Sign in to follow this  
General Duke

Opposition media down plays Kismayu change????

Recommended Posts

Deganaanshiyo aan caga buuran ku tageneeyn oo laga soo sheegayo deegaanada ay dagaalada ka dheceen ee gobolka J/hoose

 

Posted: 8/24/2008 10:42:00 AM

Shabelle: KISMAAYO

Deganaanshiyo aan caga buuran ku tageneeyn ayaa laga soo sheegayo deegaanada ay dagaalada ka dheceen ee gobolka J/hoose iyadoo sarakiil ka tirsan xoogaga ka soo hor jeeda dowlada ay guulo ka sheegteen dagaaladaasi.

 

 

 

In kastoo aan xog dhab ah laga heyn dagaalkii ka dhacay duleedka magaalada kismaayo ayaa hadana sarkaal u hadlay xoogaga dagaalka la galay maamulkii Magaalada Kismaayo oo uu sheegay in ay dagaalkaasi guulo ka soo hooyeen isla markaana ay gacanta ku soo dhigeen ku dhawaad 3 gaari oo kuwa dagaalka ah iyo maxaabis fara badan oo uusan sheegin cadadooda.

 

 

 

Wax war ah oo arintaasi beeninaya ma jiraan oo ka soo baxay maamulkii magaalada Kismaayo laga eryay iyo xildhibaan Barre Hiiraale oo dagaalkaasi qeyb ka ahaa.

 

 

 

Ma jiraan wax war ah oo laga hayo dadkii reer miyiga ahaa ee dushooda lagu dagaalamay maadaama halka lagu dagaalamay ay tahay meel aan isgaarsiin laheyn.

 

 

 

Wax war ah lagama hayo halka ay ku danbeeyen xildhibaan Barre Hiiraale iyo Maamulkii magaalada Kismaayo ee la socday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Pay no heed to the 'opposition' media, I for one have no clue of who they oppose and what they oppose, they are pure clan opportunists and loots inc. All they want is to keep dhul ayan dhaganeen iyo Xaaraan. What is more funnier is that you will see these so called media praise Nuur Cade, the head of the TFG government, Alshabaab and Hassan Dahir or Indha'ade in one paragraph if not one line.... waa dad qabiilnimo xun iyo scrap merchant-nimo isku darsaday.

 

 

Now they don't like the change in Kismayo? Waa yaab...

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Emperor, loooool you are shooting yourself on the foot. Don't you praise Yey and Turki in one paragraph because they are from your "qabiil"?

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Originally posted by The Zack:

Emperor, loooool you are shooting yourself on the foot. Don't you praise Yey and Turki in one paragraph because they are from your "qabiil"?

Runta raga weey ka naxiisa marka uyara tartiibi

 

Wale dadkaan dhagtooda iyo carabkooda isma maqlaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Zack, you need to shift your focus to the topic.

 

The title of the thread is about the opposition "media"'s coverage of the kismayo story, not emperor or his tribe.

 

Afro, lately aad iyo aaad aa cagaha dhulka uga qaade. YOu are out of control, ee wax isku reebo eedo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^LOL, there it is. Why are you so angry?

 

Afro, you are much better than this. I hope you can find your way back to being the level headed young lady you once were and not one driven by clan loyalty, etc.

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Layzie Girl...c'mon now are u telling me that i shouldn't deffend my own clan ..walaal qof walba qabiilbu leeyahay so midaa maogid runta aan isku sheegno

^^and i didn't insult any clan here so far unlike some of diz guys who were saying XAARINTI Baa saan iyo saan layeelay

 

Marka haila yaabin hadaan dadkeega difaaco adiga dadkaada lagaama ag maro xabadka u garaacata

Share this post


Link to post
Share on other sites

ghabdho fadi kudirir iyo qabil jecel wax ka folxum majiro.

 

Latest news is Huraale ran to ceel wak. The good men of he's ilk are chasing him out, so it's not qabil issue. Kismaayo was taken by local alliance of clans, barre's included.

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

I merely pointed out that your name calling and condescension do nothing ...

 

PS:Love him or not, like him or not, respect him or not, he’ll be back stronger than ever

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this