Sign in to follow this  
General Duke

JVA millitias heading for Mogadishu?

Recommended Posts

Maleeshiyo iyo gaadiid tikniko ah oo soo gaaraya degmada Baraawe

 

Baraawe 01 June. 06 ( Sh.M.Network) Maleeshiyo iyo gawaari dagaal oo ka amar qaata isbaheysiga D/juba ayaa maanta gaaray degmada Baraawe ee gobolka SH/hoose.

 

Gawaaridan dagaal oo ay saaran yihiin maleeshiyooyin aad u fara badan oo soo gaaray degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose ayaa la tilmaamay in ay ka yimaadeen dhinaca magaalada Kismaayo, iyadoo aan si rasmi ah loo ogeyn halka ay ku wajahan yihiin maleeshiyaadkaasi.

 

Gudoomiyaha degmada Baraawe C/laahi xalane Dhuxulow oo arinkaasi aanu wax ka weydiinay ayaa sheegay in maleeshiyadaasi aanu aheyn kuwo ku cusub gobolka Sh/hoose, balse ay ka qeyb qaadan doonaan sugida amniga iyo xuduuda gobolka Sh/hoose uu la leeyahay gobolada kale si looga hortago colaado ku soo faafa.

 

Qaar ka mid ah saraakiisha horkacaya maleeshiyooyinkaan iyo gawaarida dagaalka oo ay wataan ayaa ka gaabsaday in ay faahfaahin ka bixiyaan, balse sheegay in iyagu aanu ka gudbi doonin xuduuda gobolka Sh/hoose.

 

Maamulada gobolka Sh/hoose iyo Isbaheysiga D/jubba ayaa sanadkii la soo dhaafay gaaray heshiiska koobnaa dhowr qodob oo ay ka mid tahay difaaca nabadgalyada iyo siyaasadda, iyadoo heshiiskaasi lagu kala saxiixda magaalada Baraawe.

 

Imaatinka maleeshiyooyinkaan ayaa ku soo beegmay xilli xiisado dagaal ay ka taagan yihiin magaalada Muqdisho.

 

Xuseen Nuur Geeseey

 

Shabelle Media Network, Sh/hoose

Share this post


Link to post
Share on other sites

Seeraar , Indhacadde iyo Goobaale oo u muuqda kuwa ka tanaasulay maamuladii ay gacanta ku hayeen ee Jubada hoose iyo Shabeelada hoose iyagoo xoogooda isku keenay Muqdisho.

 

 

Waxaa usbuucyadii ugu danbyeey Muqdisho ka socday dagaalo xooggan oo faraha looga gubtay kuwaas oo u dhaxeeyey maxaakiimta islaamiga ah iyo isbaheeysiga ladagaalanka argagaxisada iyadoo dagaaladan ay soo noq noqdeen guul deg deg ahna aan laga gaarin.

 

 

 

 

Dagaaladan oo sababay dhimasho iyo dhaawac fara badan ayaa waxaa uu mar walbo marayey heer iyadoo maxkamadaha ay gurmad joogto ah helayeen hogaamiye kooxdeedyo ay ka mid yihiin seeraar , Indhacadde , iyo goobaale.

 

 

 

Dagaaladii shalay ka dhacay suuqa xoolaha ayaa waxaa lagu arkay ciidanka Indhacadde oo inta badan beeneeya in uu ku lug leeyahay dagaalada ka socda Muqdisho , sidoo kale waxaa tekniko fara badan soo gaarsiiyey maxkamada maamulada ka dhisan jubada hoose Goobaale iyo Seerar.

 

 

 

Haddaba dagaaladan dabada dheeraaday ee Muqdisho oo aan ilaa hadda lagu kala guuleeysan aawgood ayaa hogaamiye kooxdeedyadan ka kala yimid Shabelleda hoose iyo Jubada hoose u muuqdaan kuwo ka tanaasulay maamuladii ay xoogga ku heeysteen iyagoo ciidankoodii iyo maalkoodiiba isku keenay Muqdisho.

 

 

 

 

 

Maxamed Cali shirwac

 

Ceelbuurnet

 

Muqdisho

 

Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

^It is already Qabiil based! That's why the Islamic court of Qanyare's clan withdrew its support from the rest of the courts!

 

We all know that, the only one, who has got a big moral dilemma is Qeybdiid himself, who seems somehow reluctant to support his clan but on the other hand, he did not give support to the Warlords, although he is in the Counter-terrorims and Restoration of Peace Alliance!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ka tanaasulay kulahaa! There is a well-trained and obedient placeholder for Kismayo, so no worries there. As for Marka, it’s too close to home, so no worries there either.

 

But don’t let the bad standing of view tarnish the good name of these Islamic courts. They are indeed undertaking a noble project; to get rid off Mogadishu the warlords that ruined it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The battles have yet turned into full clan based, with the exception of Dayniile. Qaynyare highlighted suucessfully that they are are faced by Inda cade, Goobanle, Seeraar and Cayrow who all hapen to be from one sub-clan.

 

The North Mogadishu clans are also starting to rally around the warlords, take into account the SISI battles.

 

The question is can the courts hold together or will they become, Al-Furqan, Chircoole, Ifka-Xalin or clan based courts who wil turn on each other ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

There is a well-trained and obedient placeholder for Kismayo

I'm guessing Hiiraale's men in Kismaayo are the blind, obedient, and subserviant placeholder for the great bogeyman (beesha Guri-Cel) of our Sheikh Xiin, eeh? smile.gif

 

Hal su'aal. Ninyaho maxaad shaar diimeed iskugu qarisaa? By far you are a hypocrite among us. I have always wondered at you're unwavering support for Maxaakiimta when those of your Somali political ideology have long been questioning them 'till I realized your less then noble reasons for support.

 

One question I am bubbling to ask is this:

 

 

They are indeed undertaking a noble project; to get rid off Mogadishu the warlords that ruined it.

Last time I cared to look Goobaale was a warlord in your opinion and so was Seeraar, never mind the infamously legendary Indhacade! How do you reconcile your love for the Maxaakiim and your despise of the warlords in the case of those men. And oh come on my man, it's I HornAfrique, wax aan goosani karayo keen. ;)

 

Seems as though some have taken the enemy of my enemy is my friend to the greatest meaning, literally.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^HornAfriik,

 

I can understand that you love Hiiraale to the degree that you wouldn’t even allow the word warlord used in regard to him. But calling names on your fellow SOLers and questioning their intentions is a poor tactic from your part. It just reveals your juvenile behavior, and you are falling from our eyes so to speak. There is no enigma to crack in what I write on these pages. I mince no words. Let me break it up for you though.

 

Xiin supports the Islamic courts not out of political convenience but out of conviction. I largely think of them as men of faith. They have done a lot of good things. Their fight is mostly for self-defense. If there are some questionable characters amongst them it does not mean their cause is no good, it just means it is another challenge that they face and need to deal with it. I believe they will deal with all the pseudo sheikhs. But today they are fighting in a war that’s imposed on them and don’t expect them to open another front. It’s a logistical impossibility and quite frankly illogical to do so. Get that yaa saaxibii!

 

As for your man Barre, true that he has been behaving as a politician but remember the premise of my objection is still valid. Perhaps you figured I share clan with the old man and incorrectly concluded if he fell in love with the Kismayo thug so Xiin would just do the same. Wrong. To me Barre is in league with Indhacadde, Seeraar, and Goobaale; the robbers of my beloved south. Granted that he is the inmate of the month, but remember that he is still a convict indeed! Get that too.

 

Now incase you misread that pronoun reference ‘they’, it referes to the Islamic courts and not your leader’s friends :D . Get that. OK?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

To me Barre is in league with Indhacadde, Seeraar, and Goobaale; the robbers of my beloved south.

I love this statement. :D I don't know why, but I really do. smile.gif

 

Hiiraale maalinkuu tuug noqdo waa malin aysan diin jidhin. Baroorka orgiga ka weyn iga leexi.

 

Cantarabaqashka kalaad soo shaac bixisayne meel hakaa bixiso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abaadir   

Xiin- Hiiraale waa la naci karaa. Laakiin soo credit kuma laha in uu meesha uu hada ka taliyo aan dadka la iska laynin oo aan madfac lala dhicin. Maraykan lacag waa ka soo qaadan karay. Oo inta uu nin wadaad ah iska qabto wuu geyn karay. Laakiin ma samayn. Raali waxaa uu ka yahay in wadanka uu dawlad yeesho. Hadii aad lee dahay Kismaayo muxuu u joogaa? Kismaayo waa magaalo soomali oo dhan bayna u dhaxaysaa. Hadii qabiil la fiiriyana asaga iyo Moorgan waa isku qabiil. Marka saaxiib in wax la dajiyaa loo baahan yahay.

 

Waxaa kuu soo haray nimankaan wadaadaha ah: Shaki kuma jiro in ay ka fiican yihiin wax ala waxa warlorka ah. Laakiin Ina Daahir Aweyn iyo Sheekh Shariif maxay waligood uga hadli waayeen dadka guryahooda la dagan yahay. Oo hantidooda la haysto. Oo hadana ay ilmo adeeradood haystaa.

 

Soomaalidu waxay ku maahmaadaa: wadaad tali tiisana ku waday

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Abaadir qabyaalad toosa meesha makashaqeysee, inaad shaadh ugalisaa laqaatey.

 

Back to topic, What these people fighting, are thinking? Probably an intresting sport event! even the websites are not using the word "dagaal" rather reporting the victory and loses, no more counting the causalties.

 

So what is next step for the court, will it maintain united front, will they attack other regions too. It seems the court have political goals and motives. if they get their way we probably see another extention land. At least Moqdisho will better of. But I am afraid the court had it is best day, whether somebody come from Kismaanyo or not, they will not add that much power. The warlods only lost few bottles and very much alive.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidammo iyo tikniko ka yimid Kismaayo laguna xoojinayo kuwa Maxkamadaha oo soo gaaray Afgooye

Posted to the Web Jun 03, 10:28

 

 

Afgooye (PP) - Ciidammo iyo tirkino ay wataan oo lagu wado inay gacan siiyaan dhanka Maxkamadaha Islaamiga ah kana yimid Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa xalay soo gaaray duleedka Magaalada Afgooye ee Shabeellada Hoose.

 

Tiknikada ay wataan ciidammadaan oo ka soo ambabaxday magaalada Kismaayo dabayaaqadii toddobaadkii hore ayaa waxay gaaraysaa in ku dhow 20-gawaarida dagaalka ah iyo cidammada la socda oo gaaraya boqollaa askari, waxaana la sheegay inay xoojinayaan kuwa Indho-cadde oo ku sugan deegaanka Carbiska ee degmada Afgooye.

 

Ciidankaan ayaa la sheegay inay isku dayayaan inay awood ku furtaan waddada isku xirta Afgooye iyo Muqdisho oo uu fariisin ka dhigtay Cabdi Qaybdid, waxaana dadka deegaannadaas ku dhaqan ay cabsi weyn ka muujinayaan dagaallo ka dhaca deegaannadooda oo keeni kara qasaare naf iyo maalba leh.

 

Guddoomiyaha Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellada Hoose C/llaahi Xaaji Dhuxulo iyo guddoomiyaha gobolka Shabeellada Hoose Yuusuf Indho-cadde oo labaduba ka soo jeeda beesha uu ka soo jeedo Xasan Daahir Aweys ayaa daboolka ka qaaday in xoog lagu furayo waddadaas haddii Cabdi Qaybdid uu diido waawaanta ay waddaan guddiyada Habar-gidir ee Muqdisho ku sugan.

 

Arrintaan ayaa waxay cabsi weyn ku abuuray guud ahaan dadweynaha ku dhaqan Gobollada Banaadir iyo Shabeellada Hoose, waxaana dhanka kale Cabdi Qaybdiid uu sheegay inay gacan bir ah kala hortegi doonaan cid walba oo isku dayda inay ku soo duusho fariisimahooda waddada isku xirta Afgooye iyo Muqdisho.

 

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

E-mial: puntlandpostmog@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this