Sign in to follow this  
Sir-Qalbi-Adeyg

Puntland Independence

Recommended Posts

^^^maalintii dhaweed markaan arintaan ka doodeynay waa adigii qiiqa isku qariyey oo dhabarka jeediyey, hadana waxaad ileedahay "waa la doodiiyeh yaan la dacaroon"-Marka hadaad doodi iyo hadaad katageesid ba waa mid adiga kuu taal.

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa la doogiye yaan la dacaroon.

 

Madax banaanidu maaha wax si dhib yar lagu helo, boqolaal sanadood bay qaar socdaan lakin i'm glad we are very fast. Inta yar ee hadhayna way soo socotaa. I'm 100% confident sxb.

 

waxba ha is daaline taada uun ka tasho ....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qarnigaan hada lajoogo oo casriga ah, qaaradihii ayaa is raacayoh oo midoobayoh oo waad aragtay sidii europe ey dowladahoodi ee u midoobeen dhan siyaasad iyo dhan dhaqaale ba, oo waa tan hal baasaboor iyo lacag isku mid ah ee sameysteen, adigana, jacaylbaro, adoo laba gobol kaliya ah oo aad dhaqaala ahaan isku filneen ayaad u guuxeesaa inaad umada soomaaliyeed ka dhexbaxdid. Taasina waa kuu aqoon darro. Marka hashii labada geed jecleed oo waraabuhu dhexda ku cuney ha noqon saaxiib.

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaas oo maslaxaad ah markaan kula joogay bay kaa ahayd ,, actually it is too late now. Waan kula midaysnaa oo aan kula joogay wixii aad iigu abaal gudday iyo sidaad iila dhaqantayna aduunkoo dhan baa ogaa. Markaa ama marka hore afeef lahaw ama marka dambe adkaysi lahaw.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

Dowlada aad ka cabaadaysid, intee idinka inala dagaalamin, umada badan oo kale oo Soomaaliyeed ayey dhibtaas iyo in ka badan u geesatay- wax somaalinimada uga baxay oo aan idinka ka ahayna majiro. Marka dhibaatadaan ha u qaadanin in adi kaliyah kugu kali tahay!

 

Marka hadaad adigu aad ii baahneen anigu kuuma baahni oo aqoosigaad rabtid,boqol sanana hakugu qaadatee, meeshaad rabtid kaga biya cab, waxaad ka heshinah waxba ha iga siin.

 

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by dhulQarnayn:

^^^Puntland nationalism keedu weligeed wey noolaaneesaa, ee labada gobol oo is yiri Somaalaad ka go'i kartaan hamigoodi wuu guray.

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Viva with the same nationalism that thrives when it delivers blind-folded Somali's to Ethiopia!

Share this post


Link to post
Share on other sites

why must Somaliland and ethiopia be in every discussion, i only wonder. As for the rest, lets not attack username, its a legit to question why an impoverished region squander its meager resources, risk its stability, handicap its own progress to fill a bottomless pit. lets be honest, regardless of how patriotic or caring we are, we all ask our this question sometimes.

 

Username, declaring independence is like using a shot gun to kill a mice. what you should suggest, in my opinion, is that Puntland leaders adhere to and bring about the states founding principle of autonomy and bring about plans to buffer the impact of a perpetually unstable south. another reason as to why secession is not necessary: if the South does not get their act together for too long, u can always usurp state institions and symbols and declare Puntland Somalia. is not like puntland already doesn't use national symbols like the flag and the national anthem as its own.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abtigiis &Tolka:

quote:

Originally posted by dhulQarnayn:

^^^Puntland nationalism keedu weligeed wey noolaaneesaa, ee labada gobol oo is yiri Somaalaad ka go'i kartaan hamigoodi wuu guray.

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Viva with the same nationalism that thrives when it delivers blind-folded Somali's to Ethiopia!
A&T,

 

Dadkaan aad leedahay "Puntland baa dhiibtay": Puntland ma dhiibin ee waxaa kaxeestay dad ka socdey kilil 5, oo dadkooda ah waxeena ahaayeen niman lago raad joogay oo dambiyo kasoo galay kilil 5. Marka international law siduu qorayo ninkastoo oo dambi wadhan ka gala oo u carara wadhan kale waxaa u dhigan in dambiilaha la qabto oo maxkamat lasaaro ama dib loogu celiyo wadhankii uu dambiga ka galay.

 

Marka, they were just a bunch of blind-folded criminals being returned to justice...somalinimo has nothing to do with it.

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Now, is it the turn to dish out the lies. Two of the men were residents in Puntland forover 10 years and had wives and children. Go look for the facts, before you lie in the month of Ramadaan.

 

Waryaa,beentu waa ceeb.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abtigiis &Tolka: Now, is it the turn to dish out the lies. Two of the men were residents in Puntland forover 10 years and had wives and children. Go look for the facts, before you lie in the month of Ramadaan.

 

Waryaa,beentu waa ceeb.

I would expect this kind of misguided response from caano boore A&T, a hypocrite of galactic proportions. You are one of the worse for accusing people of lying while providing no reasoned counter argument. You talk "it's Ramadan" out of one side of your mouth while behaving most unlike a Muslim. What kind of Muslim applauds the senseless murder of hundreds of innocent Somalis by Al Shabab goons? You actually *admire* those guys, not because of their aimless cause or what they stand for, but because they just happen to oppose a certain transitional authority led by a certain distant relative of yours. The vile insults and lies you spread against the TFG would offend any true Muslim, but people like you who see Islam as a way to shroud deeply held tribal animosities, have no problems with dishonesty and reprehensible behavior to score a few cheap shots against those you feel misguidedly to have betrayed you and all the caano boore guzzling somalis out there....It's a shame, walahi!

 

As for...

Two of the men were residents in Puntland forover 10 years and had wives and children.

This is dishonest. I never take issue with another poster for having a different opinion from me. However, there's an important difference between having an opinion you can support and spewing vitriol and lies because you got misplaced grievences against Puntland and its proud SONS.

 

You implying those individuals who were sent back to western Somalia were just innocent residents of Puntland, yet the exact opposite is true. They were criminals being persued by the law of their own kinsfolk. So who're you to say otherwise, huh?

 

A&T,sir, you've become very good at simply causing unneccesary contention on these threads. No one benefits by these baseless and venomous allegations, you keep posting. Marka, saaxiib cagaha dhulka dhig oo sheekooyinka raqiiska ah meesha kalatag!!!

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this