Sign in to follow this  
Paragon

NEWS JUST IN: The ICU captures Mahadaay!

Recommended Posts

Paragon   

War deg deg ah:Maxaakiimta oo qabsadey degmada Mahadaay

 

Jowhar- 14.June.2006 Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in maleeshiyaadka Maxkamadaha Islaamiga ah ay qabsadeen degmada Mahadaay oo 22 KM dhanka qorax

ka soo baxa ka xigta magaalada Jowhar.

 

Degamada Mahadaay waxay maxkamaduhu weerareen ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in ay halkaasi isku urursanayaan deegaankaasi Maleeshiyaadka Max'ed Dheere oo saaka laga qabsadey degmada Jowhar.

 

Qabsashada labadan degmo ee Gobolka Shabeelaha dhexe ay qabsadeen maleeshiyaadka Maxkamadaha ayaa waxay ka dhigaysaa in badi gobolkaasi ay iminka maamulaan Midowga Maxaakiimta Islaamiga.

 

Degmooyinka ku teedsan dhanka Xeebta ee Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa ka maqan gacanta maleeshiyaadka Maxkamadaha oo isku balaarinaya Gobolada Banaadir iyo Shabeelooyinka.

 

Axmed Xasan Mahad

SBC Jowhar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this