Sign in to follow this  
nuune

Maslax Maxamed Siyaad named as PM

Recommended Posts

nuune   

Breaking NEWS from Villa Somalia:

 

Maslax%20&%20Sh.%20Shariif.jpg

Prime Minister Maslax & President Sharif

 

Maslax Maxamed Siyaad Barre oo loo magacaabey Jagada Ra'iisul-Wasaaraha Jamhuuriyada Dimuquraadiga ee Soomaaliya.

 

 

21.09.2010, 20:00, Muqdisho, Fiidnimo.

Ra'iisul Wasaare Maslax Maxamed Siyaad waxaa uu dhashay sanadkii 1950 bishii November 15-keedii. waxaana uu ku dhashay degmada Luuq ee Gobolka Gedo. Musharax Maslax Maxamed Siyaad Waxaa uu leeyahay xaas iyo 5 caruur ah

 

 

Education background:

Waxbarashada:

 

 

1956 – 1968: Quranic School, Elementary, Intermediate and Secondary

 

1956-1968: bartay diinta Islaamka, ka baxay dugsi ilaa heer sare ah;

 

1968 – 1974 Master of Science, Military and Civil Engineering, Kubishef, University of Moscow

 

Culunta sare: 1968-1974: Shahaado jaamicadeed culuunta sayniska, ciidamada, iyo cilmiga Ingineerinka dhismaaha

Jaamacadda uu ka baxay: Jaamacadda Moscow Uninversity ee Kubishef

 

 

work experience:

 

1968 – 1974: Ministry of Defense from the rank of Captain to Colonel and executed many projects as an Engineer i.e.

 

1968-1974: Waxaa uu gaaray ilaa heer wasiir gaashaandhig isagoo ahaa Captain xilligii ay dowladda Militariga dhalatay, waxaana uu ka qaybqaatay mashruucyo dhismo iyo horumarineed sida dhismayaal badan oo uu ka askumay wadanka Soomaliya isagoo ahaa Ingineerkii naqshadeeyey dhismayaal badan oo bilicsan sida aad hoos ka aragtaana waxaa aqoontiisa ciidan uu ku dhisay mashruucyada hoos ku qoran

 

Building the national Museum

 

The National Library

 

Mogadishu stadium

 

Mogadishu industrial road

 

Many underground ammunition storage

 

 

1968-1988: Brigadier General and Commander of Mogadishu area sector

 

 

1988-1990: Brigadier General and chief of Staff of the Armed force

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Atleast Maslax is from south somalia, it means no more puntland intervention in southern somalia affairs, not a bad choice by sheikh dalxis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Dad baa cuqdad u dhiman doona goor dhow.

 

Maslax could only mean one thing. The face of the old regime is back. No more dissecting the country.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Warka ma jiraa horta?, mise waa sheekadii nuune? :D

 

Shariif jaa diyaaradow dho' ku yiri, shimow RW magacaabaayey?.

 

Ps. Niyuu Yoorag aa warqad ay ku qoran tahay: 'u've to name'hebel' looga soo dhiibaa! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

looooool.........nuune. Soomaaliya wax walba ka filo laakiin Maslax uma malaynayo inuu xitaa u soo dhawaanayo in la magacaabo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Che -Guevara:

Are we gonna see Gabbal and Allamagan more now
:D

Oh, you can bet your somali a$$, you will... :D

 

However, unless this is breaking news--for only Nuune is reporting it--I think it'd be prudent to hold off your congratulatory remarks until this news is confirmed by more sources.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this