Sign in to follow this  
Recovering-Romantics

Barre Hiirale Gives Yet Another Try

Recommended Posts

Doolow:Ciidamo ay wataan xildhibaanada Barre Hiirale iyo Max'ud Sayid Aadan oo weerar ku ah G/Gedo oo ay heystaan xoogaga Al-Shabab

 

Doolow(AllPuntland)- Wararka ka imaanaya degmada Doolow ayaa sheegaya in Ciidamo ay wataan Xildhibaanada kala ah Barre Hiirale iyo max'ud Sayid Aadan lagu ururinayo halkaas si ay dib ugu qabsadaan gobolka Gedo oo ay hada maamulaan xoogaga Al-Shabab.

 

Ciidamadan ayay wararku sheegayaan in ay tababar ka heleen saraakil Ethopian ah , waxaana tiro ahaan lagu qiyaasay ku dhawaad 1400-Askari.

 

Xildhibaan Max'ud Sayid oo ka hadlayey diyaar garowga ay ku jiraan ayaa sheegay in ay doonayaan in maamul loo dhanyahay in ay ka dhisaan gobolka Gedo inkastoo maamulkaas qaabka wax la isugu darsanayo aanu sheegin.

 

Xildhibaanka oo wax laga weydiiyey hadii ay dagaal gobolka ku tagayaan maadama ay heystaan gobolka xoogaga Al-Shabab ayaa sheegay in hadii laga fagsan waayo ay dagaalamayaan laakin marka hore ay wadahadal wax ku raadin doonan.

 

Max'ud Sayid ayaa ku eedeyey jaaliyada dibada ee ka soo jeeda gobolka Gedo in ay ka gaabiyaan xalinta mashaakilka gobolka ka jira.

 

G/Gedo waxaa maamul xoogaga ka tirsan Al-Shabaab , waxaana aan la aqoon suurtagalnimada in ay la xaajoodaan xildhibaanada Max'ud Sayid iyo Barre Hiiraale.

 

Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland

 

http://www.allpuntla nd.com/article/anmvi ewer.asp?a=5289&z=2

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ :D:D:D

 

 

PS: Gabbal, Adigu sidii faraanfarka soo bax markii Hiraale magaciisa la sheego smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by nuune:

^^^
:D:D:D

 

 

PS: Gabbal, Adigu sidii faraanfarka soo bax markii Hiraale magaciisa la sheego
smile.gif

Ragoow dacaayada halayga kala yareeyo. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this