Sign in to follow this  
Abdi2005

Maxamed Dheere Cabdullahu Yusuf wa ciyaalasuq wa doowlad mooryan

Recommended Posts

Gabbal   

"alxamdu shukran anagu waxaan ka mahad celinaynaa waxaas moryaantaahoo meesha yimid yagoo dhibaata na gaarsiin inay na dhaafeen" :D:D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xarago   

^^What in heavens name has it got to do with Garad Yusuf? In reality Dheere is like a whore who has been used and cant get over the fact that he is no longer requiered.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Sayyid:

Ciyaalasuuqiin dheh, xitta gogoshi wey ka xadeen.
:D:D:D:D

Adigu ma waxa uu sheegtey baad ugu markhaati fureysaa?

 

Maxamed Dheere taariikhdiisa waa la yaqaan. Waa warlord dadka jowhar qori caaraddiis ku maamula; waanna danneyste naftiisa aad ugu roon. waa dhuuni qaate; waxana uu caabudaa doolarka. waa ninkii qaybta weyn ka qaatay burburkii dowladdii Carta lagu soo dhisay ee Cabdiqaasin iyo Galayr: oo maalin cad isagoo baarlamaanku ku shirayo dugsigii booliska ee xamar intuu dhowr baabuur oo teknika ah soo kaxaystay ku hanjabay in uu gooystay gobolka shabeelaha dhexe, caddeeyena in uusan jirin wax baarlamaan iyo dowlad ahi.

 

Waxa uu maanta ku hataaqayana waxa ka keennay waa dhaqaala doon; waa maxay dowladdu u tagtay Baydhaba ee doollarkii soo gali jiray degaanka jowhar uu u kala go'yaa! Isagu si toos ah iyo si dadbanba shilin baad ah baa ka soo gala dakhliga ganacsata Jowhar.

 

Dadka waxma garatada ah waxa aan Eebe uga baryeynaa in ay indhuhu u furmaan. Maxamed Dheere intuu guryihii hantida qaranka ranji mariyey oo firaashyo catuush oo uu ka soo urursaday Nayroobi dhexdhigey, ayuu PM Geedi ku soo dalici jiray lacag doolar ah oo aad u farabadan bilwalba kuna hanjabi jiray in uu ka dhoofinayo golayaash oo dhan haddii aan si dhakhsa ah loo bixin biilka.

 

Nin hinaasay waa isku darsamaa. bal u fiirso bilowga hadalkiisa uu ku sheegayo madaxweyne cadulaahi yuusuf in uu yahay ciyaala suuq aynana wax dowlad la yidhaahdaa aysan jirin IYO marka u danbaysa oo uu qirayo jiritaanka dowladda PM Geedi; waa marka uu lee yahay waxa aan la safanaayaa Qanyare iyo Suudi oo uu ku tilmaamayo in ay yihiin wasiiro dawladda ka mid ah. Markii waxa loogu yeeray Isbahaysiga La Dagaalanka Argagixisa ee ay Qanye Iyo Suudi kaga dhawaaqeey Xamar bishii la soo dhaafay, Maxamed Dheere saacad gudaheed ayuu dhalliil iyo taageero u muujiyey.

 

There is no obligation to give notice of departure to a low grade hotel.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xarago   

Originally posted by Nayruus:

There is no obligation to give notice of departure to a low grade hotel.

Indeed , afki hogayo ba'y yiiri tobana yiiri wakan... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

xarago

 

do you forget this has nothing to do somaliland. I sense you like this. The victum theory will not be end. Now your telling us Maxamed dheere is a victum!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xarago:

quote:Originally posted by Nayruus:

There is no obligation to give notice of departure to a low grade hotel.

Indeed , afki hogayo ba'y yiiri tobana yiiri wakan...
:D
Markii hore waan shakiyey oo waxa aan is idhi waar malaha ninantu waxa ay taqaan af reer baydhaboodka eh, ha ku deg degin jawaanta ilaa aad bal fahanto waxa ay soo qortay. Laakiin, markii aan ogaaday halqabadka saxiixeeda, ayaan ogaaday in ay shaqalada isku walaaqeyso. Marka, waa madmadoobe Allaa ku yaqan oo jawaab uma baahna. Qofkii gartaa ha ka jawaabo. Haddii kale ayada uun baa isla hadasahay oo isla qosleysa. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Duufaan:

xarago

 

do you forget this has nothing to do somaliland. I sense you like this. The victum theory will not be end. Now your telling us Maxamed dheere is a victum!

Why? It has everything with Hageisa. This is not a regional affair. The activities of Somali Federal governments concerns every somali whereever they are. P. Yuuusuf is the head of state of the Somali Federal transtional governemnt.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this