Sign in to follow this  
Shaakirullaah

At least 3 soldiers dead after yet another fierce gun battle between apostates

Recommended Posts

Israsaaseyn qasaare nafeed geystay oo qeybo ka mid ah wadada Makka Al Mukarama maanta ku dhexmartay ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG

 

Israsaaseyn ay ku geeriyoodeen askar ka tirsan dowladda KMG ayaa qeybo ka mid ah wadada Makka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho maanta ku dhexmartay ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG.

Aska ka wada tirsan ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa maanta duhurkii waxaa ay isku rasaaseeyay inta u dhaxeysa isgoyska Dabka iyo Hoteel Weheliya ee Magaalada Muqdisho kadib markii la sheegay in uu soo kala dhex galay muran xoogan oo markii dambe isku badalay gacan ka hadal.

Ciidamadii Muranka uu dhexmaray ayaa waxaa la sheegay in ay iska dileen ilaa sedax askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya kadib markii ay rasaas ooda isaga qaadeen waxaana ilaa iyo hadda aan la ogeyn sababta dhabta ah ee ka dambeysa gacan ka hadalka dhexmaray ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya.

Mudo daqiiqado ah kadib ayaa la sheegay in ay istaagtay rasaastii u dhaxeysay ciidamada dowladda KMG waxaana la sheegay in ciidamo ka tirsan dowladda KMG ay goobta ka qaadeen askartii ku dhimatay israsaseyntaasi.

Mid ka mid ah dadka deegaanka oo shabelle la hadlayay ayaa waxaa uu sheegay in iska horimaadkaasi ay ku dhinteen ilaa sedax askari oo ka tirsanaa ciidamadii dagaalamay isagoo intaasi ku daray inaysan jirin wax dhaawac ah oo ka dhashay israsaaseyntaasi.

Xaaladda goobta uu falkaasi ka dhacay ayaa waxaa ay haatan tahay mid degan waxaa is rasaaseyntaasi dhexmartay ciidamada dowladda KMG ay qal qal ku beertay dadka deegaanka ee ka agdhawaa halkii ay isku rasaaseeyeen ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya gaara haan kuwa saran hareeraha wadada makka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho.

Maalmo ka hor ayay ayeed markii ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya gaar ahaan Booliska iyo Militariga ay isku rasaaseeyeen qeybo ka mid ah degmada X/jajab ee gobolka Banaadir, waxaana israsaaseyntaasi ku dhibtay ilaa 4 askari,iyadoo shalay subax ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya ay iyana isku rasaaseeyeen Isgoyska Ex Contarol Afgooye halkaasi oo uu ka dhashay qasaare isugu jiray dhimasho iyo dhaawac.

Share this post


Link to post
Share on other sites

You have some cheek calling the poor soldiers apostates.

 

Although I absolutely disagree, I can understand you calling the President an apostate, or his ministers, or the army commanders, but what did the soldiers do?

 

You do realize you're hurling insults of the highest order towards fellow Muslims.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

The shabaab supporters are even more retarded than the actual shabaabs, calling a fellow muslim an apostate is one of the biggest sins in islam adeer ee isku xishoo!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

When I was a kid, I was always amused when I heard the phrase "diintaa jiidhay" , which is loosely translated to mean so and so was "run over" by religion.

 

We are now witnessing an entire nation that diintu jiidhay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

@Sherban Shabeel, if Sharif, his ministers and his commanders are apostates, where would they be without those who defend them, fight their battles and die for them?

These are not 'poor soldiers', but traitors of their religion and people who aid and help the kuffaar against the muslimeen and the mujahideen and whoever does so is not a muslim anymore, but an apostate who should be fought and killed.

May Allah curse and humiliate them..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this