Sign in to follow this  
Abdi2005

Dagaal culus oo ka qarxay magaalada KISMAAYO

Recommended Posts

Abdi2005   

Dagaal culus oo ka qarxay magaalada Kismaayo

Click here to find shabelle news in English

 

Kismaayo 23, April.07 ( Sh.M.Network) Dagaalo culus oo la isku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa ka qarxay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose.

 

Sida uu ku soo waramayo wariyaha shabelle ee magaalada Kismaayo Max'ed Axmed, Daryanka madaafiicda iyo hoobiyeyaasha ayaa si weyn looga maqlayaa gudaha magaalada, iyadoo wali aan la garaneyn cidda dagaalkaan uu u dhaxeeyo.

 

Dagaalkaan ayaa ah mid aad u culus, lamana garanayo sababta keentay in uu qarxo, hasayeeshee waxa uu ku soo beegmay xilli xalay magaalada Kismaayo iska horimaad uu ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan dowladda oo ka soo kala jeeda Beelo ku hardamaya gacan ku heynta magaalada Kismaayo.

 

Wixii ku soo kordha kala soco warar keena dambe.

 

Click here to find shabelle news in English

 

 

http://shabelle.net/2007/April/n11369.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

This is a split between the TFG forces. And its really funny how already Puntland websites have started equating C/Yey's clan men as ciidamada dowladda while they dub the other clan men 'maleeshiyaad hubeysan' or armed militia.

 

I stand corrected...because dagaalka calanleey ayuu ka dhacay...which points to something else.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^It didn't start in Calanley stop lying to the poeple, I just spoke to the city particularly Alanley and it was peaceful and nothing happened in that area and it's sarounding area not even Badda Liido area or Shaqaalah which neighbours Calanley... There was a small scale skirmish in tha Argada area and not that big as has been reported by some websites.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^Lol. We will know the truth later on. It may as well be true that it didn't happen in Calanleey but we have to hear it from a credible mouth to believe it. Till then isdeji baan ku iri adeer. Wiilasha xiniin amxaaro Kismaayo maanta ku haysta in si sahal ah loo dhufaano ayaaba suurta gashee! :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^lol Back tracking now yeah... I can sense words like "It may as well be true" or "aaba suurta gashee", you sounded firm earlier...

 

Come back again and be firm, Laab-lakaca iyo saad wax ujeceshahay inay u dhacaan oo war ah bal soo tabi... :D

 

Warka saxda ah wuu soo bixi ee war kudag-daga iyo hilalawga iska tartiibi... Sadaashaada bal iska dhib dhigo...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^The problem with your search for cheap point scoring is that it unnecessarilly becomes a pedantic exercise. Read below:

-----

 

Dagaal ka dhacay Kismaayo xarunta Gobalka Jubada Hoose

Posted to the Web Apr 23, 11:33

 

Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in iska horimaad aad u culus uu saaka ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose.

 

Dagaalkan ayaa wararku sheegayaa in ay sababtiisu tahay dilal iyo gaadiid xaley iyo saaka lagu kala dhacay magaalada Kismaayo,dagaalka ayaa waxaa ku lug leh ciidanka Df iyo Maleeshiyo hubaysan .

 

Dagaalka ayaa waxa uu ka socdaa Xaafada Calanley,Dekada, iyo wadada aada Madaxtooyada dagaalka ayaa haatan wili socda waxaana ku dhintay ilaa hada 2 qof waxaana ku dhaawacmay ilaa 3 kale .

 

Waxaa dhamaan la xiray goobaha ganacsiga waxaana istaagay gaadiidka magaalada kismaayo.

 

Waxaa jira Odayaal iskood isku xilqaamay oo wada waan waan iyo in xabada la joojiyo balse lama garanayo sida ay ugu guulaysan doonaan.

 

Cabdi yare

Kismaayo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Paragon that is a typical Somali reporting, I can tell you this incident happened in Aargada and I hope news will come forth in the next few hours, will see it anway...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Originally posted by Emperor:

^Paragon that is a typical Somali reporting, I can tell you this incident happened in Aargada and I hope news will come forth in the next few hours, will see it anway...

You sound as unsure too. Haddaayna waxaa is leheed paragon harowso.

 

 

Bal anigana aan woco qaraabadii meesha naf ka raadisay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Wac sxb, I trust your news by any standards...

 

Laakiin Sxb maxaan been kaaga sasabanaaya aniga Saaka waan lahadlay magalada and my brother told me Wuxuu kadhacay meeshaas Aargada ladhoho walina wuu socdaa isagoo goos goos ah by that time few hours ago now... He lives in Alanley and his Business located there which seemed to busy at the time, and I could hear the background noice of many customers saying "aniga ISII" or something along that words ... Aad buuna markaas busy uhaa ayuu igu yiri dagaalkana xataa ma uusan hubin Cida dagaalamaysay interms of Qabiils laakiin uu ii sheegay inuu meeshaas kasocdo oo kaliya... This all shows that the scale of the fight was not big oo aan laga dareemin xataa xaafada inta badan magaalada...

 

 

By the way the BBC Somali section just reported that only 4 technicals attacked two Hotels of the city in that Area and ilaaladii hoteelka ayaa iska caabiyay Ciidanka Dowladanna kama qayb qaadan... That's all that took part in this incident...

 

Marka Sxb im not trying to be too excited like some, they showed their true colours and extra-ordinary excitement once and again...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Emperor, Waqti isii saxiib, teleefanada kismayo badanaa waa dhib badan yihiin. Depending how easy I access the phone network, I will get back to the forum and share bro. Besides, xataa dadka magaalada joogo, mar marka qaarkood xaaladda si fiican ma uga warqabi karaan.

 

Teeda kale, Kismaayo dabadhoon uun soo ma joogo? Maxaa la iska rabaa? :D shalay yaan maqlay in dhuxul dhoofinteeda la isku diriray.

 

I will be back, and hope soon.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this