Sign in to follow this  
Nin-Yaaban

Dhaqanka-Soomalida.

Recommended Posts

Originally posted by king_450:

the only sentiment that i have with Dhaqan is mentioning it over and over , so Nin-yaaban as long as you giving us ur wisdom ,i should follow this thread, no place to be hided.Keep coming with new invention, i bet like i said several times,why do i have a feeling b/w you and sorry sister opinion, am i right here. LOL

smile.gif

Thank you brother king. I will always continue to talk about our beautiful DHAQAN.

Share this post


Link to post
Share on other sites
king_450   

dhaqan this...Dhaqan that....

horta dhaqanka la sheego see u egyahay?

 

by flying still,

 

oh no you didn't , r u serious, you have no clue what dhaqan is? no way sis tell me again!

Share this post


Link to post
Share on other sites

asalaamu caleykum dhamaantiinba---nin yaaban sxb hasii deyn dhaqankaaaga hooyo, run ahaantii taasaa ah waxlagu faano, nuune--loool sxb malaa wa laga baxay baad adigu leedahay , oo casri baa lamarayaa hada? ma raga dayaxa sahan saday baad isku tirisay? sxb anigu waxaaban aamin sanahay halkii ninkii shaacirka ahaa uu kayidhi..nin soomaaliyeed.saca goray baa huran-- oo macnaheeda kale uuyahay lama huraaan waa cawska jiilaal....koleyba anigu xirta nin yaaban baan maanta laga bilaabo kujiraa..

w-salaamu caleykum waraxmatulaahi w.br...nabadi guudkiina ha aahto

Share this post


Link to post
Share on other sites

sallamu calykum..

 

 

you know dhaqankii daka qaarkood diin buu noqday, Diintiina dhaqan..

 

My Dad told me back in the dayz waxaa dhaqan ahaa in ninku gabadh marku soo doonto horta iska eegi jiray oo dharka dhan laga dhigii jiray oo waliba asaga iyo rag kale ay oran jiraan naag wareeg han ku eege (asagoo wali guursan, oo hadii oo san u bogin wuu katagi jiray asagoo guursan).. Acudubillah min al shy daan al rajiim.

 

That Is dhaqan.. I say yuck

 

Waxa kale ee dhaqan ahaa in ninku naagtiisa intanu feer iyo laag la dhicin in uu soo radiyo ninka lafaha guura sii marku meelksata uu jabiyo uu ninkaas nagtaas uu kakabo..

 

That was also dhaqan. whatz so good about it agin??

 

Waxaa kale dhaqan ah in ninku marku naagtiisa uu lagatiisa qaad iyo naago xun xun ku dhameeyo in oo kaeliah (xaal been been ah la siiyo) OO layiraahdo dee wuu washee waxa ka daran reerko burbura... ALLE HA SAHLO waliba ninkaas oo aan tukan oo alle marku mirqaamo aflagaado ugu dareeyo, reerkeedi baa dayacy..

 

Have you ever heard about # qaad waa quulki awliyaada# what kind of pull$&%¤ is that agin..??

 

Gudniinka oo hablaha soomaliyeed lagu abusegareeneyo TAAS BA WAA DHAQAN OO NIN DARAAADIS LOO SAMEENEYO..!!!!!! OO DIINBA MAAHIN!!

 

I SAY FORGET DHAQAN 100% AND TAKE THE QURAAN AND TAKE THE SUNNAH INSTED!!!!!

 

WA BILLAHI TOWFIIIIIIIIIIIIQ

Share this post


Link to post
Share on other sites

asalaamu caleykum w.w.r.

mizz HurriCane...adigaaba cajiib sidee ku ogatey taariikhda intaa le,eg..cajiib waa runtaa oo anba waan hayaa sheekooyinkaas laakiin , waa wax caalamku soo wada maray..miyaanad hayn qisadii Cumar binu khadaaab(RC) ee uu aasay gabadhiisa iyadoo nool,waxaynu odhan karnaa geel 2jir soo wada mar,waa wax aduunkuba soo maray hadana ay jiraan meelo inaga daran oo aanay dumarku xuquuqba kulahayn, markaadse wax miisaamayso dhinac walba ka eeg ,xaga wanaaga ,xaga xumaanta,miyaadanse arag inaan maanta cid la canaantoba aanay jirin oo rag iyo dumarba aan la is dhaamin,QAADKA maanta anigu waxaaba aan qabaa inaanay kala yarayn raga cuna iyo dumarka cunaaba..soow arinteenu markaas noqon mayso WARAABE WARABE canaanay?....waxaanse 100%kugu raacayaa in la raaco sunaha nebigeena subanaa (scw0IYO diinteena wacan.....

Share this post


Link to post
Share on other sites

asalaamu caleykum w.w.r.

mizz HurriCane...adigaaba cajiiba sidee ku ogatey taariikhda intaa le,eg..cajiib waa runtaa oo anba waan hayaa sheekooyinkaas laakiin , waa wax caalamku soo wada maray..miyaanad hayn qisadii Cumar binu khadaaab(RC) ee uu aasay gabadhiisa iyadoo nool,waxaynu odhan karnaa geel 2jir soo wada mar,waa wax aduunkuba soo maray hadana ay jiraan meelo inaga daran oo aanay dumarku xuquuqba kulahayn, markaadse wax miisaamayso dhinac walba ka eeg ,xaga wanaaga ,xaga xumaanta,miyaadanse arag inaan maanta cid la canaantoba aanay jirin oo rag iyo dumarba aan la is dhaamin,QAADKA maanta anigu waxaaba aan qabaa inaan kala yaraysan raga cuna iyo dumarka cunaaba..soow arinteenu markaas noqon mayso WARAABE WARABE canaanay?....waxaanse 100%kugu raacayaa in la raaco sunaha nebigeena subanaa (scw IYO diinteena wacan.....

ninka tolow naagtiisa lafa gurayaa muxuu yahay?

waxaynu odhankarnaa waa wax aan badanaaba dhicin ee dhif iyo naadir ah..anigu waxaanse qabaa inay tahay sheekooyinka dumarku ku dhaleeceeyaan raga..sababtoo ah nin dhaban curuba ahaystaa muxuu dhaawaceeda ku falayaa?..mise waa hinaase?

laga yaabaa in markuu ninku hinaaso uu wax dilo..ahahahahaha waa mid subxaanalaaah.. yaha waaba sheeko cusub..

qaadku wa quud awliyo...subxaanalaah awliyaa iska ba,day...hadaan taas eegno waa arimihii baabal suufiga nimankii herer inagaga yimid ee qaadka cunidiisa banaystay..waa kuway islaantii kayaabtay tidhi wadaad qiil uu ku banaysto iyo qandi uu ku qaado 2daba leh....war yaan culimadana lagu dheeraan....laakiin ma dumar baa weli aamin san raga iyo dumarku way simanyihiin?

?....ahahah yaah waaba xeerka qoyska halagugu qaado.. ceebse maaha inaad caruurtaada iyo reerkaaga daryeesho laakiin waxaa ayaan daro ah inaad ,hooyadoood oo joogta oo caafimaad qabta aad neebka kabedesho,why? iyadaaba kaaga filane hadiise aan waxba la isla diidanayn waa ok. laakiin dhaqan ahaan hawsha gurigu way kala qaybsantahay....hooyadu waa guriga aabuhuna..waa hawsha guuud...gacmose wada jirkay wax kugooyaan...maaha maahda aabaha waxaa kamida...reerku awr la aan waa guuraa oday la,aanse maguuro...hooyadu run ahaantii waxay kaaga muhiimsantahay wax walba oo dunida jira waayo iyadaa ifka ku keentay ku af bartay ku nuujisey, ku barbaarisay..hadaan usoo noqdo dhaqanka dhan waa dhaqanka suuban...waana diinteena muqadiska ah ee taas aynu ka dhigano dhaqan .

awoowayaasheena yaanaynaa cambaarayn.

wabilaahi towfiiiiiiiiiq :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
LuCkY   

MIZZ-HURRICANE I AGREE WITH YOU, OUR DIIN IS ALOT MORE IMPORTANT THAN CULTURE/TRADITION-IT HAS SO MANY FAULTS THAT ITS NOT EVEN COMPARABLE TO OUR RELIGION ANY GIVEN DAY.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zakariye   

s/alaykum,

Mangalool walaal ku soo dhowow, we are here few in numbers, dadka keliya oo aan arkey this form who likes to talk about "Dhaqan" are

Nin-Yaaban,New comer(zakariye),Kinka450, iyo adiga oo hadda soo galay mngalool. Alhamdulillah

walaal waa run nimaan dhaqan laheyn,yuusan hadlin.

wlc walaal mangalool, and i hope to keep seeing your posts, .Dadka sida ay u fara badan yahiin ma jeclaa in laga hadlo dhaqan, iyo guur , iyo waxii wacan. Waxaad mooda most of the posts in this btfl site are Wishfull Drama. But is ok i liked it though. but Dhaqan is my number one favorite subject. Waxaan weli la'ahay Gabar Soomaali oo wax ka sheegta dhaqankeena oo ra'yi dhiibato illaa iyo hadda. Marka su'aasha waxey tahey , Gabdhooy maxaa idiin ku dhacey, i know sister Mizz Uniq. Hates dhaqan lol sorry Mizz Uniq, what about the rest of you.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zakariye   

s/alaykum

Lucky sis, tell me one aspect you dislike about our beatifull"Dhaqan" just name one ,not two or three just one, and we will tackle one at a time.

i luv to hear from you sister, markaa soo daa , waxaa ku jira halkan dad ku faano dhaqankooda oo kaaga jawaabi waxii aad is leedahey waa qalad, hadda walaal macaan , adaan kaa warsugeynaa ee soo daa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
LuCkY   

^^^^^One being the fact that we like to instill dhaqan into our people because its so important and no one seems to put that same emphasizes on our religion.

How about the inhumanely and cruel FGM that millions of our Somali girls face?

How about the sick DOUBLE STANDARDS Somali women face?

How about some of the things that Mizz-Hurricane mentioned?

How about the arranged marriages that so called dhaqan to inforce?

I could be wrong about some of the above mentioned, please feel free to correct me.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zakariye   

s/alaykum

 

LOL , sister Lucky i only ask to name one but u did more then one, lol. is ok let me try and i would like any 1 to jump in and express ur opinion.

 

walaal Lucky , you are right and i dig every one u mentioned but, you know every one of them you can say no to them, with the exception of Circum.Cz at that age we are all young so we have no choice but to be done.

one thing that bothers me all the time is Arrange Marriage like you said , miyaadan ogeyn walaal in aan laguugu qasbi karin, oo haddii aadan diyaar u aheyn in aad guursatid aadan guursan. for that instance alone we can differentiate b/w A divorced Beatifull somali women, and Women who never get married

First if a Divorced women refuses arrange marriage she can't be forced an arranged married that is what our Prophet (SCW) said , a divorced women can't be forced an arrange married unless she opens her tongue and says yes i am ready.

 

and yes some of the things that the other sis mentioned are there but not our wish.

secondly a never married lady, also have the right to ignore her parents wish, no arrange marriage.

 

Now the one that bothers me mostly is , the one your said double standard that our somali women face, what are you talking about here sister, whaat double standard, i know men in our society 99.99% respect our ladies, yes things have little bit changed but that is few of them ,but majority of somali ppl respect our ladies, cz women in somalia are the core and center of our society, so for that question i can't see what is the fuss about it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
LuCkY   

Thanks Zakariye for your input.

I am aware that a marriage is not valid unless both parties agree on it. However I was not talking about myself but rather some incidents that take place and stories i hear. But how can you ignore your parents wish when they make you choose between du'a and inkar(excuse my written somali it is terrible)? In that case it is not much of a choice but rather you are given an ultimatum.

And the double standard im talking about is one being the fact that men get away with so many things that the women couldnt-not without being called names and labeled. I think you get my drift here!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this