Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Al Shabaab Clan militia take over most sites, Sharif Ahmed lags behind

Recommended Posts

Kooxdii SH. Shariif oo ku guuldareysatay inay la wareegaan saldhigyadii ay baneeyeen ciidamada Itoobiya

Posted to the MOL January 15, 2009, 12:41 pm

 

 

Kooxda Asmara ee garabka Jabuuti ee uu hogaamiyo Sh. Shariif hoeryna u sheegay inay la wareegi doonaan goobaha ay baneeyaan ciidamada Itoobiya ayaa waxaa soo shaac baxday inaysan wax awood ah ku lahayn magaalada Muqdishu ka dib markii ay ku guuldareysteen inay si rasmi ah ula wareegaan saldhigyadii ay baneeyeen ciidamada Itoobiya oo qaybtii u dambeysay ay maanta Muqdishu isaga baxeen.

 

 

Wararka aan helayno ayaa sheegaya in 6 saldhig oo ay baneeyeen ciidamada Itoobiya ay intooda badan la kala wareegeen xoogaga alshabaab iyo maleeshiyo beeleedyo ka tirsan maxkamdaha Islaamiga oo uu hogaaminayo Yuusuf Indhacado oo ka mid ahaa dagaal oogayaashii aad looga necbaa magaalada Muqdishu. Ciimada dowlada KMG ah iyo kuwa AMISOM ayaa isku uruursaday xurunta madaxtooyada illaa iyo garoonka diyaaradaha.

 

 

Isbadalka ka dhacay maanta magaalada Muqdishu ayaa wuxuu soo dedajinayaa inay meesha ka baxaan xulufadii Sh. Shariif iyo Nuur Cadde oo ahaa raysalwasaarihii hore dowlada KMG ah ee shaqada laga ceyriyay intii uusan iscasilan madaxweynihii hore ee dowlada KMG ah.

 

 

Warar xasaasi ah oo aan Jabuuti ka helayno ayaa sheegaya in Nuur CAdde iyo Sh. Shariif wadaan qorshe ay ku sameynayaan waxay ugu yeereen dowlad loo dhan yahay iyagoo sameyn doono xildhibaano cusub oo ka kala imaan doona taageerayaashooda. Waxaana wararku intaas ku darayaan in fulinta qorshahaas oo uu ka horyimid gudoomiyaha baarlamaanka Aadan Madoobe ay haatan si toosa uga socoto magaalada Jabuuti. Kooxda Sh. Shariif oo adeegsanaya shaqsiyaad ku jiray dowlada KMG ah oo uu ugu horeeyo Nuur Cadde ayaa doonaya inay iyagu isku koobaan awood qaybsiga dalka. Arintaan oo soo dadajin karaysa dagaal ka dhex qarxa kooxaha hubeysan ee ku sugan magaalada Muqdishu kuwaas oo horey ugu mideysnaa la dagaalanka ciidamada Itoobiya ee wadanka qabsaday.

 

 

 

 

 

Mudugonline.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

loool...it never stops...I have never seen someone with a such a hatred...why everything aad Muqdisho ka sheegtaa u noqdaan xumaan oo aad weliba BEEN u buunbuunisaa intaad afka ubur ka sii deysid? And haddii xumaan ka dhacdo tuulooyinka Gobollada Bari aad uga dhigtaa inay dhacday arrin fiican oo aad u difaacdaa una bedeshaa adigoo inkiraya runta? Mar aad dagaal ooge, qabiiliisteyaal, burcad badeed iyo wax ma garato ku sheegto, Jeneraal ku soo qaatay darajadiisa SSDF, Dr ka soo baxay Jaamacadaha Shimbiraale iyo dhiigyacabyo aad isimmo ku sheegto.

 

I beleieve there are MANY educated, peace loving, patriotic Somalis in gobollada Bari amaba degaannadaas ka soo jeeda like any other place in Somalia but those ones adiga kuuma cuntamaan mana u jeeddid waayo sidaada qabyaalad ma jecla, ummadahana kuma duulaan, Itoobiyaanna dadkooda kuma soo hoggaamiyaan, midnimada Soomaaliyeed ayeyna jecel yihiin rather than kursi adeerkaa xoog, xatooyo, Itoobiyaan adeegsi ku helay.

 

Ma haddaad intaad weysey wax xumaan ah oo ay qorayaan website-yada koofurta ee qaarkood goobjoog ka yihiin goobahan ay wararka ka soo tebinayaan iyo kuwo kale oo dalka meelihiisa kala duwan ku yaallaba noo keentay Websites aad adigu allifatey iyo kuwo been ah oo khuraafaad qoraya?

 

Ilaahoow na caafi!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Oh my it’s the hater, adeer this is the news as it is and not something I wrote or personalized. Why would you bring the states of the North East into it if you don’t have a deep seated hatred?

 

Who took over the bases, Ahlu Clan, Al Shabaab, Sharif Ahmed maybe you know?

 

Do update us and stop the crocodile tears you do not have a clue what’s going on.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer amiin, we all need the lords mercy and forgiveness.

 

Now on the topic as you know I deal with facts.

Here is the governor of Bandir complaining that th Djibouti agreement has been broken by the armed opposition he states it is a lie.

 

source

 

But you have facts to disputes this?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maamulka Gobolka Banaadir: Heshiiskii Jabuuti waa mid aan Shaqeyn

 

Thursday, January 15th, 2009 at 9:13 pm

Horseed Media

Muqdishu, Somalia

 

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Cusman Dhagaxtuur oo maantay shir jaraa’id ku qabtay Caasimadda muqdishu aya waxa uu kaga hadlay arimo fara badan oo ay ugu weyn tahay Bixitaanka Ciidanka Ethiopia Muqdishu.

 

Mr. Dhagatuur waxa uu meesha ka saaray in uu miro dhalay heshiiskii Jabuuti isaga oo sheegay in taasi ay ay cadeyn utahay Kooxaha qabsaday Xarumaha ay ka guureen Ciidamada Dowlada Ethiopia ee Caasimadda Muqdishu kuwaas oo uu sheegay in markii hore lagu balamay.

 

in Xarumaha ay ka guuraan Ciidmada dowlada Ethiopia si wada jir ah ay u degaan Ciidamo isku dhaf ah kuwaas oo kala ah Ciidamada Dowlada KMG ah, Ciidmo ka tirsan Ururka Dib u xoreynta iyo weliba Ciidamada Nabad ilaalinta ee AMISOM.

 

Hase yeeshee waxa uu ku daray goobihii ay ka baxeen Ciidamada Dowlada Ethiopia ay la wareegeen Ciidamo aan la aqoon sida uu hadalka u dhigay kuwaas oo aan heshiiska Jabuuti qeyb ka aheyn, isaga oona Beesha caalamka ugu baaqay in ay soo farageliyeen wax ka socda Muqdishu.

 

Hadalka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Dhagax tuur ayaa waxa uu ku soo beegmay iyadoo maalmihii ugu dambeeyay goobaha ay ka baxaan Ciidamada Ethiopia ay qabsanayeen Kooxo ka tirsan Maxkamadaha garabka Asmara.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

loool...gov of Benadir...I wish I could remove him...The guy is NOTHING but a warlord LIKE YOU who sees nothing but INDHACADDE oo ah another Major Warlord oo qabsanaya dhulal oo aan dan ka lahayn in Soomaaliya nabad gaarto. Waxa uu rabo inuu heshiiskii dhan ee umaddu gaartey oo mirihiisii qaar la guranayo u burburinayo waa intaas, teeda kale who knows danaha kale ee uu leeyahay? Waan arkaynaa xaal halkuu ku dhammaado.

 

I always said it and I wanna say it again, Indhacadde is nothing but a warlord...he is a major contributer and marmarsiiyaha Itoobiya noo keenay isaga iyo adeerkaa Yey, he wants to recupture Sh. Hoose again. This is wrong and one day he will regret this and the time will come that he is ousted of Somali Political arena like Yey was.

 

I AM SORRY BUT I AM NOT LIKE YOU RUNTANA MA QARIYO. ADIGA HADDII WARLORD JOOGA GOBOLLADA BARI LAGA HADLO WAXAAD DHIHI LAHAYD WAA MUJAAHID ILKACASE...LOL

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adeer what on earth are you talking about. The facts are IndaCade is back with a bang, and so are other groups. His child soldiers with the Al Shabaab fightesr have taken over most of the capital. This you don’t dispute, but then you rant about Bari and other things. I know you have no real agenda other to chase around a certain individual and region. Also you don’t know me lad, just because we were in the same location and shook hands don’t mean you are familiar.

 

Also you don’t have sufficient understanding of the issues, the facts on the ground are that competing forces are grabing large areas in the capital including the man you rightly noted is a major warlord. This man the mayor is a close friend of Nur Cade and hence his concerns must have been noted by the architects of this plan and by Sharif Ahmed.

 

As for the other comments, you have seen how Puntland’s elections were completed, you can deny it all you want that state has moved on.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by General Duke:

I know you have no real agenda other to chase around a certain individual and region. Also you don’t know me lad, just because we were in the same location and shook hands don’t mean you are familiar.

 

Also you don’t have sufficient understanding of the issues, the facts on the ground are that competing forces are grabing large areas in the capital including the man you rightly noted is a major warlord. This man the mayor is a close friend of Nur Cade and hence his concerns must have been noted by the architects of this plan and by Sharif Ahmed.

 

lol...It took you how long?...to say that I don't know you...lol...intaas maka fekereysey? Although aysan wax macne ah ku fadhin aqoontaada, I know you in igu filan ee all said to you was boorka ha isku qarin oo qof ku yaqaan la iskagama dhigo wax aadan ahayn...how many times baan iska celiyey intaan damcay inaan runta kaaga dhifto wejiga in order not reveal to others here your personal stuff...

 

 

Originally posted by General Duke:

 

As for the other comments, you have seen how Puntland’s elections were completed, you can deny it all you want that state has moved on.

 

Gobollada Bari waa dhul sharaf leh oo ka mid ah Soomaaliya unlike you I don't hate dadka dega or gobolka laftiisa I support horumarka gobolladaas iyo wax kasta oo wanaag ah oo ka dhaca, waanse ka soo horjeedaa qabqableyaasha adiga oo kale ah iyo kuwaad durbaanka u tunto oo dadka maskaxda ka haysta

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool. Adeer you are amusing only yourself as I have said, you don’t know me, you can claim all you like and pretend we grew up together or that we were in the same class at college or Uni, but again that’s the delusional realm some folks inhabit. :D

 

Adeer your hate for Puntland [you can’t even say the name] is evident, Bari is just one region of the state, thus your constant referencing to it highlights where you stand.

 

My advice to you is open your eyes, and try to help the people you claim you are defending, starting with understanding the core problems facing them. Its time you took responsibility for these regions instead of blaming Puntland and its leaders.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

loool.....waad ku khafiiftay knowing you macne weyn ma samaynayso...I am glad I do know you cause haddii aad SOL keliya soo geli lahayd oo keliya it would be hard just to judge you based on this, but now it is much more easier for me and may be others who might also know you here...there were many times aad wax aan jirin ka hadashay...and I had an evidence to bring forward to proof you wrong...but Unlike you caqligeyga ayaa i celiyey waayo I did not want to bring personal stuff here...

 

marka intaad iska deysid haku khafiifin u don't know me oo yeysan xanuun kugu noqonine dadkaaga dhinac ka raac.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adeer Abwan, you are a weak fellow much weaker than the other fella who I know who prances here at times.

 

Having a socially magnetic personality and calm demeanor might confuse some weak minded folks for familiarity, this was a problem I used to get with females its strange that a dude would claim to know someone they do not :D:D , anyhow what I do know and will say to your face if I ever do see you is that you sir are a Puntland hater and blaming the people of that state for the idiotic decision of your leaders does not hold water.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mogadishu: Al Shabaab & Clan militia take over most sites,
Sharif Ahmed lags behind

LMA0@lags behind. L0L,Duke,I have always to quote his excellency GW Bush "misunderestimated" you. The subliminal message is just,awesome!! smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this