Sign in to follow this  
Sophist

LasAnod

Recommended Posts

^^^^^Who controls LA?

 

 

Ciidammada Somaliland oo Dib uga Baxay Fadhiisimadii Duleedka Laascaanood
[They were doing us a favour]
:D

 

Abeesaley (Jam)- Badhtamaha magaalada Laascaanood, ayaa gelinkii dambe shalay, waxa laga maqlayay dhawaaqa rasaasta qoryaha noocyadooda dawanka rasaasta laga maqlayay magaalada. Sida ay Jamhuuriya u xaqiijiyeen ilo xogogaala oo ku sugan fadhiisimada jiidda hore ee ciidammada Somaliland dhawaqa rasaasta ayaa loo malaynayaa inay is-weydaarsadeen malleeshiyo-beeleedka ee taabacsan Somaliland iyo
huwanta ciidamada Puntland oo iyagoo ku dhex sugan magaalada Laascaanood.

GO ON................

Ciidammada Somaliland
oo iyagu markii hore fadhiisin ku-meel gaadha ka dhigtay kantaroolka dhinaca woqooyi ee magaalada Laascaanood, waxay dib u soo degistooda ku sababeeyeen istraajiyad ciidan iyo sidii ciidanka looga durkin lahaa shacbiga magaalada ku dhaqan

 

Wararka naga soo gaadhaya
magaalada Laascaanood,
ayaa sheegaya in is-abaabul xooggani ka jiro dhinaca ciidammada taabacsan maamulka Garoowe, waxana waraku sheegayaan in uu is-abaabul weyn ka socdo magaalooyinka Puntland ee Boosaaso, Gaalkacayo iyo Garoowe.

 

Thus JB, The BBC/and all the puntland media were correct...

As confirmed by your own jumhuriye clan mouth piece...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waraysi kooban oo lala yeeshay Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland

 

 

S: Waxa la sheegayaa in ciidammadii gudaha ku sugnaa iyo kuwii daafuhuba ay hadda dib u soo baxeen oo ay ku sugan yihiin hadda fadhiisamadoodii hore taa maxaa ka jira?

 

J: Arrintaas waxba kama jiraan oo goobtoodii ayay ku sugan yihiin, oo hadda ayaanu wada hadlaynaya.

 

 

here

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa Sidee Xaalada Magaalada Laascaano Asbuuc Kadib.?

 

Boosaaso Sabti , October 06 2007 SMC

 

Shacabka gobolka Sool Ayaa iminka waxaa Soo galaya daganaansho Kadib markii ay todobaad yadan qax iyo jaah wareer ay kala kulmeen dagalaadii u dhexeeyey somaliland iyo Puntland.

 

Maamulka Puntland ayaa iminka kusoo celiyey magaalada Laascaano kala daynbeyn iyo dagaan ayaa inkasto ay wali dadka ku dhaqan magaalada laascaano u dhagatagayaan xabada kaga yimaada jiida hore ee ay isku horfadhiyaan ciidamada puntalnd iyo balse waxaa wali khadka kamaqan shirkadaha isgaarsiinta ee gobolka sool kuwaasi oo ay khadka kasareen maamulka Puntland markii ay gacanta ku dhegeen guud ahaan gobolka.

 

Wariye jees oo u kuur galay xaalada guud ee magaalada Laascaano islamarkaasina booqasho ku tagey gooba badan oo ku yaala gudaha magaalada iyo dacaladeeda ayaa sheegey iminka inay daremeen shacabka ku dhaqan magaalada laascaano deganaan buuxda iyo kalsooni kadib markii dhawaan ay xaafado kamid ah magaalada ay ahayeen kuwa aan la isu gudbin samayn katimid dhanka colaad awgeed balse iminka ay tagan tahay xaaladu.

 

Waxaa kale uu wariyuhu ka warbixiyey joogi taanka wafti wasiirada ah ee reer puntland oo iminka ku sugan gudaha magaalada waxaana uu sheegey intii ay kusugnaayeen gudaha magaalada inay wada hadalo lagaleen wax garadka odayaasha iyo isimadaba iminkana ay kusii sugnaan doonan.

 

Somaliweyn Media Center (SMC)

Boosaao Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yet, another fallout from Ethiopia's invasion. When Ethiopia invaded Somalia last year, it was self-evident to many that it would lead to destabilization of the whole region. Regional conflagration is now on the surge. It's depressing to see Somalis fighting each other while their country is occupied by foreign army and their 'leaders' are too busy currying favor with their masters than attend to the burning fires.

Share this post


Link to post
Share on other sites

5 years back baa ka soo hadhay duke na maanta ,,,, :D

 

You remind me of a SOL member who always talk about somalia in the 60s, 70s and early 80s ,, the beauty, the military, the bla bla ,,,, coz the current time is really tough.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Mansa Munsa, dont get your trousers in a twist saxib. I merely highlight contradictions on these here boards. Your current position of being 'pro-war' is contradictory to your 'nationalism' (and everything else that comes with it) position.

 

Sorry for making such a distinction to the gallery.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jamster   

Paragon, dont you worry SSC is part and parcel of puntland--udubdhexaadka maamulka. If you are upset with Majiyahan, we can sort that probelm out for you.

 

On the issue of SSC will only be the affected people; this is just a bul****; you either dont know about clan warfare or you are simpleton; for your sake, I will take the former opinion.

 

Northener,

 

Ninka inuu gurigiisa difaacdo iyo Somalinimo isma deedayaan-- if anything we are fighting for the sake of Somali Nationalism. You people want to cut off the land and appose it as we have apposed to you former masters.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this