Sign in to follow this  
N.O.R.F

Bossaaso - Demonstration against AT

Recommended Posts

N.O.R.F   

Banaanbaxyo rabshada watta islamarkaana looga soo horjeedo nin la yidaado A&T oo Puntland iyo dadka Puntland waxayaabo ka sheegey ayaa haatan ka socda Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari iyadoo la yidhi wuxu sheegey in laga arkay internet saytka la garanaayo SOL.

Banaanbaxyo ay dhigayaan boqolaal qof oo watay boorar waaweyn oo ay ku qoranyihiin “A&T waa nin waalan ee ha maqlina” ayaa saakay waxaa ay ka bilowdeen Bartamaha Magaalada Baasooso ee xarunta gobolka Bari.

Share this post

Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Banaanbaxyo rabshada watta islamarkaana looga soo horjeedo nin la yidaado A&T oo Puntland iyo dadka Puntland waxayaabo ka sheegey ayaa haatan ka socda Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari iyadoo la yidhi wuxu sheegey in laga arkay internet saytka la garanaayo SOL.

:D:D:D:D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Thankful   

When it's Puntland that is suffering from cowardly bombings and people riot in protest to the attack --- it's a nice laughing matter to joke about. But if happened in Hargeysa it wouldn't be so funny!

This is a serious matter, nothing to joke about!

Share this post

Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Paranoia knows no bounds- dude read the post AGAIN bal

Share this post

Link to post
Share on other sites
Thankful   

Right now there are 100s protesting in Bosasso because people were murdered and injured. This article is insensitive and poorly timed. THE RIOTS ARE NOT A LAUGHING MATTER.

To change the news and make a joke about it is not funny!

Share this post

Link to post
Share on other sites
Thankful   

Horseednet

NEWS IN SOMALI

Mudaharaad maanta ka dhacay Bosaaso oo lagaga soo horjeeday qaraxi xalay dhacay.

December 15, 2009Dad ka caraysnaa qaraxi saqda dhexe ee xalay lala beegsaday Ciidanka Amaanka ee Bosaaso ayaa waxaa ay isugu soo baxeen wadooyinka waa weyn ee magaalada Bosaaso kuwaas oo dhigay mudaharaad kooban kuwaas oo ku muujinaayay dareenkooda sida ay uga xunyihin qaraxi xalay.

Dadkaas oo gaarayay Boqolaal qof ayaa waxaa ay socod ku soo mareen wadooyinka waa weyn ee magaalada Bosaaso gaar ahaan wadada dheer ee laamiga ah,waxaana ay ku dhaawaqeyeen Erayo ka dhan ah dadka wada falalka amaan darada ka wada gudaha degaanada Puntland gaar ahaan magaalada Bosaaso.

Waxaana ay dadkaas ka codsadeen Dowlada Puntland in ay wax ka qabato falalka amaan darada iyo dadka wada in la soo qab qabto hal meelo la iska soo wada jeesto.

Waxaa ay sidoo kale dadka mudaharaadka dhigaayay socod ku mareen xarumaha Dowlada iyo Hay’adda Samafalka,waxaana ay mar weliba ka codsanaayeen Maamulka gobolka iyo degmada in ay si deg deg ah wax uga qabtaan amaan darada.

Qaraxi miinada ee xalay ka dhacay magaalada Bosaaso oo lala beegsaday Ciidanka Amaanka oo watay gaadiidka dagaal ayaa waxaa ku dhintay inta la ogyahay 3-Askari iyadoo ay ku dhaawacmeen ku dhowaad 8-Askari kuwaas oo xilligaas ku jiray howlgalo ay ku sugaayeen Amaanka,waxaana goobta u qaraxa ka dhacay howlgalo ka samaynaayay subaxnimadi hore ee saaka.

Horseed Media.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Banaanbaxyo rabshada watta islamarkaana looga soo horjeedo nin la yidaado A&T oo Puntland iyo dadka Puntland waxayaabo ka sheegey ayaa haatan ka socda Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari iyadoo la yidhi wuxu sheegey in laga arkay internet saytka la garanaayo SOL.

:D:D:D:D:D:D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this