Sign in to follow this  
kyz

AROOS KII HORE IYO AROOSKA DANBE

Recommended Posts

kyz   

arooskii hore markii gabadha lasoo dooni jiray xoolo badan ayaa laga bixin jiray sida Geel IWM manta arooskaas waa isbadalay hada aad ayee u yartahay in gabar xolo lagabixiyo iskadaa xolo lagabixiyeeh maba ogaan kartid goor la isguursaday marka qof walbo fikirkaaga kadiibo

MA arooskii hore ayaa loo noqdaah ama kan hada socoda ayaa lajaan qaadnaah arooska hada socda waxaa lagu yeeraah ( hooyo iyo aabe iga qari)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Indhoos   

Originally posted by *Buuxo*:

^hehe.And if he gets the Geel for free from an Australian desert,does that count?

We will take the effort into consideration, then get a lovely amazonian for him, Wild geel, Wild Gal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cabdow   

:D @ hooyo iyo aabe iga qari!!

 

Waxay ila tahay, whatever labada qof isku af gartaan (whether 100 halaad or 5* hotel) in lala jaan qaado, dadkan kale ee danaha gaarka watana laga saaro equationka smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

isdoonis waa howl culus , reero intaan agfariisto mayaan oran karaa gabar halla isiiyo, waxaa ila fiican inaan gabadha isbarataan dabeedna meelahaaas wadaad tusbax buur ah oo ku takhakhusay cilmiga meherka aad meelahaaas ka raadsataan simply saas bayba ku dhamaaatay maxaa baryada keenay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Daaradonle:

isdoonis waa howl culus , reero intaan agfariisto mayaan oran karaa gabar halla isiiyo, waxaa ila fiican inaan gabadha isbarataan dabeedna meelahaaas wadaad tusbax buur ah oo ku takhakhusay cilmiga meherka aad meelahaaas ka raadsataan simply saas bayba ku dhamaaatay maxaa baryada keenay

Cajaa'ib. Kuya"reer intaan agfariisto miyaan oran karaa gabar halla isiiyo". Oo maxaa ku jaban hadaad tidhaahdo, maxaad se kaloo odhan laheyd? I very much like an prefer the old ways. Ninka inuu si sharafleh reerka gabadha uyimaado isaga iyo tolkiisa ayna weydiistaan gabadha. This whole luuq iska raadsi iyo sheekh aan soo wadano doesn't fly with me. Geed si fudud loo koro, si fudud aa looga soo dagaa. Dhaqan iyo hibaanu leynahay, they are not perfect but good enough.

 

Marka cheapnimada iska daaya niman yahow oo gabdhaha u quura 100ka halaad, beerka caaro idin goyn weydaye smile.gif . Which isn't much if you think about it, one camel is $100 to $140 in Somalia now. Basically 100ka halaad waa $10,000 or so...ma intasaa wax ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^

 

$100 to $140 in Somalia now

Absoluletly WRONG walaal, sidaas ma ahan, walaal ma geela Soomaaliya ayaan ka hadleena mise geela Mongolia iyo Sacuudiga ee gaagaaban, geela Soomaaliya qiimihiisa 200 oo doollar xataa ma ahan, sadex ma ahan, afar ma ahan, shan ma ahan, kan ugu raqiisan ayaad ku heleesaa 600 oo doollarka ameerikaanka ah, waana geela la iibsan karo ee nool ee caafimaad qabo, kaad tiri 100 doollar baa lagala baxaa waaba meyd aan dhiman!

Share this post


Link to post
Share on other sites

nuune,

I doubt it's 600 American dollars for one camel in Somali, more like half a dozen. The reason why I know it's about $100-140 is because my mother's cousin called the other day from back home and he said, hal geel ah oo ay dariska laayihiin baa ku dhimatay oodo aan gubayey dabkoodii. Marka halshii magtaada oo ah about $140 ayaa la rabaaye ii soo dira lacagtaada.lol I am not sure how big/small or health it was but that's how much he said it costs.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this