U nax maatidda,hadii Aadan Islaam ahayn noqo Somali,hadii Aadan Somali ahayn ,ilaali derisnimadda iyo wada deganaanshaha guud.

 

Ma tihid Marqaan doon ,magac wanaagsan baa laguu bixiyay oo magacaagu waa Diin doon laakiin Nabigeena NNKH wuxuu yiri ,Nacalad haku dhacdo qofkii toosiya balaayo Jiifto,sidaas daraadeed shaqadda cusub ha u hanqaltaagin oo badbaadi waalidkaa iyo ehelkaadda ,iskuna day inaad iswaydiiso lacagta lagaa siinayo jeebka shisheeye maxay dhadhan leedahay hadii aad tahay?

 

Waan ogahay inaad dibadda ku nooshahay,hadalkeeygana uu caro kugu abuuray oo ii aragtay gaashaanka Tigreegga laakiin xalay Muqdisho ma joogtay? hadii aad maya igala xishooneeysid ,aan isugu nimaado baarka wayn ee ku yaal Jidka Warshadaha si aan Coffee ugu wada cabno ,kuna kala sheeko bogano ilaa 9-ka fiidnimo.

 

Dhabtu waxay tahay Muqaawimadu waxay isu bedeshay Marqaan doon iyo mintidiin jaahila,sidaas daraadeed waa mid liita macaashka Muqdisho ka curtay,waxaana Itoobiyaanka looga adkaan karaa isku duubni iyo daacadnimo diimeed oo dheeriya .

 

Aan ku soo afjaro sheekadda Addis Ababa ,Isku soo duuboo isku darka guud ee Soomaalida Muqdisho waa intee.?37

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

10-qof ayaa ku geeriyootay inkabadan 42-qofna way ku dhaawacmeen Madaafiic xalay ay tikreega ku garaaceen Magaalada Muqdisho.

 

Muqdisho,20,February-07 ( Qaadisiya.com) Habeenimadii xalay ayaa weerar aan loo aabo yeelin waxaa lagu qaaday Xaafado kamid ah Magaalada Muqdisho iyagoo lagu weeraray Hoobiyeyaal iyo Madaafiic nooca BM loo yaqaano.

 

Xaafadihii xalay lala beegsaday Madaafiicda ayna soo tuureen Ciidamada Tikreega ee Dalka kusoo duulay ayaa waxaa kamid ah Xaafadda Wardhiigleey, Xamar bile, Albaraka, qeyb kamid ah Suuqa Bakaaraha gaar ahaan qeybta Khudaarta iyo Caanaha, Xaafadda Towfiiq iyo xaafado kale.

 

Dhaawacyadii xalay uu u geystay Madaafiicdaasi lagu garaacay Xaafadaha Magaalada Muqdisho ayaanan la awoodin in isla xalay looso qaado Isbitaalo, waxaana qaraxyadani ay dhaceen habeen saq dhexe iyadoo dhaawacyadii saakay loosoo qaaday Isbitalka weyn ee Madiina oo ah Isbitalka ugu mashquulka badan iminka.

 

Guud ahaan Marka lasoo koobo Khasaaraha uu geystay Madaafiicda Xalay lala beegsaday Shacabka ayaa waxa ay gaarayaan Tirada Dhimashada 10-ruux iyadoo dhaawacyaduna ay kor u sii dhaafayaan 42-ruux, waxaans suura gal ah in xilli waliba ay sii kordhaan dhimashada maadaama ay jiraan Dhaawacyo Culus oo ay qabaan dadkii saakay la geeyay Isbitalka Madiina ee Magaalada Muqdisho.

 

Dhibaatadani ayaa waxaa Shacabka u geysanaya kuwa Sheeganaya in ay Mas’uul ka yihiin Shacabkooda oo haddii wax laga weydiiyana kuu sheegaya in lagu saxsan yahay in shacabka la duqeeyo lana xasuuqo.

 

Si kastaba ha ahaatee Shacabka Soomaaliyeed ayaa si aad ah isu weydiinaya in xasuuqani qeyb uu ka yahay warbixintii lagu soo daabacay Qaadisiya ee ku aadaneyd Heshiskii ay ku gaareen Baydhabo Tikreega iyo Shaqaalahooda kuna aadanaa in Reer Muqdisho si waliba loo xasuuqo hayeeshee waxa ay soo bixi doontaa marka ay shacabka oo idil meel uga soo jeestaan tikreegani.

 

Suugaan Shacabka kujeeda iyo Shaqaalaha Tikreega.

 

Maskaxdaa Jirka laga hagaa

Indhahana wax baa lagu arkaa

dhegaha waxbaa lagu maqlaa

Gacmahaa lagu Maamushaa.

Haday xaajo murug ka taagan tahay

Dad miir leh baa loo xushaa (Sida Maxkamadaha)

Meel aad madaxeeda tahay (Muqaawamada)

Majaha la iskama dhigee

hadaadan nimdaamin Karin (Shaqaalaha Tikreega)

Mas’uul waa laga tagaa.

Macdaarada, Suuqyada Madaafiic lalama dhoco. (Shaqaalaha Tikreega)

Magacaaga si uu u jiro Bulshada waa laga gataa (Sida Maxaakimta)

Asaagaagu meeshuu maray markiiba waa lagu daydaa (Asxaabtii Nebi Muxammed)SCW.

 

http://www.qaadisiya.com/view_contents.php?articleid=441

Share this post


Link to post
Share on other sites

They bombed their own public and then blame others.

 

Qaadsiye.com was celebrating a few days back when the bombs started..

 

Waa iska macruuf waana sheeko shalay iyo maantaba ka dhacday Muqdisho in adigoo ah ganacsadaha maalgelinayay kooxahaas qoowleeysatadda ah ,madfaca kuugu yimaado gurigaadda ,gantaalaha jawaabta ee ka imaanaya Itoobiyaanka oo awood u leh inay gaaraan daafaha Magaaladda Xaafad kasto oo aad ka degan tahay aawgeed,kolkaas gulufkaadu wuxuu noqday mid Seeftii uu tuuray dib ugu soo laabatay oo gacantiisa isku dilay.waana sababta baroortaadda uga jiifan waayay aroornimadii hore ee saakay markii aan islahaa madaafiicdii waa hakadeena hurud.

 

U nax maatidda,hadii Aadan Islaam ahayn noqo Somali,hadii Aadan Somali ahayn ,ilaali derisnimadda iyo wada deganaanshaha guud.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Anywhere but Mogadishu is safer

 

Tuesday, February 20, 2007

 

MOGADISHU, Somalia (AFP) - Fierce clashes between security forces and suspected Islamist insurgents shook the Somali capital overnight, killing at least 12 people and forcing thousands of others to flee, officials said on Tuesday.

 

The fighting, in which more than 36 people were injured, was the heaviest since Ethiopian-backed government forces ousted the powerful Islamist movement from Mogadishu late last year.

 

Deputy Defence Minister Salat Ali Jelle said gunmen had attacked the defence ministry building, the presidential palace and the military hospital - all in volatile southern Mogadishu.

 

"The government forces and those of the friendly Ethiopian troops responded with fire by only targeting terrorists who first waged violence," Jelle told AFP.

 

"Only one soldier was slightly injured," he added.

 

Five people had died as of late Monday and hospital sources said on Tuesday that three more had succumbed to their injuries while another four bodies had been recovered by local residents.

 

Witnesses said that large numbers of people were fleeing the capital to safer areas, with some putting the figure in the thousands.

 

"Most of the people are fleeing to Lower Shabelle (region). Anywhere but Mogadishu is safer," said lorry drive Mukhtar Abbas.

 

The security situation in the capital has become especially dire at night.

 

"Mogadishu is partially run by freelance gunmen and at night it is a battle ground for Somali government forces," said Asha Osman, a mother of seven.

 

Since ousting the Islamist leadership, the weak Somali government and its Ethiopian backers have failed to impose control on the chaotic capital.

 

Remnants of the Islamist movement, which has since disbanded into clan-based militia, have vowed to wage an insurgency.

 

On Sunday, at least seven people were killed in separate attacks, four of them in a car explosion.

 

No one has yet claimed responsibility for the attacks, but the government has repeatedly blamed insurgents allied to the ousted Islamist force.

 

Prime Minister Mohamed Ali Gedi has reiterated the need for an urgent deployment of Africa Union peacekeepers to Somalia to help the war-torn nation steer back to stability.

 

The African Union, hamstrung by disagreements as well as funding and manpower problems, has so far managed to raise half of the required 8 000 peacekeepers with officials saying they have received troop pledges from Nigeria, Burundi, Malawi and Ghana.

 

The insurgents have vowed to attack and kill the peacekeepers.

 

A previous 1993-1995 peace mission ended disastrously after UN and US troops fled the country, paving the way for the rise of clan warlords.

 

The Horn of Africa nation, home to about 10 million people, has suffered 16 years of anarchic bloodletting since it fell into chaos with the 1991 ouster of former dictator Mohamed Siad Barre.

 

Source: AFP, Feb 20, 2007

Share this post


Link to post
Share on other sites

I waited long to witness the day that Galaal would be tamed enough as to even be forced to change his Tone.Boy thats what taming should all be about!

 

P.s.The writer is wrong,Galaal was a good and able leader,but was never that much,and especially him being under the Brilliant Hero ,General Cirtooje in 1977's war,has no right to any military credit than the other officers.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Galaal has changed tune a while back, hence the attack on him by this site.

Also the waagacusub piece highlights the anger within the public regarding this matter.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Originally posted by General Duke:

"Never interrupt your enemy when he is making a mistake."

Napoleon Bonaparte

However, Bonaparte was a loser. His quotations make little sense.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this