Sign in to follow this  
wind.talker

What's the Islamic courts facination with Italian bones?

Recommended Posts

Coloow   

Wiilo, waad ku mahadsantahay maqaalkaan. Arrintani waxaa buunbuuninaayo dad raba inaay diinteena magac xumo ka sameeyaan. Arrimahan oo kale waxaay noqdeen wax lagu qaraabto, oo xoogaa lacag ah lagu helo.

 

Wadaad iyo waranlaba waay ka simanyihiin-oo haddaan soomali nahay qabuuraha waan ka baqnaa.

 

Yaa og inaay arrintaan ka dambeeyaan dad doonayo inaay wax ku helaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites

walaahi this is very confusing xalka meeshuu ahaan doon casiiska ayaa og?

 

Bililiqa xoogan oo loo geysta maanta lafahii Meydadka Talyaaniga ahaa ee laga soo saray qabuuraha SOS ee magaalada Muqdisho.

Muqdisho

Dhacdadii ugu foosha xumayd ee soo wajahay dadka ku nool magaalada Muqdisho ayaa ka dhacday maanta kadib markii . dadbadan oo xoomaaya ay Bililiqeysteen lafahii Talyaaniga ahaa ee laga soo faagay qabuura kuyaala agagaarak SOS ee Xafada Huruwaa.

 

Lafaha bililqada loogeysta maanta ayaa ka dhacday xaafada Afasiyooni ayadoo mar qur ah lawada qaatay lafahaa oo meel banaan iska yalay waxase la layaabay wax ay ku sameynayaan lafahaas oo laga jooga dhimashadoooda muda ka fog 100 sano, waloow la sheegaya dadka biliqeystay in ay rabaan markii uu talyaaniga yimaad in ay ku dalbadaan lacag si ay ugu sooceliyaan lafahas qabuurahi horey looga soosaray.

 

Dadka Muqdisho oo lagu tabaato dhamaan waxii ay hanti laheyd Soomali ayaa la leyahay ma ku filnaanweyday biliqadii wadanka oo dhan ay u geysteen marka ay hada qodanayaan qabuura lafa gaala ah.

 

 

Dhanka kale afayeenka maxakamada Ifka xalane ayaa qirtay in ay ka danbeyaan qodida lafaahsi qaar ka tirsan Maxkamada Islaamiga ee magaalada Muqdisho

 

webmaster@dayniile.com

 

 

people are still using the name islamic court. waxaa fiic naan laheed in ay muslimiinta meelksata ay joogaan in ay is kuxirnaadaan gaar ahaan max kamadah islaamig. insha alaah this will be clear soooooooon.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

I wonder what political consequences such sick acts will have on Somalia’s situation!

Will such news finally wake the international community from its stupor and spur them into giving military and economic aid to the current government! After all, the mention of terrorism, Islamic militants and backwards Islamic courts always make the ears of those in the West prick up and pay attention.

 

Was this a political act by some hidden saboteurs? Was it a random act? Are these “Islamic†courts for real and to what end? Would such a travesty usher the beginning of the end for all those warlords and the unending anarchy?

 

 

As for the Islam online article, the editor of that site covered a story narrated to him/her by a Somali. The fact that some Nomads on here have not heard of such practises does not mean these practises do not take place! To condemn the story out of hand without verifying it strikes me as somewhat thoughtless and unwise. What magnifies the thoughtlessness is the fact that this story was mentioned alongside the one we’re discussing right now! Then again, the desecrating of graves is a grave issue and the show of anger, disappointment and condemnation is the correct reaction to have. I suppose some excess anger had spilled over into the other topic!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Saaxiib, You always worry about the Gaal and International Community. I wonder when you will stop this nonsensical remarks that you always present here just to express your Gaalo-Oriented position!

 

War Isku Xishood!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by NGONGE:

I wonder what political consequences such sick acts will have on Somalia’s situation!

This sick act will further reinforce ideas the world already has about Somalia: its best to keep a "watch-and-observe" stance. No nation wants to dirty its hands in the mudpits of Mogadishu politics!

 

Sad that whatever happens in Mogadishu is a reflection on the entire Somali people and land!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

 

thanks for reminding us how the dead Somalis were treated in Italy and how some Somalis treated theirs back in Mogadishu.

 

Kolleyba sidaad u jeeddo Soomaali farabadan ayaa ka xun dhacdadaan oo qaarkood ay ka dhiidhiyeen, cambaareeyeenna kuwaas oo iskugu jira shacab iyo masuuliyiinba.

Ma ahan wax qof damiir leh uu sameeyo waxaanoo kale iska dhaaf qof Islaam ahe. Kolleyba arrimahan iyo kuwo ka xanuun badanba waa dhacaan haddii goob ay ka lumaan maamulkii iyo kala dambayntiiba.

 

Waxaan hadda ka hor maqlay in wakhtigii dagaalada sokeeye meyd Soomaaliyeed lagala baxay karfan amaba xitaa qabuuro loo qodayey ruux naf baxay ay inta ********i timid xabbadana ku fureen dadkii qodayey ay meyd mid iyaga ka mid ah oo soo dhintay ku aaseen.

 

Waa laga bixi doonaa dhibaatooyinkaan Insha Allaah waase haddii dedaal dheer aan dhammaanteen Soomaali amaba intga badanba u galno sidii dalka kaladanbayn loogu soo celin lahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

Assalamu calayku, soomalidda waxaay ku maahmaahdaa nin dhintey kabihiisa ayaa ka roon...

 

Toloow

 

Gaal dhintay ma lafihiisa ayaa ka roon?

Share this post


Link to post
Share on other sites

NGONGE wrote:

NGONGE wrote:

Will such news finally wake the international community from its stupor and spur them into giving military and economic aid to the current government! After all, the mention of terrorism, Islamic militants and backwards Islamic courts always make the ears of those in the West prick up and pay attention

I doubt it will. If any thing it may deepen the thinking that Somalia in general and Mogadishu in particular is beyond salvage! And it may as well justify west’s reluctance to support newly formed government.

 

NGONGE wrote:

Was this a political act by some hidden saboteurs?

I have to think so. Because to say that Islamic court did it defies the logic and contradicts every thing that Islam stands for. If it, however, becomes apparent that this act is the work of the Islamic court in Mogadishu, then that leaves me to question how Islamic that court is? As this act can’t conceivably be defended in the name of Islam.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rahima   

This is nothing more than propaganda and a plot to tarnish the work of the Islamic courts.

 

Sure enough they are not perfect, but they are trying. I am in Mogadishu at the moment and I have to commend them for their work. Often those who oppose them do so without knowledge, have an issue with the manhaj followed by these courts or are driven by political motives.

 

Here in Mogadishu, they maintain the stability there is and keep the city relatively safe. Often the Somali media hypes any unease that may occur, such as this case. The courts have denied any involvement; hence we shall uphold the notion of innocent until proven guilty.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Halkii laga bur buriyay Qabriyadii Talyaaniga oo laga bilaabay Dhismaha Masjid Jiingad ka sameysan

 

Halkii laga bur buriyay Qabuurihii Talyaaniga ayaa maanta waxaa laga bilaabay dhismaha Masjid cusub oo ka sameysan Jiingad kaasi oo ay dadka deegaanka ku tukan doonaan shanta salaadood, isla markaana maalmaha Khamiista iyo Jimcahana lagu qaban doono muxaadarooyin lagu wacyigelinayo dadka deegaankaas.

 

Hor joogayaasha Maleeshiyooyinka gacanta ku haya dhulkii ay ku yaaleen Qabriyadaas ee Masjidka ka dhisaya ayaa iyaga kuu sheegaya in ay ku faraxsan yihiin in ay tallaabadaas qaadaan oo markaasina ay dalka ka tirtiraan baro ay lahaayeen gaalo dalka horay u deganaan jirtay haddii ay ahaan lahaayeen Qabuurta ceynkan oo kale ah iyo Kaniisadaha.

 

Mas’uuliyiin u hadlay maamulka Gobolka Banaadir ayaa shalay banaanbax ay isugu soo baxeen dadweyne ka soo horjeeda bur burinta Qabriyadaas ka hor sheegay in haddii dadka ka dambeeya falkaas ay doonayaan in ay Masjid dhisaan ay dhul ugu deeqayaan balse ay lafaha dadkaas mar hore dhintay ay dib ugu celiyaan halkii ay ka soo bixiyeen, waxaadse mooddaa in hadalka mas’uuliyiintaas uu la mid noqday dhawaqii lagu yiri dhegoolaha.

 

8-kii Bishan ayay ahayd markii ay dadka Muqdisho, gaar ahaan kuwa ku nool nawaaxiga Qabriyadii Talyaaniga ku soo baraarugeen Qabriyadii oo fagan, isla markaana ay qaar ka mid ah lafaha dadkaas ku jiraan jawaano, halka kuwo kalena lagu soo daadiyay agagaarka Garoonkii Diyaaradaha ee Muqdisho.

 

Arintani maxay idinla tahay dhammaantiin? kolay anigu iga yaabisaye.

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis) Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Mogadishu, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

waxaan maqlay in ay banaantahay in laga saarikaro meesha ee ku duugan yihiin niman gaala ah hadii meesha laga dhigaayo masaajid.

 

taas na waxaa loo daliilsaday waagii nabiga noo laa naxariis iyo nabad galyo dushiis ha ahaatee in ay arintaan oo kale dhacaday oo muslimiinta dhulka u baah deen sidaa daraadeena gaaladaii ku duugnaa halkaas laga saaray oo lagu asturay meel kale si meeshaas looga dhigo masaajid.

 

marka hadii arintaan dadka sameeyaya ayihiin wadaado, oo ay xaqiiqau dhabtahay. waa ay sameen karaan laakiin wexeey ku qaldan yihiin tuurista oo lafaha lagu tuuray meel aan loo baah neen oo banaan ah in tay asturi la haayeen.

 

marka markasta qofka muslimka ah iyo ruuxa gaalka ah isu xaquuq manaqon karaan.

 

waxaan tan ku keenay dadban ayaa waxeey dhaheen ma xaqbaa dadkii ku duuganaa talyaaniga ina sifiican loo asturu in kuwa gaaladana saan loo galo ( anigaa xataa qabaya arinkaa markuu soo baxay) :confused:

 

jawaabto waa haa ruuxa muslimka waa ka xaq badan yahay ka gaal ka ah.

 

lakiin dadka waxaan sameeyay waxa aay marlabaad ku qal danyihiin meesha ay ku daadiyeen meedka lafaha .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this