Sign in to follow this  
cabdihaybe773

Which One is better Fananiintii Hore iyo Kuwa hadda? Amaba Fanki hore iyo Fanka hada?

Recommended Posts

Horta akhyaarey sometimes waxaa dib loo yara jaleecaa xaga Fanka iyo suugaanta somaliyeed Cause Fanka iyo suugaantu waa Dhaqankeeni

dee waxaana quman ama qurux badan iney umadi ku Faanto dhaqankeedi oo ayna ka Faanin sidu doonaba ha ahaado anyhow maanta ayaa waxan is iri dhaliyarta bal yara xasuusii xagii Fanka kii hore iyo kan hadda joogaba markaa su'aashan ayaan idin soo dhex dhigay si aan anna wax uga Faa'ido idinkuna aad uga Faa'idaaN

 

Raalina ahaada sababtoo ah women section ayaan ku qoray topic kan oo dee baryahan danbe women section ayaab topcyada ku macaan xagii Ragga wey ka dhamaatey''''''''''

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

To me wax la is barbardhigi karo ma ahan...maanta ma fannaaniin baa jirta sidaa u sii buuran aan ka ahayn very few. Most of them cod malahan, heesaha mirahooda ma yaqaannaan, hees nin iyo naagna maba u kala soocna. Qaar ka mid ah heeso erayadii la beddeley waxaa ka mid ah hees uu qaado Xassan Aadan Samatar oo mid yiri waan qaadayaa ayuu illeen erayada ma yaqaane ayuu qayb ka mid ah sidaan u qaaday "Dayaxoo ka soo baxay ALBAABKEE" instead of hal baarkeed.

Another one hees uu qaado Saciid toom oo weliba heesta loogu magac daray riwaayad caan ah oo la oran jirey "Ninba dahab lumay, si u doon doon" ayuu fannaan cusuboow wuxuu qaadaa "Ninba dahab lumay Sii doon doon"

 

Kolleey waan dareemayaa oo waxaa arrintaan horseed u ahay dowlad la'aantaa oo 13kii Kooxood ee fanka ee Soomaaliya ugu horreeyey qaranka ayeey taageero laxaad leh ka haysteen haddii qarankii dumayna xaggay aadayaan. Marka aniga waxay ila tahay dadkaan CD-yada Set-up music laga buuxiyey la wareegayaa fannaaniin ma ahan waxaa itaas siiba dheer live Music maba ku heesi karaan oo dhowr jeer ayaan goob joog u ahaa fannaaniinta casriga kuwa ugu horreeya qaar ka mid ah oo illaa 15 sano heesayey oo ku heesi waayeyy live music.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxey kuxirantahay da'daada. Aniga koley labaduba waan jeclahay oo waan dhageestaa. Waxeey kuu muujineysaa siduu wakhtiga isku badalay, toban sano kadibna hadii ilahay na nooleeyo waa isa sii badalayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

To be fair, kuwii hore waxay haysteen dad hogaamiya oo tooba bara. Yaguba markay fanka ku cusbaayeen dad bey heesahooda qaadi jireen oo ay ku soo bixi jireen, markaasay abwaanadii heeso cusub u dhiibi jireen. Hada waxaa lumay xidhiidhkii abwaanada iyo fanaaniinta cusub. Teeda kale imika fanku wuu is badaly, baigii hore ceeb ayaa loo arki jiray oo dad passionate u ah ayuun baa gali jiray, waxaanay ahayd dariiq dadweynaha loo maro oo afkaarta ama rayiga siyaasada oo aan la cadayn karayn loogu gudbiyo dad waynaha.

 

Imika fanaanimadii ayaa noqotay wax lagu doonto magac iyo faan oo mid kasta oo raba inay habluhu daba cararaanba microphonka awuu qabsan. Codkana dee waa la allaabeeya, markaa rag fanaan wada noqay.

 

Kuwa cusub waxaa ku jira qaar wanwanaagsa oo ay ka mid yihiin, Abdi Fanah, Shay Mireh or alternative K'naan -Maalin dhaweyd wuxuu lahaa, Hadrawi ayaa hees cusub oo Somaali ah u qoray.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kuwa danbe waxaan ku jeclahay ****, AMA dharkoo la tuuro caadi ayeey latahay. smile.gif Marnaba ha joojinina! YouTube soo geliya, oo halkaa kawada. Nabad gelyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this